|
Wararka
-
Maamulka Jaamacadda Golis: “La Yaab Wanaagsan Ayey Nagu Noqotay Imaatinka Madaxweyne Muuse Biixi.”
Hargeysa (GLN): Halkan ka daawada maamulka jaamacadda Golis oo faahfaahin ka bixinaya ka soo qaybgalkii madaxweyne Muuse Biix ee xafladdii maanta ee qalinjebinta, oo uu sheegay in madaxweyne ku xigeenku na ka la soo qaybgalay.
...
Wednesday, October 3, 2018
-
Madaxweyne Muuse Oo Si Kedis Ah Uga Qaybgalay Xaflad Qalinjebineed
Hargeysa (GLN): Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si la ma filaan ah uga qaybgalay xaflad qalinjebineed oo jaamacadda Golis u qabatay arday jaamacadda ka qalinjebiyey.
https://www.youtube.com/watch?v=W9ScFZR_vI8&f...
Wednesday, October 3, 2018
-
Muxaadaro Cusub Oo Ku Saabsan Walaaltinimada Islaamka Oo Uu Soo Jeedinayo Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi
Halkan ka daawada muxaadaro cusub oo ku saabsan walaaltinimada dhabta ah ee loo baahan yahay inay dhex marto dadka muslimiinta ah, oo uu soo jeedinayo Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi.
https://www.youtube.com/watch?v=HEn...
Wednesday, October 3, 2018
-
Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Kormeer Kedis Ah Ku Samaysay Shaqaalaha Ammaanka Ee Madaarka Hargeysa
Hargeysa (GLN): Masuuliyiin uu horkacayo guuddoomiyaha Hay'adda Shaqaalha Dawladda ee Somaliland Sharmaarke Geelle, ayaa saaka kormeer ku kedis ah ku sameeyey tirada iyo tayada shaqaalaha ammaanka ee garoonka diyaaraha ee Hargeysa...
Tuesday, October 2, 2018
-
Wasiir Shukri Baandare Oo Ka Hadashay Shir Caalamiya Oo Deegaanka Ku Saabsanaa Oo Ay Ka Qayb gashay
Hargeysa (GLN): Wasiirka deegaanka Somaliland marwo Shukri Baandare, ayaa sheegtay in ay dalka Maraykanka kaga qayb gashay shir lagaga hadlayey wixii ka fulay heshiiskii deegaanka ee Paris.
https://www.youtube.com/watch?v=THs4r...
Tuesday, October 2, 2018
-
Jaamacadaha Gobolka Sanaag Oo Sheegay In Laga Duudsiyey Saami Deeq Waxbarasho
Ceerigaabo (GLN): Halkan ka daawada masuuliyiinta jaamacadaha gobolka Sanaag, oo sheegay in laga duudsiyey deeq waxbarasho oo ay gobol ahaan saami u heleen.
https://www.youtube.com/watch?v=1mdzhYJ8p5M&feature=youtu.be
...
Monday, October 1, 2018
-
Jaamac Shabeel Oo Meesha Ka Saaray In Laga Qaaday Guddoomiyennimadii Golaha Dhexe Ee Kulmiye
Hargeysa (GLN): Halkan ka daawada Jaamac Shabeel oo maanta shaaca qaaday in aanu jirin xil laga qaaday oo ah guddoomiyennimadii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye, is markaa na sheegay in lagu haysto ka hadalkii xeerka Kufsiga ee uu...
Monday, October 1, 2018
-
Shir Lagu Heshiisiinayo Beelo Hore Uu Dagaal U Dhex Maray Oo Laascaanood Ka Furmay
Laascaanood (GLN): Wejigii labaad ee shirka lagu heshiisiinayo beelo hore ugu daagaallamay deegaan ka tirsan gobolka Sool, ayaa maanta ka furmay magaalada Laascaanood.
https://www.youtube.com/watch?v=D0MTmZdnP1I
...
Sunday, September 30, 2018
-
Jaamac Shabeel Oo Xilka Kulmiye Ka Qaaday Ku Tilmaamay Sharci-darro
Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa xil ka qaadis ku sameeyey guddoomiyihii golaha dhexe ee xisbiga Jaamac Shabeel, isaga oo xilka laga qaaday ku tilmaamay go'aan sharci-darro ah.
https://www.youtube.com/watch?v=4T...
Sunday, September 30, 2018
-
Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Waxqabad Soo Bandhigay
Hargeysa (GLN): Halkan ka daawada guddoomiyaha baanka dhexe ee Somailand Cali Baqdaadi, oo warbixin bille ah oo uu saaray kaga hadlay xaaladaha sicir bararka iyo sarrifka ee ka jira Somaliland iyo waxa ay ka qabteen.
https://ww...
Sunday, September 30, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧” 𝙌𝙖𝙡𝙞𝙣𝙠𝙞𝙞: 𝙈𝙖𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 𝙔𝙪𝙪𝙨𝙪𝙛 𝘽𝙞𝙙𝙝𝙞𝙞𝙙𝙝 𝘽𝙖𝙙𝙙𝙖.
"𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚'𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚'𝐚...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
“Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
“Rabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari la’yahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu go’aansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
“Ninku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec – 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: ‘Taariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ: Musharax Axmed Max’ed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. “Kuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
-
Is Kaa Wax U Qabsadii Ardayda Sheekh Bashiir Hargeysa. WQ: Maxamed Aadan Tarabbi
Waagii aan ku jiray Dugsiga Dhexe Ee Sheekh Bashiir Hargeysa waxaan Maamule Cawil iyo Khadra oo mark...
Monday, August 6, 2018
More Wararka
|