|
Wararka
-
War Deg Deg ah;Dab ka kacay suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho
Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha ayaa qeybo kamid ah goordhow uu dab ka kacay iyadoo halkaa ay gaareen kooxaha dabdamiska si loo damiyo dabkan.
Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in dabkan uu ka kacay qeybta maacuu...
Thursday, April 20, 2017
-
Xukumada Turkiga oo Soomaaliya ugu deeqday malaayiin dollar lagu kabayo Miisaaniyadda.
Dowladda Turkiga ayaa ugu deeqday dowladda Soomaaliya lacag gaareysa 8-milyan oo dollar, taasoo lagu kabayo Miisaaniyadda dowladda.
War lagu qoray Bogga Facebook ee Safaaradda Turkiga ee Muqdisho ayaa lagu sheegay in ...
Thursday, April 20, 2017
-
Khasaare Ka Dhashay Iska Hor-imaad Dhex-maray Ciidanka Qaranka Iyo Maleeshiyo Beeleed Hubaysan
Wararka laga helaayo magaalada Laacaannood ee xarunta gobolka SOOL, ayaa sheegaaya in Saddex ruux ay ku dhinteenย iska hor imaad dhex-maray Maleeshiyo beeleed hubaysan iyo Ciidanka qaranka Somaliland.
Iska hor imaa...
Thursday, April 20, 2017
-
Maxkamada Sare Ee Dalka Pakistan Oo Sheegtay In Cadaymo Loo Waayey Eedaymo Xilka Lagaga Qaadi Lahaa Madaxweyne Nawaz Sharif
Maxkamada sare ee dalka Pakistan ayaa shaacisay in aysan cadaymo ku filan u haynin eedaymo musuqmaasuq oo xilka laga qaadi karo raisalwasaare Nawaz Sharif.
Taas badalkeedana waxay maxkamaddu amartay in baaritaano dh...
Thursday, April 20, 2017
-
Madaxtooyadda Somaliland Oo Ka Hadashay Mooshin Ka Dhan Ah Saldhiga Milatari Ee Berbera Oo Baarlamaanka Soomaaliya Lagu Soo Hadal Qaaday
Wasiir Ku Xigeenka Madaxtooyadda Somaliland Axmed Xaashi ayaa ka hadlay mooshin ay damacsan yihiin Baarlamaanka Soomaaliya in laga keeno Saldhiga Milatari ee ay Somalilland ka siisay imaaraadka carabta.
Wasiir Axmed...
Thursday, April 20, 2017
-
Xukumada Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadashay Heshiiska Duulimaadka Ee Dhex Maray Soomaaliya Kenya.
Wasiirka Duulista Hawadda Somaliland Farxaan Aadan Haybe ayaa ka hadlay heshiiska dhawaan dhex maray labada madaxweyne ee Soomaaliya iyo Kenya, kuwaas oo ku heshiiyay in duulimaadyadii ka iman jiray magaaladda Muqdisho ee lagu...
Thursday, April 20, 2017
-
Daawo: Safiirka Somaliland U Jooga Jabuuti Oo Ka Qayb Galay Madal Lagu Soo Dhaweeyay Madaxweyne Paul Kagame
Daawo: Safiirka Somaliland U Jooga Jabuuti Oo Ka Qayb Galay Madal Lagu Soo Dhaweeyay Madaxweyne Paul Kagame
https://www.youtube.com/watch?v=AMnMmyKaJKo...
Thursday, April 20, 2017
-
Al Shabaab Oo Deegaanada Ay Ka Taliso Ka Mamnuucay Waxbarashada Aan Islaamiga Ahayn
Malayshiyada Al Shabaab ayaa waalidka Soomaalida uga digay in ay carruurta ku daraan Iskuullada iyo Jaamacadaha aan Islaamiga ahayn.
Afhayeenka Al shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo soo duubay cajal 26 daqiiqo...
Thursday, April 20, 2017
-
DIYAARADO DAGAAL OO DUQEEYAY DEGMADA CEEL-WAAQ EE GOBOLKA GADO
Diyaarado dagaal ayaa lagu soo waramayaa in xalay duqeyn ay ka geysteen degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gado ee koonfurta Soomaaliya.
Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in diyaaradaha duqeynta fuliyay ay ahaayeen kuwa dowladd...
Thursday, April 20, 2017
-
Suldaan Ka Mid Ah Madax Dhaqameedka Somaliland Oo Madaxtooyada Ka Difaacay Eedaymo Uga Yimid Waddani
Suldaan Ka Mid Ah Madax Dhaqameedka Somaliland Oo Madaxtooyada Ka Difaacay Eedaymo Uga Yimid Waddani
https://www.youtube.com/watch?v=9Wgwq7Qj2hc...
Wednesday, April 19, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiโDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
๐๐๐๐๐๐ baa la inoo dhigay an ku ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
More Wararka
|