|
Maqaallo
-
Hambalyo Meher Wacan: Mustafe Muuse Cilmi Iyo Nuura Yaasiin Xaaji Cabdillaahi
1- Hooyo Safiya Cali Muuse
2- Cabdicasiis Muuse Cilmi xaaskiisa iyo carruurtiisa
3- Maxamed Muuse Cilmi xaaskiisa iyo Carruurtiisa
4- Faadumo Muuse Cilmi iyo carruurteeda
5- Sahra Muuse Cilmi saygeeda Axmed Magan iyo c...
Monday, February 6, 2017
-
Qiso Dhab Ah: Isa Seegii Sheekh Weli Iyo Walkaalkii Waaberi + Tuducyo Aan Ka Soo Dheeganay Gabay Uu Waaberi U Tiriyey Sheekh Weli :Qalinkii C/raxmaan Carab Ducaale.
Sheekh Welow walaalkay rumoow
War Yar-baan ku Farayaaye
Weedhay-dan Dhegayso.
Sheekh Weli iyo waaberi waa walaalo ay hooyo iyo aabe wadda dhaleen , iyadoo uu wax qoodhoole ah aabbahood Marxuum Cali d...
Monday, February 6, 2017
-
Sicir bararka iyo qiime dhaca shilinka Soomaaliland. WQ:ย Dr. Cabdiqani Xuseen (Beder)
Beryahan waxa soo xoogaysanayey cabashada bulshadu muujinayso ee ku aaddan dhibaatada sicir bararka iyo qiima dhaca shilinka soomaaliland, halka markasta oo arrintaas laga hadlo ay xukuummaddu sababta u celiso adeegsi yarida lacag...
Thursday, January 26, 2017
-
Doodaha Jiilashii Kala Duwanaa Ee Soomaalida. WQ: Cali Cabdi Coomay
Kala aragti-duwanaashaha bulshada Soomaalida, waxa laga dhex arki karaa hadalada iyo ficilada ay muujinayaan dadku markay ku sugan yihiin fagaareyaasha fadhiyada la isugu yimaado. Jiil kastaa wuxuu ku doodaa in ay ahaayeen kuwii u...
Thursday, January 26, 2017
-
Maxaa Sababay In Qiimaha Lacagta Somaliland Hoos U Dhaco, Sideese Sare Loogu Qaadi Karaa? WQ: Cali Ismaaciil Mire ย ย
Hordhac
Qiimaha lacagta dalka ee shillingka ayaa mudooyinkii u danbeeyay aad hoos ugu dhacay iyada oo sarifka shillingka ee halka Dollar gaadhay 8,000slsh ilaa 9,000slsh maalmihii ugu danbeeyay. Baanka dhexe ee dalka oo dawlada...
Thursday, January 26, 2017
-
Gorfaynta Qabyaaladda Iyo Qorshe Xumidda Miisaaniyadda Qaranka. WQ: Yaasiin Calase
Sida aynu wada ognahay, waxa ay golaha wakiilada ee ay soo doorteen shacabku si ay ugu matalaan codkooda, la xisaabtanka iyo sixida xukumadda. Ay si duudub ah ku ansixiyeen miisaaniyadii 2017 iyaga oo aan wax masuuliyad ah iska sa...
Thursday, January 26, 2017
-
SHILINKA SOMALILAND WAXA QIIMIHII IYO QAAYIHII KA QAADEY UMADDII LAHAYD. QALLINKII: MAHAD CALI-SALAAN’
Maanta ma jiro wax la yidha sixir barar ee waxaa jira in shilinkii Somaliland uu ku dhacay RIFAN IYO LISAN,uuna la mid noqdey waraaqaha.
Shilinka Somaliland oo qiimo iyo qaayo beela wuxu la mid yahay Somaliland oo cago la' ama ...
Thursday, January 26, 2017
-
Tacsi Tiiraanyo Leh: Marxuum Aadan Xaaji Faarax Axmed (Boos)
Dhammaan dadka hoos ku xusan oo kala ah:
Huseen Haji Farah Ahmed
Anab Haji Farah Ahmed
Nimco Haji Farah Ahmed
Sahra Haji Farah Ahmed
Farhan Haji Farah Ahmed
Ahmed Muhumed Magan
Ahmed Aden Rayid
Fardus Suud...
Tuesday, January 17, 2017
-
Haddaad i jeclaato, Waad dhiman! Qalinkii: Xamse Cumar Kujoog
Marwaan waa wiil yar oo da' ahaan jira 10 gu'. Waxa uu ka mid yahay ubadka ku xaraysan mid ka mid ah xarumaha agoomaha ee magaalada Hargaysa.
Marwaan waa wiil aamusan oo aan jeclayn in uu la sheekaysto ubadka kale, macalimiinta...
Thursday, January 12, 2017
-
Gummaadkii Geedaha iyo Gurmadkii Ka Dambeeyay ! Qalinkii: Khaalid Foodhaadhi
Debis, waa magaalo ka tirsan degmada Cadaadley ee gobolka Maroodi-jeex ee Somaliland, waxaana ay ku dhawaad 90KM koonfur bari kaga beegantahay magaalada caasimadda ah ee Hargeysa.
Magaaladani waxa ku nool dad xoolo dhaqato iyo ...
Thursday, January 12, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ:ย Musharax Axmed Maxโed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. โKuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
-
Is Kaa Wax U Qabsadii Ardayda Sheekh Bashiir Hargeysa. WQ: Maxamed Aadan Tarabbi
Waagii aan ku jiray Dugsiga Dhexe Ee Sheekh Bashiir Hargeysa waxaan Maamule Cawil iyo Khadra oo mark...
Monday, August 6, 2018
More Wararka
|