|
Maqaallo
-
Hindiya: Dhulkii Ilbaxnimada iyo Xadaaradda Bariga – Jimcaale M Xamari
Hindiya waa waddan ku yaalla koonfurta qaaradda Aasiya. Waa waddan aad u balaadhan, kana mid ah waddamada ugu korriinka badan dhinacyada dhaqaalaha iyo tirada dadka. Bedka dhulka Hindiya waa 3,287,263 KM oo laba jibaaran, waanna w...
Friday, November 3, 2017
-
Qalin Ma koobaan: Gabay Soo Bandhigaya Magacyada Dhirta Oo Uu Tiriyey Abwaankii Cali Mooge Geeddi.
Qalin ma-koobaan waa buugga lagu soo ururiyay suugaanta hodanka ah ee Alle ha u naxariistee Abwaan Cali Mooge Geeddi (1960-kii – 2003dii). Waxa qalinka u qaadtay Cabdalla Xaaji Cusmaan, oo ku ammaanan dedaalka iyo waqtiga uu gal...
Friday, November 3, 2017
-
Madfacii I Sigay! – Cabdiwahaab Xasan Dhafe.
Waxa dalka ku hooreeysa daruurtii colaadda. Qasaaraha ay geysanayso meel walba ayaad kula kulmaysaa. Waa kow iyo sagaashankii. Maalmo ka hor markii aan dunida ku soo biiray. Waa muqdisho rimman, inteeda badanna ay daruurta dirirtu...
Friday, November 3, 2017
-
Maxaa loo dhaariyay weriyeyaasha? WQ: Khaalid Foodhaadhi
Dooddii 19-10-2017 dhex martay musharraxiinta saddex xisbi qaran ee Somaliland ee u tartamaya madaxtinnimada dalka waxa iiga muuqatay arrin ugub ah oo aanan warbaahinta horay ugu arag hase ahaatee dooddan aan ku dhex arkay.
W...
Sunday, October 22, 2017
-
Gorfeynta Buugga “Masraxa Cadaabta “, ee uu qorey Cabdinaasir Axmed Ibraahim Khaalid Jaamac Qodax Qodax02@gmail.com
Buuggan magaciisu dusha ku xusan yahay baa ka mid ahaa dhawr buug oo hadiyad ahaan magaalada Hargeysa la iiga soo direy. Kolkii aan akhriyeyna, waxaan jeclaaday inaan wixii iiga baxay la wadaago akhristayaasha xiiseeya k...
Saturday, September 9, 2017
-
Tixda Miski: Xasan Ganey Nolosha Dhabta ah buu Doortay – WQ: Rashiid Sh. Cabdillaahi (Gadhweyn)
Waxa aan u malaynayaa su’aasha muranka leh ee ugu horrayn, ku soo dhacaysa dersaha tixda Miski ee Xasan Cabdllaahi “Xasan ganey” waa qodobka mudanka ah ee ay ku aroorayso. Xasan tixdan naftiisa ayuu kaga hadalayaa oo duu...
Saturday, September 9, 2017
-
Markuu Hoggaanku Asqoobo, Bulshaduna Way Wajaqdaa. Qore: Cabdiraxmaan Cadami
Muddo sideetan sannadood ah Somaliland waxa xukumayay boqortooyadii Ingiriiska. Horumarka dalka iyo in bulshada loo adeego waxa mudnaanta ka lahaa danaha boqortooyadu ka leedahay Somaliland sidaa daraadeed bulshadu umay arkayn maa...
Sunday, June 18, 2017
-
Duur-xulka Ku-talo-galka ah (Constructive Ambiguity)
Weli ma kugu dhacdey in aad akhridey heshiis laba dhinac oo hore isu hayey ka gaadheen khilaaf dhex yaalley, welise ma akhridey war-murtiyeed, ama baaq ay dawlad ama Xisbi siyaasadeed ka soo saareen arrin markaa jira, aadse akhrid...
Sunday, June 18, 2017
-
Briefing on Severity of Drought in Somaliland
Introduction
The situation of drought in eastern regions of Somaliland is deteriorating with high speed. The situation is more severe than information follow among the media as per our eyewitness in assessment trip to these reg...
Thursday, May 11, 2017
-
Galabsi. Qalinkii: Hibo Ciise Maxamed
Omoska, diihaalka iyo boodhka ka kacaya meeliba meelbay kasii liidataa, adoo tii hore ka
yaabanaa ayaad haatana amaakaagtay, amakaag lama yidhaa tanoo kale waa anfariir iyo naxdin
markaliya ku saaqey. Duunyo waxay noqotaba idlaa...
Thursday, May 11, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧” 𝙌𝙖𝙡𝙞𝙣𝙠𝙞𝙞: 𝙈𝙖𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 𝙔𝙪𝙪𝙨𝙪𝙛 𝘽𝙞𝙙𝙝𝙞𝙞𝙙𝙝 𝘽𝙖𝙙𝙙𝙖.
"𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚'𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚'𝐚...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
“Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
“Rabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari la’yahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu go’aansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
“Ninku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec – 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: ‘Taariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ: Musharax Axmed Max’ed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. “Kuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
-
Is Kaa Wax U Qabsadii Ardayda Sheekh Bashiir Hargeysa. WQ: Maxamed Aadan Tarabbi
Waagii aan ku jiray Dugsiga Dhexe Ee Sheekh Bashiir Hargeysa waxaan Maamule Cawil iyo Khadra oo mark...
Monday, August 6, 2018
More Wararka
|