|
Wararka
-
Hargeysa: Halabuur Guuleed Oo Bandhig-suugaaneed Loo Qabtay
Hargeysa (GLN): Halabuur Guuleed Yuusuf Axmed, ayaa xalay magaalada Hargeysa ku soo bandigay maansooyin ka la duwan oo uu curiyey.
Halkan ka daawada war uu HCTV ka sameeyey bandhig-suugaaneedkaas.
https://www.youtube.com/wat...
Saturday, August 4, 2018
-
Wareysi Laga Qaaday Weriyaha Ruug-caddaaga Ah Ee Aadan Nuux Dhuule
Halkan ka daawada waraysi soo bandhiga taariikhdii waxqabad iyo nololeed ee weriyaha ruug-caddaaga ah ee Aadan Nuux Dhuule, oo muddo ka badan labaatan sannadood ka soo shaqeeyey BBC laanta afka Soomaaliga.
https://www.youtube....
Saturday, August 4, 2018
-
Warbixin: Han Sare Ayuu Lahaa Wuu Se Hoyday
Alle ha naxariisee waxa maanta magaalada Hargeysa ku geeriyooday marxuum Mukhtaar Xasan Cabdilaahi (Mukhtaar Gacan), oo ahaa nin dadaal badan ku bixiyey u ololaynta naafadda iyo sidii uu isaga laftiisu wax u noqon lahaa.
Cabdis...
Friday, August 3, 2018
-
Wasiir Maxamed Kaahin Oo Shaaciyey In Ciqaab La Marin Beeshii Qaab Ciidan Is U Abaabusha
Ceel Afweyn (GLN): Halkan ka daawada wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed, oo meel fagaare ah ka sheegay in beeshii dambe ee deegaanka Ceel Afweyn ee la arko iyaga oo ciidan ahaan u abaabulan in tallaabo laga qaadi doono...
Thursday, August 2, 2018
-
Colaaddii Ceel Af-weyn Oo La Soo Afjaray Iyo Go’aankii Ay Soo Saareen Ergadii Dhexdhexaadintu
Ceel Af-weyn (GLN): Halkan ka daawad colaaddii muddada ka taagnayd deegaanka Ceel Af-weyn oo la soo afjaray, is la markaa na ay maanta ergadii dhexdhexaadint ku dhawaaqeen go'aankii ay soo saareen.
https://www.youtube.com/watch...
Wednesday, August 1, 2018
-
Maaluleyaasha Dugsiga Gaarka Loo Leeyahay Ee Awdal Oo Diidmo Ka La Hor Yimi W. Waxbarashada
Hargeysa (GLN): Halkan ka daawada maaluleyaasha dugsiga gaarka loo leeyahay ee Awdal oo qaadacay amar ka soo baxay wasaaradda waxbarashada Somaliland, oo sheegaya in dib loo dhigay waqtigii waxbarashada ay bilaabi lahaayeen.
ht...
Tuesday, July 31, 2018
-
Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Dadweynaha Reer Qardho La Hadlay
Qardho (GLN): Raysal wasaaraha dowladda Fadaraalka ah ee Soomaaliya oo safar ku jooga Puntland, ayaa meel fagaare ah ka la hadlay dadweynaha ku nool magaalada Qardho.
https://www.youtube.com/watch?v=mACDfm6qvbs
...
Tuesday, July 31, 2018
-
Golaha Wakiillada Somaliland Oo Soo Bandhigay Dhaqaale Dowladeed Oo La Lunsaday
Hargeysa (GLN): Halkan ka daawada baadhitaan uu sameeyey Golaha Wakiillada Somaliland, oo soo bandhigaya dhaqaale dowladeed oo badan oo la lunsaday iyo dadkii lunsaday.
https://www.youtube.com/watch?v=lAwr5P9UDNA
 ...
Tuesday, July 31, 2018
-
Wasiir Sacad Oo Ka Hadlay Wada Hadallada Somaliland Iyo Soomaaliya
Hargeysa (GLN): Halkan ka daawada wareysi uu bixiyey wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, kaas oo lagu weydiiyey arrimo kala duwan.
https://www.youtube.com/watch?v=rWlQ_-_teQo&feature=youtu.be
...
Tuesday, July 31, 2018
-
Abwaan Dhako Oo Gabey Ka Tiriyey Colaaddii Ceel-afweyn
Halkan ka daawada abwaan Axmed Maxamed Nuur (Dhako), oo gabey ka sameeyey colaaddii Ceel-afweyn.
https://www.youtube.com/watch?time_continue=660&v=plCG_z2SgHw
 ...
Sunday, July 29, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
-
𝐂𝐀𝐒𝐇𝐀𝐑 baa la inoo dhigay an ku 𝐂𝐈𝐁𝐑𝐎 𝐐𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍𝐎. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧” 𝙌𝙖𝙡𝙞𝙣𝙠𝙞𝙞: 𝙈𝙖𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 𝙔𝙪𝙪𝙨𝙪𝙛 𝘽𝙞𝙙𝙝𝙞𝙞𝙙𝙝 𝘽𝙖𝙙𝙙𝙖.
"𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚'𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚'𝐚...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
“Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
“Rabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari la’yahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu go’aansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
“Ninku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec – 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: ‘Taariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ: Musharax Axmed Max’ed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. “Kuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
More Wararka
|