|
Wararka
-
Xukumada Ruushka Oo Sheegtay In ay Hakin Doonto Muddo Kooban Duqeynta ay Ku Hayso Magalada Xaleb Ee Dalka Suuriya.
Ruushka ayaa sheegay in uu muddo 8 saacadood ah hakin doono duqeynta uu ku hayo magaalada Suuriya ku taala ee Xaleb, marka la gaaro maalinta Khamiista ah.
Sergei Rudskoi oo ka tirsan taliyayaasha ciidanka Ruushka, ayaa sheegay in...
Tuesday, October 18, 2016
-
Doorashooyinka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah Ee Congo Oo dib loo dhigay.
Isbahaysiga talada haya iyo qaar ka mid ah axsaabta mucaaradka ee dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo, ayaa ku heshiiyay in doorashooyinka dalkaasi dib loo dhigo ilaa bisha Abriil 2018.
Doorashooyinka ayaa lagu waday in ay dha...
Tuesday, October 18, 2016
-
Daawo: Mulkiilaha WikiLeaks Oo Internetkii Dawlada Ecuador Ka Goysay Xidhiidhkii Dibadua Ka Xidhmay
Daawo Mulkiilaha WikiLeaks Oo Internetkii Dawlada Ecuador Ka Goysay Xidhiidhkii Dibadua Ka Xidhmay
https://www.youtube.com/watch?v=hwBNlUvMIT0
...
Tuesday, October 18, 2016
-
Jadwalka Ciyaaraha Gobolada Somaliland Oo La Soo Saaray Iyo Sida Ay Iskugu Dhaceen 8 Da GoboL ee Isku Soo Hadhay.
Hargeysa(GLN)_Hogaanka xidhiidhka kubadda cagta Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska ayaa si rasmiya ugu dhawaaqay isku aadka wareega labaad ee tartanka kubad...
Monday, October 17, 2016
-
Magaalooyin Dhaqaale Kugu Siinaya Si aad u degto (Xogta dahsoon)
Tiro badan oo dadweyne ahaa ayaa doorbidaya inay dalkooda dibadiisa u haajiraan si ay u hagaajiyaan duruuftooda iyo maciishadooda nololeed waxana suurogal ah in hayaankaasi noqdo mid ay dhibaato badan kala kulmaan, laakiin taasi m...
Monday, October 17, 2016
-
Daawo;Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo Iyo Waftigii Ballaandhnaa Ee Uu Hogaaminayey Oo Maanta Magalada Hargeysa Soo Gaadhay
Hargeysa(GLN)_Halkan Hoose ka Daawo Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo Iyo Waftigii Ballaandhnaa Ee Uu Hogaaminayey Oo Maanta Magalada Hargeysa Soo Gaadhay
https://www.youtube.com/watch?v=WsAGGw7d2Fw&feature=youtu.be...
Monday, October 17, 2016
-
Daawo;Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Xisbiga Kulmiye Ugu Baanay Cududa Taageereyaasha Hawd “Cududa Ku Soo Biirtay Wadani Uma Suurto Gelinayso In Uu Kulmiye Boobo Doorashada”
Daawo;Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Xisbiga Kulmiye Ugu Baanay Cududa Taageereyaasha Hawd “Cududa Ku Soo Biirtay Wadani Uma Suurto Gelinayso In Uu Kulmiye Boobo Doorashada”
https://www.youtube.com/watch?v=pNZBhI2jpps...
Monday, October 17, 2016
-
Waddamada Qaarada Afrika oo Markii Ugu Horeysay ku heshiisay ammaanka badaha.
In 18 hogaamiye oo Afrikaan ah ay isugu yimaadaan shir ka dhacaya qaaradda ayaa ah arrin weyn, kulankii ay madaxdaasi isugu yimaadeen shirmadaxeedkii Lome, ayaa muujinaya sida ay uga go'an tahay wax ka qabashada dembiyada ka dhaca...
Monday, October 17, 2016
-
Tobanaan qof oo ku dhintay dalka South Sudan.
In kabadan 50 qof ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhinteen dagaal culus oo ka dhacay dibedda magaalada Malakal ee dalka South Sudan.
Xooggaga mucaaradka ayaa Jimcihii weeraray magaaladaasi oo ah tan labaad ee dalka ugu weyn, ka...
Monday, October 17, 2016
-
Qaar Ka Mid ah Hubka Maraykanku Dunida Ugu faano (Xogta Dahsoon)
Barnaamijkeenan xogta Dahsoon waxaynu ku qaadaa dhigaynaa qaybaha hubka kala duwan ee ay ku qalabaysan yihiin ciidamada Dalka Maraykanku.
https://youtu.be/glwYiuD2BOA...
Sunday, October 16, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
𝐂𝐀𝐒𝐇𝐀𝐑 baa la inoo dhigay an ku 𝐂𝐈𝐁𝐑𝐎 𝐐𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍𝐎. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧” 𝙌𝙖𝙡𝙞𝙣𝙠𝙞𝙞: 𝙈𝙖𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 𝙔𝙪𝙪𝙨𝙪𝙛 𝘽𝙞𝙙𝙝𝙞𝙞𝙙𝙝 𝘽𝙖𝙙𝙙𝙖.
"𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚'𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚'𝐚...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
“Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
“Rabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari la’yahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu go’aansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
“Ninku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec – 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: ‘Taariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|