Arrimaha Bulshada
-
DAAWO:-“Ma noqonaayo madaxweyne ku xigeen marka wax-yar loogga baahdo loo diraayo boorama, se waxa aan tegi doonaa buuhoodle iyo Laascaanood.”.Murashax Cabdiraxmaan Aadan
DAAWO:-"Ma noqonaayo madaxweyne ku xigeen marka wax-yar loogga baahdo loo diraayo Boorama, se waxa aan tegi doonaa buuhoodle iyo Laascaanood.".Murashax Cabdiraxmaan Aadan
“Anigu ma ihi madaxweyne ku xigeen ka socda go...
Thursday, September 15, 2016
-
Daawo;Cuqaal iyo Dhalinyaro ka soo Jeeda Magaalada Boorama oo Madaxweyne siilaanyo Go,aankiisii uu ku kala qaaday Labada Doorasho ku Taageeray.
Borama(GLN)_Halkan Hoose ka Daawo Cuqaal iyo Dhalinyaro ka soo Jeeda Magaalada Boorama oo Madaxweyne siilaanyo Go,aankiisii uu ku kala qaaday Labada Doorasho ku Taageeray.
https://www.youtube.com/watch?v=QcUgi1fKhHU...
Thursday, September 15, 2016
-
Daawo;Wasaarada Ciyaaraha Soomaaliland Oo Ku Dhawaaqday Xiliga La Qabanayo Ciyaaraha Gobolada.
Hargeysa(GLN)_Halkan Hoose ka Daawo Wasaarada Ciyaaraha Soomaaliland Oo maanta Ku Dhawaaqday Xiliga La Qabanayo Ciyaaraha Gobolada dalka.
https://www.youtube.com/watch?v=6-82ttngo_s&feature=youtu.b...
Thursday, September 15, 2016
-
DAAWO: Maxay Dhakhaatiirta Qalliinku Isaga Bedeleen Lebbiska caddaa? (Xogta Dahsoon)
Xilyadii hore dhakhaatiirta Qalliinku waxay xidhan jireen lebbiska cadaanka ah ee caafimaadka taasoo calaamad u ahayd nadaafadda, laakiin bilowgii qarnigii labaatanaad ee taariikhda miilaadiga ayaa nin dhakhtar ahi oo qalliinka ka...
Thursday, September 15, 2016
-
Xogaha Ku Duugan Diyaarada Madaxweynaha Maraykanka (Xogta Dahsoon)
Dhanka ammaanka Diyaaradda MadaxtooyadaMaraykanka Boeng 747 waxay u dhigantaa qalcad difaaceeda aad loo adkeeyey iyadoo awood u leh inay ka hortagto hadii gantaalo lala beegsado, halka sidoo kalena ay leedahay gaashaan ka difaac...
Thursday, September 15, 2016
-
Daawo;Siyaasiyiinta Iyo Odayaal Dhaqameedka ka Soo Jeeda Soomaliland Ee Ku Sugan Magalada Muqdisho Oo Markale ka Soo Horjeestay Qodobadii ka Soo Baxay Shirka Madasha Watashiga Soomaaliya.
Muqdisho(GLN)_Halkan Hoose ka Daawo Siyaasiyiinta Iyo Odayaal Dhaqameedka ka Soo Jeeda Soomaliland Ee Ku Sugan Magalada Muqdisho Oo Markale ka Soo Horjeestay Qodobadii ka Soo Baxay Shirka Madasha Watashiga Soomaaliya.
https://w...
Thursday, September 15, 2016
-
DAAWO: Hawlgalkii Basaasnimo ee aan Dhammaystirmin (Xogta Dahsoon)
Barnaamijkeenan Xogta dahsoon waxaynu ku soo qaadanaynaa hawlgalkii basaasnimo ee khatarta ahaa ee aan sidii loogu talogalay u qabsoomin.
https://www.youtube.com/watch?v=tDRNJotzTIQ...
Wednesday, September 14, 2016
-
Daawo;Guddoomiye Ku-Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Madaxweyne Siilaanyo Kula Taliyey In Ciidamo Tiro Badan La Sameeyo.
Daawo Guddoomiye Ku-Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Madaxweyne Siilaanyo Kula Taliyey In Ciidamo Tiro Badan La Sameeyo.
Hargeysa(GLN)_Halkan Hoose ka Daawo Guddoomiye kuXigeenka 1aad Ee Golaha wakiilada Somaliland Baashe ...
Wednesday, September 14, 2016
-
DAAWO: 40 Sanadood ayuu La Noolaa Waraabayaal (Xogta Dahsoon)
Barnaamijkeenan xogta dahsoon waxaynu ku soo bandhigaynaa oday waayeel ah oo da’diisii sideetameeyo ku jira, kaasoo muddo afartan sano ah oo noloshiisa ka md ah la noolaa raxan waraabayaalah oo dugaaga ka mid ah.
https://www....
Wednesday, September 14, 2016
-
DAAWO: Khaladaadka Caafimaad ee aynu Galno Xiliga Maydhashada (Xogta Dahsoon)
Shabakada dhanka caafimaadka ka faaloota ee daily Buskcer ayaa soo gudbiyey liiska khaladaad caafimaadkeena khatar ku ah oo aynu si joogto ah u samayno xiliyada aynu maydhanayno
https://www.youtube.com/watch?v=G_Qem9ri-zY...
Wednesday, September 14, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayâ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
“Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
“Rabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari la’yahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu go’aansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
“Ninku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec – 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: ‘Taariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ: Musharax Axmed Max’ed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. “Kuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
-
Is Kaa Wax U Qabsadii Ardayda Sheekh Bashiir Hargeysa. WQ: Maxamed Aadan Tarabbi
Waagii aan ku jiray Dugsiga Dhexe Ee Sheekh Bashiir Hargeysa waxaan Maamule Cawil iyo Khadra oo mark...
Monday, August 6, 2018
-
Muranka Somaaliya iyo Jabuuti, Waxaa La Gaadhay Xilligii Uu Farmaajo Xilka Ka Degi Lahaa. Faallada Xassan Cumar Hoorri
Dadweynaha Somaaliya ayaa, maalmahan, si isdabajoog ah u eedeeyay Madaxweyne Farmaajo iyagoo ku canb...
Monday, August 6, 2018
-
REFLECTIONS ON BERBERA PORT CONCESSION AGREEMENTIN ANTICPATION OF CHANGINGES IN THE HORN OF AFRICA. By: Dr. Mohamed Fadal:(mohdfadal@yahoo.ca)
The Berbera Tripartite Concession Agreement which Somaliland entered with the DP World of the United...
Saturday, August 4, 2018
More Wararka
|