|
Wararka
-
Hoggaamiye ka tirsan Kooxda Al-Qaacida oo lagu dilay Afghanistan
Hoggaamiye ka tirsan Al-Qaacida ayaa lagu dilay weerar ay fulisay diyaarad Drone ah waqooyi bari dalka Afghanistan, sida ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Mareykanka.
Farouq al-Qahtani, ayaa ahaa nin la bartilmaameedsaday, kaa...
Thursday, October 27, 2016
-
Carruur ku sugan xerada Calais oo aanan haysan meel ay seexdaan
Dhowr boqol oo qof oo muhaajiriin ah ayaa weli ku harsan xerada 'Juungalka' ee Calais, sida ay ku soo warramayaan weriyayaasha BBCda ee ku sugan goobta, inkastoo saraakiisha Faransiiska ay ku andacoonayaan in xeradu ay haatan faar...
Thursday, October 27, 2016
-
Dibadbaxyo iyo Rabshado ka Dhan ah Madaxweyne Maduro Oo Ka Dhacay Dalka Venezuela.
Hal askari oo boolis ah ayaa toogasho lagu dilay tobaneeyo qof oo kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo intii ay socdeen dibadbaxyo ka dhan ah dowladda oo ka dhacay dalka Venezuela.
Ugu yaraan 20 qof ayaa lagu dhaawacay dibedbaxyo do...
Thursday, October 27, 2016
-
Dhulgariir Cusul Oo Ku Dhuftay Waddanka Talyaaniga.
Laba dhulgariir oo culus ayaa waxa ay ku dhufteen badhtamaha waddanka Talyaaniga, xudunta dhulgariirkuna waxay ahayd magaalada Macerata ee gobolka Marche.
Dhulgariirkan ugu dambeeyay ayaa dhacay laba bilood uun kaddib markii dhul...
Thursday, October 27, 2016
-
Xogo Murugo Leh: Xagee Laga Keenaa Timaha Foojaraiga ah? (Xogta Dahsoon)
Timaha Foojariga ah ee ay xidhaan xidigaha fanka iyo dad kale oo badaniba waxay xiligan marayaan qiimo u dhigma 1000 Giniga istaraliinigaย ah waxana laga sameeyaa timaha caadiga ah ee dadka iyadoo midabo kala duwana loo nashqadee...
Thursday, October 27, 2016
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Beesha Caalamka Qaylo Dhaan U Diray Iyo Kulan Uu La Qaatay Guddiga Heer Qaran Ee Abaaraha +Sawiro
Madaxweynaha Somaliland ayaa shalay kulan la qaatay guddiga heer qaran ee abaaraha, kulankaasi oo ka dhacay xarunta qasriga madaxtooyadda waxaana xooga lagu saaray sidii guddiga heer qaran ee abaaruhu ugu gurman lahaayeen dadka iy...
Wednesday, October 26, 2016
-
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Taliyihii Hore ee Madaxtooyada
Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi isaga oo ku hadlaya afka Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, garabyada xisbiga, laamaha gudaha iyo diba...
Wednesday, October 26, 2016
-
Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Faysal Kaamil
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, iyo kan shacabka Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, Ciidamada kala duwan ee qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, gaa...
Wednesday, October 26, 2016
-
Daawo;Shirkada Isgaadhsiinta Telesom Oo Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Ku Wareejisay Qalab Warbaahineed.
Hargeysa(GLN)_Daawo Shirkadaย Isgaadhsiinta Telesom Oo Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Ku Wareejisay Qalab Warbaahineed.
https://www.youtube.com/watch?v=bG5cPUZbKQQ...
Wednesday, October 26, 2016
-
Daawo;Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Warbixiyey Kulan Madaxweyne Siilaanyo La Yeeshay Gudida Abaaraha.
Hargeysa(GLN)_Halkan Hoose ka Daawo Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Maanta Ka Warbixiyey Kulan Madaxweyne Siilaanyo La Yeeshay Gudida Abaaraha.
https://www.youtube.com/watch?v=M0YKTZX9C58...
Wednesday, October 26, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiโDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
๐๐๐๐๐๐ baa la inoo dhigay an ku ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|