Arrimaha Bulshada
-
Qodobadan Samee Si Aad U Hanato Kalsoonida Ilmahaaga. WQ: Cabdishakuur X. Muxumed Muuse (Heersare)
Ilmuhu marka uu yar yahay waxa saamayn xooggan ku leh waalidkiisa oo uu waqti badan la qaadanayo. Marka uu tago goob waxbarasho waxa uu gelayaa xaalad kale oo iyana saamaynteeda leh. Deegaanka iyo bulshada uu ku dhex korayo oo iya...
Monday, February 19, 2018
-
12 tips for shooting better video
Make your home movies more engaging and exciting.
by Crutchfield's Tara W.
IN A NUTSHELL
Video cameras are packed with features, and it can be tempting to use them all. However, it's a good ide...
Sunday, February 11, 2018
-
Daawo: 90 jir Tasfiirka Qur’aanka ka bartay idaacadda Hargeysa
Aw Maxamed Ibraahim oo ah oday 90jir ah oo ku nool magaalada Hargeysa, ayaa waxa uu tafsiirka qur'aanka ka bartay idaacadda Radio Hargeysa isagoo ku dhawaad 15 sano ka baranaayay tafsiirka idaacadda.
https://www.youtube.com/wat...
Saturday, February 10, 2018
-
Sheekh Ummal: “Baraha bulshadu waxay noqdeen meel qashin-qub ah.”
Halkan ka daawada sheekh Maxamed Cabdi Ummal oo barashada ku tilmaamay inay muddooyinkan dambe noqdeen qashin-qub oo kale.
https://www.youtube.com/watch?v=fac9zpDQUdA&feature=youtu.be
Gacanlibaaxnews.com
...
Friday, February 9, 2018
-
Dhacdo Xusuus Mudan: “Inanta Magteedii Waanu Ka Dhaafnay.”
Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka ee Somaliland Cabdinaasir Cumar Yare, ayaa madal kaga sheekeeyey inan uu abti u ahaa oo shil gaadhi oo ka dhacay deegaanka Qardho ee Puntland ku geeriyootay, isla markaana sidii wanaagsana...
Friday, January 26, 2018
-
Warbixin: Dhakhtarka Danyarta Iyo Dadka Lafuhu Burburaan
Lafaha Xoolaha Ayuu Dadka Geliyaa.
Carwadii hore ee Hargeysa ayaa u ah waadhka uu dadka ku qalo kuna daweeyo.
Muddooyinkan danbe oo ay soo baxayeen warar sheegaya in carwadii laga saarayo oo la iibiyey, ayaanu jeclaystay in ...
Wednesday, December 27, 2017
-
Warbixin: Askartii Shimbiraha Quudinaysay – Diyaarintii: Cabdishakuur Heersare
Warbixintan waxa sameeyey Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare), oo bishii December 2014kii mar uu safar ku maray kaantaroolka bari ee Hargeysa "Halleeya", kula kulmay askar shimbiro badan quudinaysay. Hawsha samafalka ah ee...
Monday, December 25, 2017
-
Warbixin: Abwaan Yuusuf Shaacir Iyo Xifdigiisa Xagga Suugaanta.
Sidee bay ugu fududaatay abwaan Yuusuf Shaacir inuu noqdo qof xafida oo korka ka haya suugaan badan sida silsilad-maanseedyo.
Halkan kaga bogta warbixin uu Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) ka sameeyey xifdiga suugaan...
Tuesday, December 19, 2017
-
Qalin Ma koobaan: Gabay Soo Bandhigaya Magacyada Dhirta Oo Uu Tiriyey Abwaankii Cali Mooge Geeddi.
Qalin ma-koobaan waa buugga lagu soo ururiyay suugaanta hodanka ah ee Alle ha u naxariistee Abwaan Cali Mooge Geeddi (1960-kii – 2003dii). Waxa qalinka u qaadtay Cabdalla Xaaji Cusmaan, oo ku ammaanan dedaalka iyo waqtiga uu gal...
Friday, November 3, 2017
-
Daawo: Adeeg Caafimaad Oo Cusub Oo Hargaysa Laga Hirgeliyey
Halkan ka daawaada adeeg caafimaad oo cusub oo Hargaysa laga hirgeliyey.
https://www.youtube.com/watch?v=4qbikD_hjGo&feature=youtu.be
Gacanlibaaxnews.com
Hargeysa Of...
Friday, November 3, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayâ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
“Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
“Rabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari la’yahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu go’aansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
“Ninku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec – 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: ‘Taariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ: Musharax Axmed Max’ed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. “Kuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
-
Is Kaa Wax U Qabsadii Ardayda Sheekh Bashiir Hargeysa. WQ: Maxamed Aadan Tarabbi
Waagii aan ku jiray Dugsiga Dhexe Ee Sheekh Bashiir Hargeysa waxaan Maamule Cawil iyo Khadra oo mark...
Monday, August 6, 2018
-
Muranka Somaaliya iyo Jabuuti, Waxaa La Gaadhay Xilligii Uu Farmaajo Xilka Ka Degi Lahaa. Faallada Xassan Cumar Hoorri
Dadweynaha Somaaliya ayaa, maalmahan, si isdabajoog ah u eedeeyay Madaxweyne Farmaajo iyagoo ku canb...
Monday, August 6, 2018
-
REFLECTIONS ON BERBERA PORT CONCESSION AGREEMENTIN ANTICPATION OF CHANGINGES IN THE HORN OF AFRICA. By: Dr. Mohamed Fadal:(mohdfadal@yahoo.ca)
The Berbera Tripartite Concession Agreement which Somaliland entered with the DP World of the United...
Saturday, August 4, 2018
More Wararka
|