|
Muuqaallada/Videos
-
Daawo:Qalbi wanaagii Gudoodo Carwo “Shamis Abokor Ismaaciil”
Alle ha u naxariistee Shamis Abokor Ismaaciil oo ku magacdheerayd “Guduudo Carwo†oo khamiistii todobaadkii hore oo ku beegnayd 07-12-2017 ku geeriyootau laguna aasay Hargeysa. Waxa ay ahayd qofkii ugu horreysay ee haw...
Friday, December 15, 2017
-
Daawo: Wax Ka Ogow Buuta Gacanlibaax| Warbixin
https://www.youtube.com/watch?v=WhCrrLu6qVg
Halkan ka daawada warbixin muuqaal ah oo ciwaankeedu yahay "WAX KA OGOW BUURTA GACANLIBAAX" oo ku saabsan buurta GACANLIBAAX. Waxaana sameeyey Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersa...
Tuesday, November 21, 2017
-
Wareysi: Dr. Edna Aadan Iyo Safarkeedii Norway Iyo Qaybo Ka Mid Ah Taariikhdeeda
Halkan ka daawada waraysi uu Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) uu Dr. Edna Aadan Ismaaciil kaga qaaday magaalada Oslo ee dalka Norway. Halkaas oo ay kaga qayb gashay shir caalami ahaa oo ku saabsanaa caafimaadka haweenk...
Monday, October 9, 2017
-
Daawo: Mooshin Ka Dhan Kelmadda DHAQAN-CELIS
Barnaamijka kulanka Gorfaynta oo ka baxa idaacadda Radio Maqal oo laga dhegayso Oslo iyo nawaaxigeeda, ayaa todobaadkan diiradda lagu saaray Kelmadda DHAQAN-CELIS, oo marka macnaheeda hoos loogu sii dhaadhaco ay ka muuqato nooc ta...
Wednesday, May 24, 2017
-
Daawo: Waajibka Qur’aanka Innaga Saaran Iyo Qisooyin Markhaati U Ah [MIDHAHA DIINTA]
Muuqaalkan kooban waxa aad kaga bogan doontaan farriin muhiim ah oo ku saabsan qof muslimka ah waajibka ka saran qur’aanka kariimka ah iyo ku camal-falkiisa ba. Waxaana qodobkan ka hadlaya sheekh Almis Yaxye Xaaji Ibraahin.
W...
Thursday, April 20, 2017
-
Daawo: Waraysi Ku Saabsan Mucda Suugaanta Hal-abuur Nageeye Cali Khaliif
Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi uu suxufiga Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) la yeeshay hal-abuur Nageeye Cali Khaliif, kaas oo ku saabsan suugaantiisa iyo hal-abuurkiisa ba. Waxa aad waraysiga kaga bog...
Tuesday, April 18, 2017
-
MIDHAHA DIINTA: Muxuu yahay Fiqigu? Maxaa se Shuruud Looga Baahan yahay Qofka Baranaya?
Waxa dhici karta in dad badani aanay si fiican uga dheragsanayn sharaxaadda waxa uu yahay FIQIGU iyo weliba haddii uu qofku baranayo shuruudaha looga baahan yahay waxay.
Weydiinta kor ku xusan waxa si huwan uga warcelinaya shee...
Friday, April 7, 2017
-
MIDHAHA DIINTA: Maxaa Imaanka Siyaadiya? Maxaa se Naaqusiya?
Todobaadkan barnaamijkeenna MIDHAHA DIINTA waxa aad kaga bogan doontaan qodob muhiim u ah caqiiqada iyo aaminaadda qofka muslimka ah. Waxaana qodobkaasi yahay; Maxaa Imaanka siyaadiya? Maxaa se naaqusiya? Waxa inoo soo jeedinaya s...
Friday, March 31, 2017
-
MIDHAHA DIINTA: Sheekh Barbaraawi Oo Sharxaya Waddada Loo Maro Nolosha Wanaagsan
Waa barnaamij cusub oo diini ah. Wuxuu xanbaarsanaan doonaan muuqaallo koob kooban oo farriin diineed gudbinaya.
Haddii alle ka dhigo jimce kasta waynu wadaagi doonnaa.
Waxa aanu ku bilaabaynnaa farriin diineed oo si kooba...
Friday, March 24, 2017
-
Dharaarihii UFFO Iyo Dr. Aadan Yuusuf Abbokor. Qore: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare)
Sannad kasta maanta kale 20ka bisha Feebarweri waxa Somaliland looga dabbaaldegaa xuska maalinta dhalinyarada Somaliland oo lagu saleeyey maalintii dhagax-tuurka ay dhallinyaradii dugsiyada sare ugu hiiliyeen kooxdii UFFO 20ki...
Monday, February 20, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧” 𝙌𝙖𝙡𝙞𝙣𝙠𝙞𝙞: 𝙈𝙖𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 𝙔𝙪𝙪𝙨𝙪𝙛 𝘽𝙞𝙙𝙝𝙞𝙞𝙙𝙝 𝘽𝙖𝙙𝙙𝙖.
"𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚'𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚'𝐚...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
“Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
“Rabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari la’yahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu go’aansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
“Ninku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec – 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: ‘Taariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ: Musharax Axmed Max’ed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. “Kuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
-
Is Kaa Wax U Qabsadii Ardayda Sheekh Bashiir Hargeysa. WQ: Maxamed Aadan Tarabbi
Waagii aan ku jiray Dugsiga Dhexe Ee Sheekh Bashiir Hargeysa waxaan Maamule Cawil iyo Khadra oo mark...
Monday, August 6, 2018
More Wararka
|