|
Wararka
-
Taliyaaniga: Dhaqaale badan oo ku baxaya dib u dhiska magaalooyiinkuu dhulgariirka uu dumiyay
Saraakiisha dalka Taliyaaniga ayaa ku qiyaasaya in sagaal bilyan oo dollar ay ku bixi doonto dib u dhisidda magaalooyiinka iyo deegaanada uu dhul gariirka ku dhuftay Axaddii.
Ka dib kullan ay yeesheen wasiirada iyo hogaamiyayaash...
Tuesday, November 1, 2016
-
Daawo:Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Ka Jawaabay Eedo Uu Madaxwayna Ku Xigeenka Somaliland U Jeediyay.
Hargeysa(GLN)_Daawo Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Ka Jawaabay Eedo Uu Madaxwayna Ku Xigeenka Somaliland U Jeediyay.
https://www.youtube.com/watch?v=eu9Fm_0oczA...
Monday, October 31, 2016
-
Daawo;Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare Oo Dhaliilo Culus U Soo Jeediyey Xukumada,Xisbiga Kulmiye iyo Wasiiro uu Ku Sheegay Qaar ay Qabyaaladii Biyo Dhigtay.
Hargeysa(GLN)_Halkan Hoose ka Daawo Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare Oo Dhaliilo Culus U Soo Jeediyey Xukumada,Xisbiga Kulmiye iyo Wasiiro uu Ku Sheegay Qaar ay Qabyaaladii Biyo Dhigtay.
https://www.youtube.com/watch?v=GED3cu-cFQ...
Monday, October 31, 2016
-
Live: Ciyaar Kubada Kolayga Oo Dhex Maraysa Xulalka Hawd Vs Sanaag
Halkan hoose kaga bogo ciyaar xiiso badan oo hada dhex maraysa xulalka Sanaag iyo Hawd
https://www.youtube.com/watch?v=XdLVmxmyca0...
Monday, October 31, 2016
-
Daawo;Axmed Muumin Seed Oo Sheegay Inu Dacwada U Gudbinayo Gudida Diiwaan Gelinta Ururada Somaliland.
Hargeysa(GLN)_Daawo Axmed Muumin Seed Oo Sheegay Inu Dacwada U Gudbinayo Gudida Diiwaan Gelinta Ururada Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=LUaj8aaF4Oc...
Monday, October 31, 2016
-
Daawo;rof Siciid Saalax Oo Ka Hadlay Afka Soomaaliga Ee Sii Naaqusaya
Halkan hoose kaga bogo muuqaalka warkaas oo faahfaahsan
https://www.youtube.com/watch?v=8W1tfeUe9mo...
Monday, October 31, 2016
-
Qabanqaabada Soo Dhaweynta Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw-cabdi Oo Si Weyn Looga Dareemayo Magaalada Borama.
Borama(GLN) Waxa Magaalada Borama Ee Xarunta G.Awdal Si Weyn Loga Dareemayaa Dhaqdhaqaaqa Soo dhaweynta Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw-cabdi Iyada Oo qabanqa...
Monday, October 31, 2016
-
Sirta Ka Dambaysa Magaalada Buluuga ah ee Dalka Morooko (Xogta Dahsoon)
Haweenka Magaalada Shifshaun ee Dalka Morooko waxay hindiseen inay muuqaal gaar ah usameeyaan magaaladooda iyagoo gidaarada guryahooda ku nashqadaynaya midabka buluuga ah iyadoo inta badan magaaladaasina isugu baxday magaalo buluu...
Monday, October 31, 2016
-
Xukumada Soomaaliya Oo amar ku bixisay in la xidho Safaaradda Sanca Ee dalka Yemen.
Qunsulka Safaaradda Soomaaliya ahna sii haya Safiirka Soomaaliya ee Yemen Cusmaan Axmed Maxamed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay amar ku bixisay in muddo bil gudahood lagu xiro Safaaradda Sanca.
Warqad ka soo baxday Wasaara...
Monday, October 31, 2016
-
Daawo;Taageerayaal Tiro Badan Oo Ka Soo Jeeda Deegaano ka Tirsan Gobolka Togdheer Oo Ku Dhawaaqay In ay Ku Biireen Xisbiga Waddani.
Burco()_Halkan Hoose ka Daawo Taageerayaal Tiro Badan Oo Ka Soo Jeeda Deegaano ka Tirsan Gobolka Togdheerย Oo Ku Dhawaaqay In ay Ku Biireenย Xisbiga Waddani.
https://www.youtube.com/watch?v=KMQgk5IrNHk
...
Monday, October 31, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
-
Waa Maxay Wax Tarka Malabku ? WQ: Abshir Maxamuud Maxamed
Malabka taariikh ahaan waxaa la sheegaa in la isticmaali jiray muddo 3000 (saddex kun) oo sano Nabi...
Tuesday, May 5, 2026
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiโDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
๐๐๐๐๐๐ baa la inoo dhigay an ku ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|