|
Wararka
-
Dalka Costa Rica oo lagu xirey muwaadin Soomaali ah oo lagu eedeeynayo inuu yahay argagaxso Caalami ah
Dalka Costa Rica ย ayaa lagu xirey muwaadin Soomaali ah kaasoo lagu tuhunsan yahay inuu ka mid yahay Argagaixo Caalami ah kadib markii uu galay dalkaas isagoo ka soo gudbay wadanka jaarka la ah ee Panama.
Dowlada Maraykan...
Friday, March 24, 2017
-
Doon ay saarnaayeen boqolaal tahriibayaal ah oo ku degtey xeebta dalka Libya
Wararka ka imanaya dalka Libya ayaa sheegaya in laga cabsi qabo inay dhinteen dad ka badan labo boqol oo ruux kuwaasoo ahaa tahriibayaal kadib markii ay la degtay doon ay saarnaayeen.
Sarkaal u hadlay hayโad fadhige...
Friday, March 24, 2017
-
Booliska Uganda oo raadinaya askar toogatay gabadh saddex sano jir ah
Booliska dalka Uganda ayaa raadinaya afar ka tirsan ciidanka sida gaarka ah u tababaran kuwaasoo lagu eedeeyay in ay toogasho ku dileen gabar saddex sano jir ah.
Waxa lagu eedeynayaa inay sidoo kale dhaawaceen gabadha...
Friday, March 24, 2017
-
MADAXTOOYADDA KENYA OO 21 MADFAC U RIDAY MADAXWEYNE FARMAAJO OO BOOQASHO KU JOOGA DALKAASI
Halkan hoose ka daawo warkaas oo faahfaahsan
https://www.youtube.com/watch?v=gGRST5aIOGk...
Thursday, March 23, 2017
-
DUULIMAADYADA DIYAARADAHA TOOSKA AH EE MUQDISHO IYO NAIROBI OO DIB U FURMAYA
Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in laba isbuuc gudahood dib loo billaabi doono duulimaadyada tooska ee Muqdisho iyo Nairobi, iyadoo meesha laga saari doono in lagu sii hakado garoonka ku yaalla magaalada Wajeer...
Thursday, March 23, 2017
-
WASIIRKA ARIMAHA DIBADA SOMALILAND SACAD CALI SHIRE OO SHEEGAY INAANU HESHIISKII DP WORLD HESHIIS SAXA AHAYN EE UU CARAB LAALADIN AHAA
WASIIRKA ARIMAHA DIBADA SOMALILAND SACAD CALI SHIRE OO SHEEGAY INAANU HESHIISKII DP WORLD HESHIIS SAXA AHAYN EE UU CARAB LAALADIN AHAA
https://www.youtube.com/watch?v=D7e_-dg1LxE...
Thursday, March 23, 2017
-
Ururka Al-Shabaab oo xalay weerar culus ku qaaday degmada Baraawe
Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday magaalo xeebeedka Baraawe oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.
Weerarkan oo ahaa mid xooggan ayaa Al-Shabaab waxay dhowr jiho ka weerartay degmadaas, iy...
Thursday, March 23, 2017
-
TALISKA BOOLISKA OO KA HADLAY NIN AY ISKU MAGAC YIHIIN MADAXWEYNE SIILAANYO OO LA XIDHAY
Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo Faahfaahsan
Share this:
...
Thursday, March 23, 2017
-
Sababtii Hindiya Uga Baxday Ciyaaraha Koobka Adduunka (Xogta Dahsoon)
Hindiya waxa ay ka mid tahay dalalka aan maskaxda dadka ku soo dhicin marka laga hadlayo arimaha kubadda cagta ee caalamiga ah, waxana suurogal ah in dalkaasi ku wanaagsan yahay dhanka ciyaaraha cricket-ka, laakiin marka ay timaad...
Thursday, March 23, 2017
-
Daawo Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan La Qaatay Wakiilka Turkiga Ee Somaliland
Daawo Madaxweyne Siilaanyo ย Oo Kulan La Qaatay Wakiilka Turkiga Ee Somaliland
https://www.youtube.com/watch?v=CV06WhWx7DM...
Wednesday, March 22, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
-
Waa Maxay Wax Tarka Malabku ? WQ: Abshir Maxamuud Maxamed
Malabka taariikh ahaan waxaa la sheegaa in la isticmaali jiray muddo 3000 (saddex kun) oo sano Nabi...
Tuesday, May 5, 2026
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiโDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
๐๐๐๐๐๐ baa la inoo dhigay an ku ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|