|
Wararka
-
Daawo Masuuliyiin iyo Madax Dhaqameed Ku Maamuusay Qado Sharaf Siyaasi Bile Rafle.
Daawo Masuuliyiin iyo Madax Dhaqameed Siyaasi Kuย Maamuusay Qado Sharafย Siyaasi Bile Rafle.
https://www.youtube.com/watch?v=zj95cvMOFdk...
Friday, January 5, 2018
-
” Balan Waxaanu Ku Qaadeynaa In Aanu Soo Celno Dhamaan Dhulkii Dawlada ..” Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland
Wasiirka wasaarada hawlaha guud ee Somaliland Md Cabdirashiid Cabdilaahi Qanb ayaa waxaa uu balan
ku qaadey in xukuumada cusub ee madaxweyne Muuse Biixi ay soo celin doonto dhamaan dhulkii dawlada ee sifo aan sharci aheyn lagu ...
Friday, January 5, 2018
-
Daawo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Garonka Diyaaradaha Magalada Muqdisho ku Soo Dhaweeyey Wasiirka Cusub Ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya.
Daawo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Garonka Diyaaradaha Magalada Muqdisho ku Soo Dhaweeyey Wasiirka Cusub Ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya.
https://www.youtube.com/watch?v=NwAVrXvm_Cg...
Friday, January 5, 2018
-
Xukumada Kuuriyada Koonfureed oo aqbashay wadahadallada Ciyaaraha Olambigga
Dawladda Kuuriyada Waqooyi ayaa aqbashay in ay ka qaybqaadato wadahadallo heer sare ah oo toddobaadka soo socda dhici doona, sida ay sheegeen saraakiisha Kuuriyada Koonfureed.
Kulanka 9 Janaayo ayaa diiradda saari doona sidii loo...
Friday, January 5, 2018
-
Qareenada Madaxweyne Trump oo dalbaday in la joojiyo daabacaada buug laga qoray Madaxweynaha
Garyaqaanada madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa gudbiyay dacwad ka dhan ah buug laga qoray madaxweynaha oo aanan wali soo bixin, balse macluumaadka ku jira la soo bandhigay.
Buugga ayaa waxaa qoray wariyaha lagu magacaab...
Friday, January 5, 2018
-
Weeraro lagu qaaday Soomaali ku nool magaalada Nazareth dalka Ethiopia
Waxaa sii kordhaya weerarada ay dadka ka soo jeeda Qowmiyadda Oromada ku hayaan Soomaalida ku nool dalka Itoobiya, iyadoo weerarkii u dambeeyay uu xalay ka dhacay magaalada Nazareth.
Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool magaalada ...
Friday, January 5, 2018
-
Daawo Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Ucid Oo ka Hadlay Masuul ka Tirsan Soomaaliya Oo Boqasho ku tagay Deegaano ka Tirsan Sanaag.
Daawo Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Ucid Oo ka Hadlay Masuul ka Tirsan Soomaaliya Oo Boqasho ku tagay Deegaano ka Tirsan Sanaag.
https://www.youtube.com/watch?v=e-BF4_RUizw...
Thursday, January 4, 2018
-
Daawo Hanti Dhawraha Cusub Ee Somaliland Oo ka Warbixiyey Xilka Madaxweyne Muuse U Magacabay.
Daawo Hanti Dhawraha Cusub Ee Somaliland Oo ka Warbixiyey Xilka Madaxweyne Muuse U Magacabay.
https://www.youtube.com/watch?v=6f0IVMwnfQY...
Thursday, January 4, 2018
-
Seddex kamid ah golaha wasiirada Xukumada Soomaaliya oo xilalka laga qaaday
Raโiisul wasaaraha Soomaaliya ayaa xilka ka qaaday seddex kamid ah golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya, iyadoo seddex kale oo cusub lagu badalay wasiiradaasi.
Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Eng C/raxmaan Yariis...
Thursday, January 4, 2018
-
Nuxurka Goโaamo Ka Baxay Shirkii Golaha Wasiiradda Somaliland
Kal-fadhigii labaad (2aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi kuna wehelinaayey madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabd...
Thursday, January 4, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
-
๐๐๐๐๐๐ baa la inoo dhigay an ku ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ:ย Musharax Axmed Maxโed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. โKuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
More Wararka
|