|
Wararka
-
Daawo;Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Warbixiyey Safarkii Madaxweynaha Somaliland.
Daawo Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Warbixiyey Safarkii Madaxweynaha Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=uvE2Xl0xpaE...
Monday, November 28, 2016
-
Daawo;Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Oo Jawaabka bixiya Eedo Kaga Yimi Masuuliyinta Wasaarada Hawala Guud,kana Jawaabay Hadalo ka Soo Yeedhay Duqii Hore Ee Magalada Muqdisho.
Daawo Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Ooย Jawaabka bixiya Eedo Kaga Yimi Masuuliyinta Wasaarada Hawala Guud,kana Jawaabay Hadalo ka Soo Yeedhay Duqii Hore Ee Magalada Muqdisho.
https://www.youtube.com/watch?v=919SGW9oano...
Monday, November 28, 2016
-
Maamul Goboleedka Puntland Oo Imaamyada gobolka Mudug ku amartay iney is diiwaan geliyaan.
Gaalkacyo(GLN)_Taliska ciidamada booliska gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa amaro cusub kusoo rogay Imaamyada masaajidda magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku yaala.
Taliyaha qeybta booliska ee gobolka Mudug oo saxaafad...
Monday, November 28, 2016
-
Urur ay leeyihiin muslimiinta Dalka Maraykanka Oo Sheegay in Masaajiddo waraaqo hajabaad ah loo diray.
Urur ay leeyihiin muslimiinta Maraykanku ayaa sheegay in warqad kooban oo isku mid ah loo diray saddex masaajid oo ku yaalla gobolka California, warqadaas oo hadalka ku qorani ku tilmaamay Muslimiinta dad wasakh ahoo maan gaaban, ...
Monday, November 28, 2016
-
Ciidamada Xukumada Suuriya Oo Markii Ugu Horeysay guul ka gaadhay dagaalka Xalab.
Ciidamada dowladda Suuriya iyo xulafadooda ayaa hormar ballaaran ka sameynaya duullaanka ay ku hayaan qeybta mucaaradka ay maamulaan ee Xalab.
Ujeedada ay leeyihiin ayaa ah in labo ay u kala qeybiyaan deegaanada ay mucaaradka ka ...
Monday, November 28, 2016
-
Xiisad Colaadeed Oo ka taagan magaalada Kesese Ee Dalka Uganda.
Weli waxa xiisadi ka taagan tahay magaalada Kesese ee galbeedka Ugand, ka dib markii ciidamada nabad gelyado xidheen boqor dhaqameedkii gobolkaas.
Milatari iyo boolis ayaa gudaha u galay qasriga boqorka galabnimadii axaddii, warb...
Monday, November 28, 2016
-
Qaramada Midoobeey Oo Baadhaysa xadgudubyada lagu Eedeeyay Ciidamada Turkiga.
Baare sare oo ka socda Qaramada Midoobeey, Nils Melzer, ayaa gaaray dalka Turkiga, halkaas oo shan maalmood uu ku sugnaan doono.
Wuxuu doonayaa inuu baaritaan ku sameeyo eedaha la xiriira in maamulka dalkaasi ay jirdil geysteen.
...
Monday, November 28, 2016
-
Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay garoonka diyaaradaha Nairobi.
Nairobi(GLN)_Diyaarad ka duushay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa shil ku gashay garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta Air Port ee magaalada Nairobi, iyadoo muddo saacado ah la hakiyay howlihii duulimaad ee garoonkaas....
Monday, November 28, 2016
-
Ciidamada Nabadsugida Somaliya Oo gacanta ku dhigay goob keyd Miinooyin U ahayd Ururka Al-Shabaab.
Beledweyn(GLN)_Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in howl gal ay sameeyeen Ciidamada Nabadsugida gacanta ku dhigeen goob Al-Shabaab u isticmaali jireen keydka qaraxyada.
Taliyaha Ciidamada ...
Monday, November 28, 2016
-
Deegamada Gobalka Sool Oo Laga Hirgaliyay Mashruuci Abid Kobac & Dhaqalaha Badna Rag & Dumarna Kashaqogalen
Deegamada Gobalka Sool Oo Laga Hirgaliyay Mashruuci Abid Kobac & Dhaqalaha Badna Rag & Dumarna Kashaqogalen
https://youtu.be/ejr0_WhbmYg...
Monday, November 28, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiโDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
๐๐๐๐๐๐ baa la inoo dhigay an ku ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|