|
Wararka
-
Suuq Madow Oo Ka Dilaacay Hargaysa Oo Lagu Kala Sarifanayo Lacagaha.
Tan iyo intii go’aamadda xukumadda Somaliland ee ay ka soo saartay qiimo jabka ku dhacay shilling Somaliland, waxa wadanka ka bilaabmay suuqa madow oo aan hore u jirin, isla markaana keentay in sarifka lacagta gaar ahaan gacan...
Wednesday, February 1, 2017
-
Raysal Wasaaraha Somaliya Cumar C/rashiid Oo Markii Ugu Horeysay Sheegay In Dalalka Jaarka ah ay Fara Gelin ku Hayaan Doorashada Somaliya
Muqdisho(GLN)_Raysal Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, kana mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay dalalka deriska inay fara geli...
Wednesday, February 1, 2017
-
Xukumada Kenya Oo sheegtay in dagaalyahano Tanzanian iyo Kenyan ahi ka qeyb qaateen dagaalkii Kulbiyow.
Nairobi(GLN)_Xukumada Kenya ayaa sheegtay in dagaalyahano Tanzanian iyo Kenyan ah oo ku biiray Al-Shabaab ka qeyb qaateen weerarkii jimcihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Kulbiyow, halkaasoo saldhig ciidan ay ku lahaayeen Cii...
Wednesday, February 1, 2017
-
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Maamul Goboleedka Jubbaland oo lagu xidhay Magalada Kismaayo.
Kismaayo(GLN)_Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland oo lagu magacaabo Shuceyb Ibraahim ayaa lagu xiray magaalada Kismaayo, iyadoo ay soo baxayaan xurguf siyaasadeed oo u dhaxeysa Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Xildhibaanada ...
Wednesday, February 1, 2017
-
Meydka saddex Qof oo la gowracay oo lagu arkay meel ku dhow degmada Qandala
Qandala(GLN)_Wararka ka imaanaya degmada Qandala ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in saddex ruux oo qoorta ka go’an lagu arkay Tuulo lagu magacaabo Karin.
Sida ay sheegayaan wararka saddexdan ruux ee la gowracay ayaa l...
Wednesday, February 1, 2017
-
Ururka Al-Shabaab Oo Markii Ugu Horeysay Baahiyey Magaca Mid Ka Mid ah Raggii Fuliyey Weerarkii Xerada Kulbiyow
Al-Shabaab ayaa soo bandhigay magaca iyo heybta mid ka mid ah raggii fuliyay weerarkii is qarxinta ahaa ee jimcihii la soo dhaafay ka dhacay xero ciidamada Kenya ku lahaayeen deegaanka Kulbiyow ee Gobolka Jubadda Hoose.
...
Wednesday, February 1, 2017
-
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Oo Kulan La Yeeshay Xubno Ka Socday Hayadda Giz Iyo Miwdowga Yurub
Hargeysa (GLN)- Kulanka Waxa Wasiirka Ku Wehelinayey Maareeyaha Hayadda Wadooyinka Xasan Cali Cismaan, Wasiirku Xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Mudane Kaysar Iyo Xubne Kale Oo Ka Socday Hayadda Wadooyinka Somaliland "RDA".
...
Tuesday, January 31, 2017
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Amar Ku Bixiyey In La Hakiyo Hawlgelinta Shaqaalaha Dawladda Iyo Ciidanka Ku Jira Miisaainayadda 2017
Hargeysa (GLN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa amar uu soo saaray wuxuu ku hakiyey in si rasmi ah loo hawlgeliyo shaqaalaha dawladda iyo ciidamada dalka ee ku jira miisaaniyadda sannadka 2017. Qoraalka a...
Tuesday, January 31, 2017
-
Daawo: Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Wasiirka Warfaafinta Ku Bogaadiyey Go’aankiisii Uu Shaqaalaha Wax Kaga Beddelay
Hargeysa (GLN)- Halkan hoose ka daawada gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja oo wasiiirka warfaafinta, wacyigelinta iyo dhaqanka ee Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiir (Caddaani) ku bogaadimiyey go'aankiisii uu...
Tuesday, January 31, 2017
-
GABADH SOOMAALIYAD AH OO U TARTAMAYSAY XILKA GUDOOMIYINIMO EE MIDAWGA AFRICA OO WAYDAY XILKAA IYO CIDDA HESHAY.
Gabadh Soomaaliyad Ah Oo U Tartamaysay Xilka Gudoomiyinimo Ee Midawga Africa Oo Wayday Xilkaa Iyo Cidda Heshay.
Wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Chad Moussa Faki ayaa loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha Midowga Afrika. Wuxuu ba...
Tuesday, January 31, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
𝐂𝐀𝐒𝐇𝐀𝐑 baa la inoo dhigay an ku 𝐂𝐈𝐁𝐑𝐎 𝐐𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍𝐎. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧” 𝙌𝙖𝙡𝙞𝙣𝙠𝙞𝙞: 𝙈𝙖𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 𝙔𝙪𝙪𝙨𝙪𝙛 𝘽𝙞𝙙𝙝𝙞𝙞𝙙𝙝 𝘽𝙖𝙙𝙙𝙖.
"𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚'𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚'𝐚...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
“Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
“Rabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari la’yahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu go’aansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
“Ninku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec – 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: ‘Taariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|