|
Wararka
-
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Xaaladda Laascnood
Taliyaha ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa sheegay in ciidanka qaranku gacanta ku hayaan xaaladda nabadda Laascaanood, isla markaa na waxa uu intaa raaciyey in ay iyagu gaaradada ...
Tuesday, January 24, 2023
-
Burco: Hooyo Agoon Haysata Oo Baahi Darani Haysay Oo $50,000 Lagu Wareejiyey
Waxa ay ahayd hooyo iyada iyo carruurteeda oo goon ah ay ku noolaayeen nolol adag iyo duruuf qallafsan, oo xilliyaga qaar ku kallifi jirtay in ay qashinka ka raadsadaan wax ay cunaan. Waxa ay urursan jireen biraha, si ay ...
Tuesday, January 24, 2023
-
Baxsan Colujoog Oo Casuumad U Samaysay Xulka Horyaalka Noqday Ee Gobolka Daadmadheedh
Baxsan Axmed Diiye "Baxsan Colujoog", oo ka mid ah ganacsata Oodweyne, ayaa casuumad ku maamuustay xulka gobolka Daadmadheedh, ee ku guulaystay koobkii kubadda cagta ee gobollada Jamhuuriyadda Somaliland.
https://youtu.be/A10...
Wednesday, November 18, 2020
-
Gobolka Daadmadheedh Oo Ku Guulaystay Koobkii Gobollada Somaliland
Xulka gobolka Daadmadheedh, ayaa hantiyey koobkii tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee gobollada Jamhuuriyadda Somaliland, ka dib markii ay afka ciidda u dareen xulka gobolka Maroodijeex, oo ciyaar kululi ku dhex martay garoonka k...
Monday, November 16, 2020
-
Hargeysa: Guddida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyey Mashaariic Badan Oo Lagu Tartami Doono
Mashaariicda la shaaciyey oo ah 26 dugsi oo laga dhisi doono gobollada Somaliland, ayaa shirkadaha dhisi doona, waxa loo qaban doona tartar lagu ka la xuli doono, oo ay qabanayso Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland.
http...
Tuesday, November 10, 2020
-
USA: Maxkamad Xukuntay Ku Riday Wiil Nafta Ka Jaray Oday Soomaali ah
Nin Soomaali ah oo da'diisu tahay 24 jir ku na nool Maraykanka, ayaa maxkamadi waxay ku xukuntay 13 sano oo xadhig ah, ka dib markii uu feedh ku dilay oday Soomaali ah oo da'diisu tahay 75 jir, oo ay bas la wada socdeen.
http...
Monday, November 9, 2020
-
Abiy Axmed Oo Hadkay Dagaalka Uu Hormoodka Ka Yahay Ee Eriteriya Lagu Qaaday
Raysulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, ayaa faahfaahin ka bixiyey sababta ay ka fursadweyday in uu dagaal ku qaado Tigreega, oo uu ku eedeeyey in ay ka la dhantaalayaan midnimada dawladda federaalka Itoobiya.
https://www.youtub...
Monday, November 9, 2020
-
Joe Biden Oo Ku Guulaystay Doorashadii Maraykanka
Joe Biden ayaa ka guulaystay Donal Trump, oo tartan doorasho madaxweynenimo oo xasaasi ahi dhex martay. Waxa uu noqonayaa na Madaxweynihii 46aad ee dadweynaha Maraykanku doortaan.
https://youtu.be/ANP_SC3yEFw
Gacanlibaaxn...
Saturday, November 7, 2020
-
Qoraaga Buuga “Doolaal” Oo Ka Warramay Sababta Uu Buugga U Qoray
Qoraa Maxamed Yuusuf Bidhiidh "Badda", ayaa ka warramay sababta uu qoray buugga Doolaal, oo uu dhawaan ku soo bandhigay Hargeysa. Waxa uu sheegay in buuggu ka hadlayo noloshiisa iyo waayihii uu soo maray. Waxa uu sidan ku faahfaa...
Friday, November 6, 2020
-
Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Oo Taageeray In Tigreega Gacanta Lagu Qabto
Madaxweynaha dawladda deegaanka Soomaalida Md. Mustafe Maxamed Cumar, ayaa taageeray hadal uu jeediyey raysalwasaaraha Itoobiya, oo shaaciyey in awood ciidan loo adeegsan doono Tigreega, oo ku hammiyaya in ay Itoobiya ka go'aan.
...
Thursday, November 5, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiโDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
๐๐๐๐๐๐ baa la inoo dhigay an ku ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|