|
Maqaallo
-
SHILINKA SOMALILAND WAXA QIIMIHII IYO QAAYIHII KA QAADEY UMADDII LAHAYD. QALLINKII: MAHAD CALI-SALAAN’
Maanta ma jiro wax la yidha sixir barar ee waxaa jira in shilinkii Somaliland uu ku dhacay RIFAN IYO LISAN,uuna la mid noqdey waraaqaha.
Shilinka Somaliland oo qiimo iyo qaayo beela wuxu la mid yahay Somaliland oo cago la' ama ...
Thursday, January 26, 2017
-
Tacsi Tiiraanyo Leh: Marxuum Aadan Xaaji Faarax Axmed (Boos)
Dhammaan dadka hoos ku xusan oo kala ah:
Huseen Haji Farah Ahmed
Anab Haji Farah Ahmed
Nimco Haji Farah Ahmed
Sahra Haji Farah Ahmed
Farhan Haji Farah Ahmed
Ahmed Muhumed Magan
Ahmed Aden Rayid
Fardus Suud...
Tuesday, January 17, 2017
-
Haddaad i jeclaato, Waad dhiman! Qalinkii: Xamse Cumar Kujoog
Marwaan waa wiil yar oo da' ahaan jira 10 gu'. Waxa uu ka mid yahay ubadka ku xaraysan mid ka mid ah xarumaha agoomaha ee magaalada Hargaysa.
Marwaan waa wiil aamusan oo aan jeclayn in uu la sheekaysto ubadka kale, macalimiinta...
Thursday, January 12, 2017
-
Gummaadkii Geedaha iyo Gurmadkii Ka Dambeeyay ! Qalinkii: Khaalid Foodhaadhi
Debis, waa magaalo ka tirsan degmada Cadaadley ee gobolka Maroodi-jeex ee Somaliland, waxaana ay ku dhawaad 90KM koonfur bari kaga beegantahay magaalada caasimadda ah ee Hargeysa.
Magaaladani waxa ku nool dad xoolo dhaqato iyo ...
Thursday, January 12, 2017
-
Hargeysa Maanta Ma Waxa Haysa Maayir Laโaan Mise Maareeyn Laโaan?
Sidaan ka war hayno Hargeysi waa Caasimadii iyo Hogaankii waddanka waana meesha qudha ee ay ishu qabanayso ee kutaal waddanka, Laakiin sanadihii ugu dambeeyey Xaaladu sidaas way kaduwanayd oo Hargeysi waxay noqotay meel Aad uga ho...
Thursday, January 12, 2017
-
Doorashada, Duruufaha Abaarta, iyo Damacca Kulmiye! Qalinka: M. Haaruun
Hadalada ku saabsan abaaraha iyo kuwa ku saabsan doorashada ayaa maalmahan si isku mid ah dhegaha dadka u haysta. Gudigii doorashadu waxa ay leeyihiin dadkii kaadhadhka cod-bixinta la siin lahaa qabo badan oo ka mid ahi waa baro k...
Thursday, January 12, 2017
-
FALANQEYN: Danaha Xisbiyada,Kulmiye Doorasho Iyo Waddani Abaar!
Abaaraha ka jira dalka ayaa keenay muran ah in doorashada dib loo dhigo iyo in wakhtigeedii la qabto, iyadoo abaartu Sii xumaanaysa maalinba maalinta ka dambeysa.
Xisbiga Kulmiye waxaa uu doonayaa in doorashada wakhtigeeda lagu...
Thursday, January 12, 2017
-
Hadaf dejinta Nolosha iyo Fulintiisa W/Q Farhan Mohamed Sultan Nur (Rakad)
Hadaf , in baddan ayaynu maqalnay hadafkaygii, hadafkaagii iyo hadafkeeniba waa kalmad aan dhegaheena ku cusbeyn , waa kalmad aad ku cel-celisid oo aad tiraahdid hadafkayga waan gaadhayaa iyadoon xitaa kuu qorsheysnayn, waana kalm...
Thursday, January 12, 2017
-
SHEEKO KALE: SACAB IYO DHIIRIGELIN, CABDISALAAM YAASIIN
Waxan ku hamiyayaa in jilaa weyn noqdo. Riwaayada caan ah ayaa dhowaan laga dhigayaa dugsigayaga. Waxan ku hamiyayaa in aan dawrka
Waxay jiray arday aad u jeclaa in uu noqdo jilaa weyn. Riwaayadaha dugsiyada lagu dhigo ayuu ka ...
Thursday, December 29, 2016
-
Maxkamaddii Uu Aamin Yare I Saaray. WQ: PROF: MAXAMUUD JAAMAC AXMED (XAMDI)
Goor habeenimo ayaan is idhi hudheel ka cashee waxaan arkay wiil yar oo gawaadhida maydha, si gaar ah ayuu ii soo jiitay muuqaalkiisu, waxaan dareemay in aan waligay aqaanay, in kastoo ay ahayd markii ugu horraysay ee aanu is arag...
Thursday, December 29, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiโDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
๐๐๐๐๐๐ baa la inoo dhigay an ku ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|