|
Wararka
-
Daawo Geed Mucjiso AH Oo Cuduro Badan Daweeya Oo Aad Kaga Maarmayso Dawoodhan
Daawo Geed Mucjiso AH Oo Cuduro Badan Daweeya Oo Aad Kaga Maarmayso Dawoodhan
https://youtu.be/fEMWRynxulE...
Saturday, December 24, 2016
-
Gudoomiyaha Ururka Dhakhaatiirta Somaliland Oo Shircaalamiya Oo Uu Kaga Qayb Galay Turkiga Ka Warbixiyay (Sawiro).
Gudoomiyaha Ururka Dhakhaatiirta Somaliland ย Dr.Cabdirisaaq Yuusuf Cabdilaahi ayaa ka warbixiyay Shirwaynaha Caalamiga ah ee Dunida Muslmika oo uu kaga qayb galay magaalada Istaanbuul ee dalka Turkiga.
Shirkan oo socday saddex...
Friday, December 23, 2016
-
Daawo;Gudoomiye Faysal cali waraabe Oo Markii Ugu Horeysay ka hadlay wada hadalka somaliland iyo Maamulka khaatumo.
Gudoomiye Faysal cali waraabe Oo Markii Ugu Horeysayย ka hadlay wada hadalka somaliland iyo Maamulka khaatumo.
https://www.youtube.com/watch?v=xn7alBLbGog...
Friday, December 23, 2016
-
Khasaaraha Ka dhashay Iska Hor Imaad ka Dhacay Magalada Gaalkacayo
Warar goor dhaw naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in iska horimaad khasaare sababay uu halkaa ku dhaxmaray ciidamo kala taabacsan maamulada Puntland iyo Galmudug.
Dad ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa HOL u sh...
Friday, December 23, 2016
-
Dowladda Nigeria ayaa beenisay wararka sheegaya in ‘bariis caag ka sameysan’ lagu iibiyo dalkaasi. Laanta qaabilsan canshuuraadka badeecooyinka ayaa horay u sheegtay inay gacanta ku dhigtay 2.5 tan oo bariis caag ah oo la tuhunsanyahay in laga keenay Shiinaha. Wasiirka caafimaadka Nigeria, Isaac Adewole, ayaa bartiisa Twitterka soo dhigay in baaritaanno lagu sameeyey ka dib lagu ogaaday in bariiskaasi uu yahay mid caadi ah oo uusan caag ahayn. “Bariis caag ka sameysan” oo lagu qabtay Nigeria Madxa canshuuraadka Lagos ayaa Arbacadii sheegay in bariiskaasi beenabuurka ah la doonyay in la iibiyo xilliyada lagu guda jira dabbaaldegyada. Bariis sidan oo kale ah oo caag ka sameysan ayaa sanadkii hore lagu qabtay dalka Shiinaha. Bariiska waa mid ka mid ah cuntooyiinka sida weyn looga cuno dalkaasi Nigeria iyo inta badan qaaradda Afrika.
Waxaa hadda cadaatay in Donald Trump uu farageliyay qaraar ay UN kasoo saari lahayd deegaameynta Israa'iil ee dhulka Falastiin.
Ujeedada qaraarka ayaa ah in la cambaareeyo sida Israa'iil ay usii wado guryaha ay ka dhiseyso dhulka...
Friday, December 23, 2016
-
Dowladda Nigeria Oo beenisay wararka sheegaya in ‘bariis caag ka sameysan’ lagu iibiyo dalkaasi.
Dowladda Nigeria ayaa beenisay wararka sheegaya in 'bariis caag ka sameysan' lagu iibiyo dalkaasi. Laanta qaabilsan canshuuraadka badeecooyinka ayaa horay u sheegtay inay gacanta ku dhigtay 2.5 tan oo bariis caag ah oo la tuhunsan...
Friday, December 23, 2016
-
Hogaamiyayaasha Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo Oo Heshiis gaadhay.
Hogaamiyayaasha mucaaradka ee Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo ayaa sheegay in ay heshiis ku saabsan qaabkii loo maareyn lahaa xilliga kala guurka dalkaasi ay la galeen xisbiga talada dalkaasi haya.
Balse mas'uuliyiinta kaniisada...
Friday, December 23, 2016
-
Xalab oo si buuxda gacanta ugu gashay dowladda Suuriya
Ciidamada dalka Suuriya waxay shaaciyeen guul inay ka gaareen magaalada Xalab ee dalka Suuriya.
Daad gureyntii ka socotay halkaas ayaa dhammaatay, dhammaan shacabka iyo mucaaradka ayaa laga saaray deegaanadii go'doonsanaa.
Ruu...
Friday, December 23, 2016
-
Madaxdii P/Land Oo kala Tagay Gaas & Mwayne Xigeenkii Caamey Oo Uweecday Dhanka S/Land
Madaxdii P/Land Oo kala Tagay Gaas & Mwayne Xigeenkii Caamey Oo Uweecday Dhanka S/Land
https://youtu.be/76piOdSMmsw...
Friday, December 23, 2016
-
Muqaal Qiro Badan Mwayne Ardigon Oo Caruurti Suniyinta SuuriyaEe Kuxayirna Magalada Allepo Ku Ooyay
Muqaal Qiro Badan Mwayne Ardigon Oo Caruurti Suniyinta SuuriyaEe Kuxayirna Magalada Allepo Ku Ooyay
https://youtu.be/7LWhzYyun-w...
Friday, December 23, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiโDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
๐๐๐๐๐๐ baa la inoo dhigay an ku ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|