|
Wararka
-
DAAWO: Sidee Ku Bilaabantay Taariikhda Hijriyadu (Xogta Dahsoon)
Ka hor cahdigii uu khaliifada hayey cumar Bin Khadaab Muslimiintu waxay isticmaali jireen oo keliya taariik bilaha uun ku kooban sidii ay carabtuba tirsiga bilaha u isticmaali jireen islaamka ka hor.
https://youtu.be/Jsintybyp8...
Sunday, September 11, 2016
-
Daawo;Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE oo Shacabka Somaliland ku Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidal Adxa
Hargeysa(GLN)_Halkan Hoose ka Daawo Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE oo Shacabka Somaliland ku Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidal Adxa.
https://www.youtube.com/watch?v=laJrzELWRtk
...
Sunday, September 11, 2016
-
Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka Somaliland iyo Umadda Islaamka ah ba ugu Hambalyeeyey Xuska Munaasibadda Ciidal-Adxa.
Madaxweyne Siilaanyo
Oo Shacabka Somaliland iyo Umadda Islaamka ah ba ugu Hambalyeeyey Xuska Munaasibadda Ciidal-Adxa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo oo shacbiga Somaliland iyo shu...
Sunday, September 11, 2016
-
Daawo;Laba Wariye Oo TVga Qaran Somaliland Uga Soo Waramayey Xujayada Ku Sugan Xajka Oo Xabsiga Loo Taxaabay.
Jida(GLN)_Hoose ka Daawo Laba Wariye Oo TVga Qaran Somaliland Uga Soo Waramayey Xujayada Ku Sugan Xajka Oo Xabsiga Loo Taxaabay.
https://www.youtube.com/watch?v=4GvrF7-ARpY...
Sunday, September 11, 2016
-
DAAWO: Qawaaniinta Faransiiska ee Qosol ku jabka ah (Xogta Dahsoon)
Dalka faransiiska oo ka mid ah wadamada waaweyn ee caalamka ahna wadan ay in badan oo dadweynaha caalamka ahi danaynayaan in ay ku noolaadaan ayaa dhanka kale waxaa wax lala yaabo noqotay qaar ka mid ah sharciyada dalkaasi dhigtee...
Sunday, September 11, 2016
-
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Shacabka Somaliland iyo Umadda Islaamka ah ba ugu Hambalyeeyey Xuska Munaasibadda Ciidal-Adxa.
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Shacabka Somaliland iyo Umadda Islaamka ah ba ugu Hambalyeeyey Xuska Munaasibadda Ciidal-Adxa.
Hargeysa(GLN)_Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee ...
Sunday, September 11, 2016
-
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Magacaabay Xila Cusub.
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Magacaabay Xila Cusub.
Hargeysa(GLN)_Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay xilaka KuXigeenka Xoghayaha Abaab...
Sunday, September 11, 2016
-
Daawo;Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Soo Dhaweeyey Go,aanka Madaxwayne Siilaanyo, Kana Soo Horjeestay Hadalkii Ka Soo Yeedhay Xisbiga Mucaaradka ah Ee Waddani ay Ku Qaadaceen Go,aankii Madaxwaynaha Somaliland.
Hargeysa(GLN)_Hoose ka Daawo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Oo Soo Dhaweeyey Go,aanka Madaxwayne Siilaanyo, Kana Soo Horjeestay Hadalkii Ka Soo Yeedhay Xisbiga Mucaaradka ah Ee Waddani ay Ku Qaadaceen Go,aankii...
Sunday, September 11, 2016
-
Mucaaradka Waddanka Seychelles Oo Ku Guulaystay Doorashooyinkii Golaha Baarlamaanka Muddo 20 ah.
Mucaaradka waddanka Seychelles ayaa markii ugu horreysay muddo 20 sano ah ku guulaystay doorashooyinka Baarlamaanka.
Natiijooyinka Rasmiga ah ayuu isbahaysiga mucaaradka ee LDS waxa uu ka helay 15 kursi ee Baarlamaanka cusub ee d...
Sunday, September 11, 2016
-
100 Qof Oo Ku Geeriyooday Duqeyn Culus Oo Ka Dhacday Dalka Suuriya.
Ku dhowaad boqol ruux ayaa ku geeriyooday duqeyn culus oo loo geystay magaalooyinka Idlib iyo Xalab ee ka tirsan dalka Suuriya, saacado kadib markii Mareykanka iyo Ruushka ay ku dhawaaqeen qorshe xabad joojin ah.
Illaa 58 ruux ...
Sunday, September 11, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
𝐂𝐀𝐒𝐇𝐀𝐑 baa la inoo dhigay an ku 𝐂𝐈𝐁𝐑𝐎 𝐐𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍𝐎. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧” 𝙌𝙖𝙡𝙞𝙣𝙠𝙞𝙞: 𝙈𝙖𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 𝙔𝙪𝙪𝙨𝙪𝙛 𝘽𝙞𝙙𝙝𝙞𝙞𝙙𝙝 𝘽𝙖𝙙𝙙𝙖.
"𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚'𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚'𝐚...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
“Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
“Rabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari la’yahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu go’aansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
“Ninku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec – 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: ‘Taariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|