|
Wararka
-
Daawo;Koomishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Soo Gabo-Gabeeyay Diwaan Galintii Gobolka Sanaag.
Ceerigaabo(www.Gacanlibaaxnews.com)_Halkan Hoose ka Daawo Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Soo Gabo-Gabeeyay Diwaan Galintii Gobolka Sanaag.
https://www.youtube.com/watch?v=FkE0jD9pSFE...
Saturday, August 13, 2016
-
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Rafcaan ka Qatay Go”aankii Guddida Diwaan Gelinta Ee Khilaafka Ucid.
Hargeysa(www.Gacanlibaaxnews.com)_Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee ucid eng faysal cali waraabe oo maanta Anbiil ka qatay go"aankii guddida diwan galinta .
War-Saxaafadeed Xisbiga UCID
Ref/UCID/XDH/154/2016
1. S...
Saturday, August 13, 2016
-
Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay Oo Meelmariyay In Ciidamo La Geeyo Dalka South sudan.
juba(www.Gacanlibaaxnews.com)_Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa Markii Ugu Horeysay meelmariyay in Ciidamo Tiradodu gadhayso 4000 oo Askari la geeyo dalka South Sudan.
Bilihi la soo dhaafay ayaa waxaay dagaalo ku d...
Saturday, August 13, 2016
-
War Deg Deg ah ;Madaxwaynaha Somaliland iyo Wafti u Hogaaminaayo Oo Saaka Safar Ugu Baxay Gobolka Awdal.
Hargeysa(www.gacanlibaaxnews.com)_
Madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed maxamud Siilaanyo iyo Wafti Baladhan uu hogaaminaayo ayaa Saaka ka ambabaxay magaalada Hargeysa.
Madaxwayne Siilaanyo iyo waftigiisa ayaa ku...
Saturday, August 13, 2016
-
Daawo;Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamud Oo Safarkiisii JigJiga kusoo Gabo- gabeeyay Dhaanto iyo Qoobka Ciyaar.
JigJig(www.gacanlibaaxnews.com)_Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu booqasho saddex maalmood ah ku tegay magaalada Jigjig...
Saturday, August 13, 2016
-
Cudurka dabeysha oo Markii Ugu Horeysay lagu arkay Dalka Nigeria.
Borno Nigeria(www.Gacanlibaaxnews.com)_Wararka ka imanaya waddanka Nigeria gar ahaan Gobolka Borno ayaa sheegaya in halka lagu arkay cudurka dabeeysha.
Hay'adda caafimaadka adduunka ee marka magaceda la soo gabiyo loo yaqano ...
Friday, August 12, 2016
-
Raysal Wasaare Ku Xigeenka Xukumada Somaliya Oo ka soo hor-jeestay qodob ka mid ah heshiiskii Madasha.
Muqdisho(www.Gacanlibaaxnews.com)_Raysal Wasaare kuxigeenka Xukumada Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa Markii Ugu Horeysay ka soo hor-jeestay qodob ka mid ah heshiiskii Madasha Wada-tashiga qaran ee Somaliya , isaga oo ka ha...
Friday, August 12, 2016
-
Daawo; Xukumada Somaliya Oo Sheegtay inay Dacwada ku Soo Oogayso Heshiiska ay Somaliland La Gashay Shirkada Dp World Ee Lagu Wareejinayo Dekeda Berbera.
Muqdisho(Gacanlibaaxnews.com)_Hoose ka DaaWO Xukumada Somaliya Oo Sheegtay inay Dacwada ku Soo Oogayso Heshiiska ay Somaliland La Gashay Shirkada Dp World Ee Lagu Wareejinayo Dekeda Berbera.
https://www.youtub...
Thursday, August 11, 2016
-
Daawo;Imtitaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare iyo Hoose dhexe Ee Somaliland OO Maanta Lagu Dhawaqay, iyo Natiijooyinkii Ardaydii Kaalmaha Sare ka galay imtixaanka Sanadkan.
Hargeysa(Gacanlibaaxnews.com)_Hoose ka Daawo Imtitaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare iyo Hoose dhexe Ee Somaliland OO Maanta Lagu Dhawaqay, iyo Natiijooyinkii Ardaydii Kaalmaha Sare ka galay imtixaanka Sanadkan.
https://www.youtube....
Thursday, August 11, 2016
-
Daawo ;Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Maanta Ka Warbixiyay Natiijada Imtixaanaadka Dugsiyada Sare iyo Hoose Dhexe Ee Dalka.
Hargeysa(Gacanlibaaxnews.com)_Hoose ka Daawo Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Cabdilahi Ibrahim Habanne Oo Maanta Ka Warbixiyay Natiijada Imtixaanaadka Dugsiyada Sare iyo Hoose Dhexe Ee Dalka.
https://www.yo...
Thursday, August 11, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
𝐂𝐀𝐒𝐇𝐀𝐑 baa la inoo dhigay an ku 𝐂𝐈𝐁𝐑𝐎 𝐐𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍𝐎. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧” 𝙌𝙖𝙡𝙞𝙣𝙠𝙞𝙞: 𝙈𝙖𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 𝙔𝙪𝙪𝙨𝙪𝙛 𝘽𝙞𝙙𝙝𝙞𝙞𝙙𝙝 𝘽𝙖𝙙𝙙𝙖.
"𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚'𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚'𝐚...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
“Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
“Rabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari la’yahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu go’aansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
“Ninku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec – 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: ‘Taariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|