|
Wararka
-
Daawo;Caaqil Cusub Oo Maanta Borama Lagu Caleemo Saaray.
Borama(GLN)_Halkan Hoose ka Daawo Cheif Caaqil Warsame Cheif Caaqil Muuse Cheif Caaqil Axmed Cheif Caaqil Geele Oo Ka Mid Noqon Doona Bahda Dhaqanka Ayaa Magaalada Borama Lagu Caleemo saaray.
https://www.youtube.com/embed/_D3Zk...
Thursday, August 25, 2016
-
Marxuum Maxamed Cali Samatar oo maanta lagu aasay magaalada Muqdisho (Sawirro)
Muqdisho(GLN)_Allaha u naxariistee waxaa maanta aas qaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho Gen Maxamed Cali Samatar oo xilal sare ka soo qabtay dowladdii Milateriga aheyd, iyadoo aaskiisa ay ka qeyb galeen Madaxda ugu sare dowla...
Thursday, August 25, 2016
-
Mucaaradka Waddanka Suuriya ayaa la wareegay magaalada Jarablus oo u dhow xadka Dalka Turkiga.
Hargeysa(GLN)_Wararka ka imanay waddanka suuriya ayaa sheegayaa in Mucaaradka Suuriya oo taageero ka helaya Milateriga Turkiga ayaa la wareegay magaalada Jarablus oo ku dhow xadka Suuriya, iyadoo taangiyada Turkiga ay ka tallaabee...
Thursday, August 25, 2016
-
Macluumaad Ku Saabsan Valadamir Putin (Xogta Dahsoon)
Barnaamijkeena waxaynu ku soo qaadaynaa xogo iyo macluumaad ku saabsan Madaxweynaha Xiligan ee Dalka ruushka Valadamir Putin.
https://youtu.be/1zZRC1EaJ08...
Thursday, August 25, 2016
-
DAAWO: Shaqooyinka La Yaabka Leh ee Dunida ka Jira, (Xogta Dahsoon)
Shaqooyinka la yaabka leh ee aynu barnaamkeenan ku eegayno waxa ka mid ah dhadhaminta Xalwada oo ah shaqo loo qaato dadka qaarkood kuwaas oo waajibkoodu yahay inay hubiyaan dhadhanka qaybaha kala duwan ee xalwada ay shirkaduhu soo...
Thursday, August 25, 2016
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Wafti Uu Hogaaminayo Agaasimaha Hay’ada Inter Peace.
Madxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay maanta Agaasimaha guud ee Hay’adda Caalamigaa ee Inter Peace, Mr. Scott M. Weber oo fadhigiisu yahay magaalada Geneva ee xarun...
Wednesday, August 24, 2016
-
Maayirkii hore ee borama ayaa ka hadlay guryo ku yaal galbeedka borama oo loo dhisay danyarta oo maalmihii uu danbayey uu muran xoogani ka tagnaa.
Borama(GLN)_Hoose ka Daawo Maayirkii hore ee Borama ayaa ka hadlay guryo ku yaal galbeedka Borama oo loo dhisay danyarta oo maalmihii uu danbayey uu muran xoogani ka tagnaa.
https://www.youtube.com/watch?v=aucHBsoEJy4...
Wednesday, August 24, 2016
-
DAAWO: Wadanka aan Jeelasha lahayn, (Xogta Dahsoon)
Dalka yar ee Jasiirada Faaruu waxa uu ka kooban yahay jasiirado yaryar oo silsilad ah oo ku yaalla waqooyiga Qaaradda yurub waxana ay haysataa ismaaul xukun hoosaad ah inkastoo ay hoos tagto taajka dalka Denmark, waan dalka...
Tuesday, August 23, 2016
-
DAAWO:Kelmadii Xisbiga Mucaaradka ah Ee Wadani Ka Yidhi Bandhiga taageerada Aqoonsiga Somaliland.
Hargeysa(GLN)_Halkan Hoose ka DAAWO Kelmadii Xisbiga Mucaaradka ah Ee Wadani Ka Yidhi Bandhiga taageerada Aqoonsiga Somaliland ee maanta ka dhacday Hotel maansor .
https://youtu.be/nV-8o0a-HLk...
Tuesday, August 23, 2016
-
Daawo;Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Soo Bandhigay Xaddiga Dadka Raba Aqoonsiga Sonaliland.
Hargeysa(GLN)_Hoose ka Daawo Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Dr sacad cali shiire Oo Markii Ugu Horeysay Soo Bandhigay Xaddiga Dadka Raba Aqoonsiga Sonaliland.
https://youtu.be/6YjrWxJ1Vno
...
Tuesday, August 23, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
𝐂𝐀𝐒𝐇𝐀𝐑 baa la inoo dhigay an ku 𝐂𝐈𝐁𝐑𝐎 𝐐𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍𝐎. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧” 𝙌𝙖𝙡𝙞𝙣𝙠𝙞𝙞: 𝙈𝙖𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 𝙔𝙪𝙪𝙨𝙪𝙛 𝘽𝙞𝙙𝙝𝙞𝙞𝙙𝙝 𝘽𝙖𝙙𝙙𝙖.
"𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚'𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚'𝐚...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
“Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
“Rabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari la’yahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu go’aansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
“Ninku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec – 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: ‘Taariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|