|
Wararka
-
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Magalada Qaahira kula kulmay Cabdi qaasim Salaad Xasan.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo boqoasho rasmi ah ku jooga magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Dr. C/qaasim Salaad Xasan.
Kulanka ayaa ahaa mid ay uga wada hadle...
Monday, August 21, 2017
-
Dowladda Kenya oo ku dhawaaqday inay duqeymo ka bilaabeyso keymaha Boni Ee ka tirsan ismaamulka goboleedka Lamu.
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay duqeymo ka bilaabeyso keymaha Boni ee ka tirsan ismaamulka goboleedka Lamu, halkaasoo dagaalyahano ka tirsna Al-Shabaab ay saldhig u tahay.
Taliyaha Howl galka Kenya Boni Joseph Kanyiri ay...
Monday, August 21, 2017
-
Daawo Wasiiru Dawlaha Gaashaandhiga Somaliland Oo ka Hadlay Xaalada Deegaanka Buuhoodle Fariina U Diray Maamulka Puntland
Daawo Wasiiru Dawlaha Gaashaandhiga Somaliland Oo ka Hadlay Xaalada Deegaanka Buuhoodle Fariina U Diray Maamulka Puntland
https://www.youtube.com/watch?v=YYCTqo-uyy8...
Monday, August 21, 2017
-
Daawo Gudida Abwaanadda Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay ka Hadlay Fal Uu Dhawaan Kula Kacay Guddoomiye Baashe Maxamed Faraax.
Daawo Gudida Abwaanadda Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay ka Hadlay ย Fal Uu Dhawaan Kula Kacay Guddoomiye Baashe Maxamed Faraax.
https://www.youtube.com/watch?v=nXNu-cv2VnE...
Monday, August 21, 2017
-
Daawo Masuul ka Tirsana Gudidii Wad Hadalada Somaliland iyo Maamulka Khaatumo Oo Iscasilay.
Daawo Masuul ka Tirsana Gudidii Wad Hadalada Somaliland iyo ย Maamulka Khaatumo Oo Iscasilay.
https://www.youtube.com/watch?v=a8EyKxZCVY8...
Monday, August 21, 2017
-
Daawo Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Oo ka Warbixiyey Socodalkii Gudoomiye Muuse Biixi Ku Tagay Deegaanada Bariga Somaliland.
Daawo Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Oo ka Warbixiyey ย Socodalkii Gudoomiye Muuse Biixi Ku Tagay Deegaanada Bariga Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=bsklH99SsT4...
Monday, August 21, 2017
-
Dawlada Qatar Oo Ka Hadashay Go’aankii Sacuudigu Xuduuda Ugu Furay Xujeyda Dalkeeda.
Labada dhinac, ayaa waxaa horaantii bishii June soo kala dhex gashay xiisad siyaasadeed, ka dib markii Sacuudiga uu
Dowladda Qatar, ayaa waxay si diiran u soo dhaweysay go'aankii ka soo yeeray Sacuudiga, ee ku aadan...
Saturday, August 19, 2017
-
Booliska Dalka ย Spain oo baadigoobo Ugu Jira ninkii ka dambeeyay weerarkii Barcelona.
Booliska dalka Spain ayaa baadigoob xooggan ku yahay ninka looga shakisan yahay inuu ka dmabeeyay weerarkii Barcelona ee khamiistii la soo dhaafay.
Ninka la baadigoobayo ayaa lagu magacaabaa Yoonis Abuu Yacquub, kaasoo sawirkii...
Saturday, August 19, 2017
-
Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Maanta Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magalada Hargeysa kana Warbixiyey Socdaalkiisii Gobolada Bariga Somaliland.
Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Maanta Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magalada Hargeysa kana Warbixiyey Socdaalkiisii Gobolada Bariga Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=AHIpYpNKI9g...
Saturday, August 19, 2017
-
Nin Toori ku hubeysan oo dad ku dilay magaalo ku taal dalka Finland
Ugu yaraan labo ruux ayaa la dilay, lix kalena waa ka dhaawacay, kaddib markii nin ku hubeysnaa toorey uu dadkan ku weeraray magaalada Turku ee Koofur galbeed Finland.
Booliska ayaa daqiiqad gudahood goobta ku gaaray, iyagoo to...
Saturday, August 19, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
-
๐๐๐๐๐๐ baa la inoo dhigay an ku ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ:ย Musharax Axmed Maxโed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. โKuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
More Wararka
|