|
Wararka
-
Daawo: Guddoomiye Cirro Oo Shirkadda Garanacsi Ee Xukuumaddu Imaaraadka Ka Gurtay Ku Tilmaamay Tuugo Sharciyeysan Kuna Baaqay Inay Iscasilaan Masuuliyiin Xukuumadda Muuse Biixi Ka Tirsani
Hargeysa(GLN):-Gudoomiye xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in shirkadda maalgashiga ee xukuumadda Muuse Biixi sheegtay inay dibadda ka fureen ay tahay tuugo sharciyeysan oo...
Monday, February 12, 2018
-
Daawo: Xisbiga UCID Oo Walaac ka Muujiyey Shirkadda Ganacsi Ee Xukuumaddu Sheegay in ay Dibada ka Furtay
Hargeysa(GLN): Halkan ka daawada xisbiga UCID ayaa walaac ka muujiyey shirkadda ganacsi ee xukuumadda Somaliland sheegay in dibada ka furtay.
https://www.youtube.com/watch?v=SejEc9M4ERk
Gacanlibaaxnews.com
News Desk....
Monday, February 12, 2018
-
Daawo: Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Sheegay In Mashruucii Biyaha Xubo Weyne Uu Fashilmay
Hargeysa(GLN):-Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleeban Cali Koore ayaan Maanta Markii Ugu Horeysay Sheegay In Mashruucii Biyaha Xubo Weyne Ee Casimada Hargeysa Uu Fashilmay.
https://www.youtube.com/watch?v=ji2jMtRSEFo
...
Monday, February 12, 2018
-
Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Shaqaalihiisa Ka Mamnuucay In Ay Warbaahinta La Hadlaan
Hargeysa (GN):- Wasiirka horumarinta Caafimaadka Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf, ayaa shaqaalaha wasaaradiisa dul dhigay amar ah inaanay saxaafadda la hadli karin iyagoon amar ka haysan isaga.
Dr. Xasan, ayaa qoraal uu shaqaalaha w...
Sunday, February 11, 2018
-
Daawo Wasiirka Wasaarada Deegaanka Somaliland Ka Warbixisay Gaadhi Diin Sida Oo La Soo Qabtay.
Hargeysa(GLN);- Wasiirka Wasaarada Deegaanka Somaliland Oo Ka Warbixisay Gaadhi Diin Sida Oo La Soo Qabtay.
https://www.youtube.com/watch?v=KT7MogNxR0o&pbjreload=10...
Sunday, February 11, 2018
-
Daawo: wasiirka Wasaarada Beeraha somaliland oo Kulan La Qaatay Haydaha ay wada Shaqaynta leeyihiin.
Hargeysa(GLN);- wasiirka Wasaarada Horum Marinta Beeraha somaliland oo Maanta Kulan La Qaatay Haydaha ay wada Shaqaynta leeyihiinta Leeyihiin Wasaarada Beeraha.
https://www.youtube.com/watch?v=gghuvKg3K-Q...
Sunday, February 11, 2018
-
Daawo Maayarka Caasimadda Hargeysa Oo Dhagax Dhigay Wado Laami ah.
https://www.youtube.com/watch?v=SpHcvwiuZqI...
Saturday, February 10, 2018
-
Bad Baadinta Hantida Saaran Doonta Ku Soo Caariday Xeebta Boosaaso Oo Meel Wanagsan Maraysa
Bad Baadinta Hantida Saaran Doonta Ku Soo Caariday Xeebta Boosaaso Oo Meel Wanagsan Maraysa
https://www.youtube.com/watch?v=6wiDXvwDHfQ...
Saturday, February 10, 2018
-
Daawo Xukumada Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadashey Shirkad La Sheegay In Imaraadka Uu Ka Furtey Amb Baashe Cawil.
Hargeysa(GLN);-Wasiirka Arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa
waxaa uu ka hadley shirkad lagu magacaabo ‘Somaliland Investment Company’ oo la sheegay in dawlada imaaradka uu ka furtey safiirkii Somaliland ee da...
Saturday, February 10, 2018
-
Daawo Hay,ada xuquuqul insaanka Madaxbanaan Ee Somaliland Oo Falaqaysay Xeerka Ciidanka Booliska Somaliland.
Hargeysa(GLN);-Xarunta Hay,ada xuquuqul insaanka Madaxbanaan Ee Somaliland Oo Falaqaysay Xeerka Ciidanka Booliska Somaliland oo ay dhawan Ansixiyeen Xildhibaanada Golaha Wakiilada.
https://www.youtube.com/watch?v=IAFWcr4Poxk...
Saturday, February 10, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
-
Waa Maxay Wax Tarka Malabku ? WQ: Abshir Maxamuud Maxamed
Malabka taariikh ahaan waxaa la sheegaa in la isticmaali jiray muddo 3000 (saddex kun) oo sano Nabi...
Tuesday, May 5, 2026
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
𝐂𝐀𝐒𝐇𝐀𝐑 baa la inoo dhigay an ku 𝐂𝐈𝐁𝐑𝐎 𝐐𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍𝐎. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧” 𝙌𝙖𝙡𝙞𝙣𝙠𝙞𝙞: 𝙈𝙖𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 𝙔𝙪𝙪𝙨𝙪𝙛 𝘽𝙞𝙙𝙝𝙞𝙞𝙙𝙝 𝘽𝙖𝙙𝙙𝙖.
"𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚'𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚'𝐚...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayâ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
“Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
“Rabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari la’yahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu go’aansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
“Ninku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec – 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: ‘Taariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|