|
Wararka
-
Xogaha Ku Duugan Diyaarada Madaxweynaha Maraykanka (Xogta Dahsoon)
Dhanka ammaanka Diyaaradda MadaxtooyadaMaraykanka Boeng 747 waxay u dhigantaa qalcad difaaceeda aad loo adkeeyey iyadoo awood u leh inay ka hortagto hadii gantaalo lala beegsado, halka sidoo kalena ay leedahay gaashaan ka difaac...
Thursday, September 15, 2016
-
Musharaxiinta Madaxtinimada Mareykanka Clinton iyo Trump oo soo saaray warbixinta caafimaadkooda.
Musharaxa xisbiga dimuquraadiga ee Mareykanka Hillary Clinton, ayaa waxa ay soo saartay warbixin ku saabsan caafimaadkeeda.
Dadka u ololeeya waxay sheegayaan in xanuunkeeda uu yahay nooc aan la is qaadsiin karin.
Hillary Cli...
Thursday, September 15, 2016
-
hay’adda UNHCR Iyo Xukumada Kenya Oo Lagu Dhaliilay Hannaanka Dib U Celinta Qaxoontiga Ku Sugan Xeryaha Dhadhaab.
hay'adda UNHCR Iyo Xukumada Kenya Oo Lagu Dhaliilay Hannaanka Dib U Celinta Qaxoontiga Ku Sugan Xeryaha Dhadhaab Ee Dalka Kenya.
Dib u celinta qaxootiga Soomalida ee ku jira xeryaha Dhadhaab ma uusan yeelanin hannaanka caalamiga ...
Thursday, September 15, 2016
-
Askari Ka Tirsan Ciidanka AMISOM Oo Ku Geeriyooday Magalada Nairobi.
Askari Ka Tirsan Ciidanka AMISOM Oo Dhaawac Loogu Qaaday Magalada Nairobi ayaa ku Geeriyooday Garoonka Diyaaradaha Ee Joma Kenyatta.
Nairobi(GLN)_Askari ka tirsan Ciidanka Nabad ilaalinta ee AMISOM oo dhaawac ahaa ayaa ku geeri...
Thursday, September 15, 2016
-
Daawo;Siyaasiyiinta Iyo Odayaal Dhaqameedka ka Soo Jeeda Soomaliland Ee Ku Sugan Magalada Muqdisho Oo Markale ka Soo Horjeestay Qodobadii ka Soo Baxay Shirka Madasha Watashiga Soomaaliya.
Muqdisho(GLN)_Halkan Hoose ka Daawo Siyaasiyiinta Iyo Odayaal Dhaqameedka ka Soo Jeeda Soomaliland Ee Ku Sugan Magalada Muqdisho Oo Markale ka Soo Horjeestay Qodobadii ka Soo Baxay Shirka Madasha Watashiga Soomaaliya.
https://w...
Thursday, September 15, 2016
-
Ciidamada Soomaaliya iyo Itoobiya Oo ka Baxay Deegaan Ka Tirsan Gobolka Hiiraan.
Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya Oo Saaka waabarigii ka Baxay Degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan.
Moqokori(GLN)_wararka Saaka ka imanayaa Degmada moqokori ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegayaa in Ciidamada Itoobiya ee ...
Thursday, September 15, 2016
-
Dad Ku Geeriyooday Qarax Ka Dhacay Duleedka Magalada Kismaayo.
Saddex Qof ayaa Ku Geeriyooday Qarax Miino Oo Ka Dhacay Duleedka Magalada Kismaayo.
Kismaayo(GLN)_Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in saddex qof ay ku geeriyoodeen qarax miino oo ka dhacay deegaanka Wirkooy ...
Thursday, September 15, 2016
-
Soomaaliya oo Markii Ugu Horeysay ku biirtay dalalka ku bahoobay joojinta Ka ganacsiga fool maroodiga.
Xukumada Soomaaliya oo Markii Ugu Horeysay ku biirtay dalalka ku bahoobay joojinta Ka ganacsiga fool maroodiga.
Nairobi(GLN)_Xukumada Dalka Soomaaliya ayaa Markii Ugu Horeysay saxiixday barnaamij loogaga hortagayo ka gancsi...
Thursday, September 15, 2016
-
Daawo;Mucjisada Roob Ku Hooray Goob Loo Malaynayo In Dad Ku qarqoormeen Gudaha Dalka Nigeria
Daawo Mucjisada Roob Ku Hooray Goob Loo Malaynayo In Dad Ku qarqoormeen Gudaha Dalka Nigeria
https://www.youtube.com/watch?v=ctwjcgyPwzk&feature=autoshare...
Thursday, September 15, 2016
-
Gudida Doorashooyinka Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Sharci Darro Ku Tilmaantay Gudi Ay Dhawaan Magacawday Dallada SONSAF.
Gudida Doorashooyinka Somaliland ayaa sharci darro ku tilmaamay guddi ay dhawaan soo magacaabeen Dallada Ururada aan dawliga ahayn ee SONSAF, taas oo loogu yeedhay gudida xalinta khilaafaadka doorashooyinka soo socda ee somaliland...
Wednesday, September 14, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
𝐂𝐀𝐒𝐇𝐀𝐑 baa la inoo dhigay an ku 𝐂𝐈𝐁𝐑𝐎 𝐐𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍𝐎. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧” 𝙌𝙖𝙡𝙞𝙣𝙠𝙞𝙞: 𝙈𝙖𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 𝙔𝙪𝙪𝙨𝙪𝙛 𝘽𝙞𝙙𝙝𝙞𝙞𝙙𝙝 𝘽𝙖𝙙𝙙𝙖.
"𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚'𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚'𝐚...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
“Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
“Rabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari la’yahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu go’aansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
“Ninku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec – 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: ‘Taariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|