|
Muuqaallada/Videos
-
Daawo;Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Soo Dhaweeyey Go,aanka Madaxwayne Siilaanyo, Kana Soo Horjeestay Hadalkii Ka Soo Yeedhay Xisbiga Mucaaradka ah Ee Waddani ay Ku Qaadaceen Go,aankii Madaxwaynaha Somaliland.
Hargeysa(GLN)_Hoose ka Daawo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Oo Soo Dhaweeyey Go,aanka Madaxwayne Siilaanyo, Kana Soo Horjeestay Hadalkii Ka Soo Yeedhay Xisbiga Mucaaradka ah Ee Waddani ay Ku Qaadaceen Go,aankii...
Sunday, September 11, 2016
-
Daawo;Somaliland iyo Puntland Oo La Kala Wareegay Maxaabiis iyo Masuuliyiinta Labada Dhinaca Oo GoobJoog ka aha .
Laascaanood(GLN)_Daawo Masuuliyiin ka kala Tirsan Somaliland iyo Puntland Oo La Kala Wareegay Maxaabiis iyo Masuuliyiinta Labada Dhinaca Oo GoobJoog ka aha .
https://www.youtube.com/watch?v=X5hw5sjaR8A
...
Saturday, September 10, 2016
-
DAAWO: Duuliyayaashii Ciidamada ee Naftooda Halista Geliyey (Xogta Dahsoon)
Xirfadda shaqo ee duuliyuhu waa mid ay cid waliba xiisayso oo ku hamido xitaa haday yihiin caruurta yaryar, iyadoo dulliyuhu yahay shaqsiga hawada duulinaya diyaaradda.
https://www.youtube.com/watch?v=1ElQGnZCGVg...
Saturday, September 10, 2016
-
Daawo;Xisbiga Mucaaradka ah Ee Waddani Oo Ka Soo Horjeestay Go,aankii ay Xukumada Somaliland Ku kala Qaaday Doorashada Madaxtooyada Iyo Golaha Wakiilada.
Hargeysa(GLN)_Daawo Xisbiga Mucaaradka ah Ee Waddani Oo Ka Soo Horjeestay Go,aankii ay Xukumada Somaliland Ku kala Qaaday Doorashada Madaxtooyada Iyo Golaha Wakiilada.
https://www.youtube.com/watch?v=ROdcXggpOZU&feature=you...
Saturday, September 10, 2016
-
Qiyaasaha Hantida Ganacsade Bill Gate (Xogta Dahsoon)
Bill Gate Milioner-ka ugu hantida badan caalamku waxauu sheegtaa hanti adduunyo oo gaadhaysa 90 bilion oo doolarka Marayakanka ah , waana hanti u dhiganta 5% dhaqaalaha dalka maraykanka oo ah wadanka ugu dhaqaalaha badan Dunida....
Saturday, September 10, 2016
-
Daawo;Saylada Xoolaha Magalada Boorama Oo Hoose U Dhacwayni ku Yimi Qiimaha Xoolaha Lagu kala Ibsado.
Boorama(GLN)_Halkan Hoose ka Daawo Saylada Xoolaha Magalada Boorama Oo Hoose U Dhacwayni ku Yimi Qiimaha Xoolaha Lagu kala Ibsado iyada oo ay wakhti yari ka hadhsan yihin munaasibada ciidal odxada.
https://www.youtube.com/watch...
Saturday, September 10, 2016
-
Daawo; Xukumada Somaliland Oo Go,aanka Gaadhay Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada.
Hargeysa(GLN)_Halkan Hoose ka Daawo Xukumada Somaliland Oo markii Ugu Horeysay Maanta Go,aanka Gaadhay Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada.
https://www.youtube.com/watch?v=ccrISZTe9mY...
Saturday, September 10, 2016
-
Daawo;Munaasibad Balaadhan Oo Maanta ka dhacday Magalada Burco ayaa Si Weyn loogu Soo Dhaweeyey Taageerayaal Tiro Badan Oo Ku Soo Biiray Xisbiga Mucaaradka ah Ee Waddani kana Soo Digarogtay Xisbiga Ucid.
Burco(GLN)_Daawo Munaasibad Balaadhan Oo Maanta ka dhacday Magalada Burco ayaa Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Taageerayaal Tiro Badan Oo Ku Soo Biiray Xisbiga Mucaaradka ah Ee Waddani kana Soo Digarogtay Xisbiga Ucid.
https://ww...
Saturday, September 10, 2016
-
Daawo;Munaasibada Ciidal Odxada ayaa si weyn loogu diyaargaloowayaa magaalada Borama.
Borama(GLN)_Daawo Dadwaynaha ku Dhaqan magalada Borama Ee Xarunta Gobolka Awda oo Munaasibada Ciidal Odxada si weyn loogu diyaargaloowaya.
https://www.youtube.com/watch?v=6H8tKAhnnqA
...
Saturday, September 10, 2016
-
Daawo;Fannaanada Caanka ah Ee Yurub Geenyo Oo Soo Saartay Hees Oo La Magacbaxday Maaweelo iyo Qisada ay Xambaarsan tahay Heestu.
Hargeysa(GLN)_Halkan Hoose ka Daawo Fannnaanada Caanka ah ee Yurub Maxamed Cabdi Geenyo, ayaa soo saartay Hees ka duwan heesihii ay hore u qaadi jirtay ujeedo ahaan iyo laxan ahaanba, Heesta oo magaceedu yahay Maaweelo w...
Saturday, September 10, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
-
𝐂𝐀𝐒𝐇𝐀𝐑 baa la inoo dhigay an ku 𝐂𝐈𝐁𝐑𝐎 𝐐𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍𝐎. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧” 𝙌𝙖𝙡𝙞𝙣𝙠𝙞𝙞: 𝙈𝙖𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 𝙔𝙪𝙪𝙨𝙪𝙛 𝘽𝙞𝙙𝙝𝙞𝙞𝙙𝙝 𝘽𝙖𝙙𝙙𝙖.
"𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚'𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚'𝐚...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
“Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
“Rabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari la’yahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu go’aansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
“Ninku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec – 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: ‘Taariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ: Musharax Axmed Max’ed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. “Kuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
More Wararka
|