|
Wararka
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Sameeyey Xil Magacaabis Iyo Xil Ka Qaadis
Hargeysa (GLN): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray waxa uu ku magacaabay masuuliyiin cusub.
Sidan na waxa lagu shaaciyey warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyad...
Monday, August 13, 2018
-
Buubaa Oo Sheegay In Imaaraadku Ay Somaliland Mariyaan Dhuumaha Ay Eritrea U Wadaan
Hargeysa (GLN): Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa, ayaa sheegay in dhuumaha ay shaacisay Imaaraadku inay Addis ka qaadayaan oo ay Asmara gaynayaan, ay ku habboon tahay in Somaliland laga qaado.
https://www.youtube.com/watch?v=dG...
Sunday, August 12, 2018
-
Somaliland: Madaxdhaqameedka Beesha Madhibaan Oo Shaaciyey Shir Aayo Ka Tashi
Hargeysa (GLN): Halkan ka daawada madaxdhaqameedka beesha Madhibaan, oo maanta shaaca ka qaaday inay qabsan doonaan shir aayo ka tashi.
https://www.youtube.com/watch?time_continue=871&v=Eix5waQOMLw
...
Sunday, August 12, 2018
-
Maxaa Laga Yidhi Hay’adihii Ay Xukuumadda Muuse Biixi La Wareegtay
Hargeysa (GLN): Xisbiyada Somaliland iyo aqoonyahan madaxbannaan, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay la wareegistii ay xukuumaddu la wareegtay maamulka haamaha shidaalka ee Berbera, meesha baabuurta la dhigto iyo ammaanka garoonk...
Saturday, August 11, 2018
-
Somaliland: Xukuumadda Oo La Wareegtay Maamulka Hay’ado Dowladeed Oo Hore Si Madaxbannaan Loo Maamuli Jiray
Hargeysa (GLN): Wareegto uu soo saaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo sumaddeedu tahay JSL/XM/WM/222-178/082018, ayaa lagu shaaciyey in xukuumaddu la wareegtay maamulka gacan ku haynta haamaha s...
Saturday, August 11, 2018
-
Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Nairobi Hawlo U Jooga
Nairobi (GLN): Weftid Somaliland ka socda oo uu hogaaminayo guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibaraahim Baqdaadi, ayaa magaalada Nairobi kula kulmay baanka Adduunka.
https://www.youtube.com/watch?time_continue=90&a...
Friday, August 10, 2018
-
Dooddii Jimcaha Ee BBC Soomaali Oo Lagu Falanqeeyey Qalalaasihii Kililka 5aad
London (GLN): Halkan ka daawada dooddii jimcaha ee BBC Soomaali, oo lagu falanqeeyey xiisaddii hadhaysay dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.
https://www.youtube.com/watch?v=GfQpg_Fl0dw&feature=youtu.be
...
Friday, August 10, 2018
-
Eng. Maxamed Xaashi: “Muuse Biixi Waa In Uu Tallaabo Ka Qaadaa Cidda Lunsata Hantida Umadda.”
Hargeysa (GLN): Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee uu dalku marayo, ilaalinta hantida umadda iyo Xukuumaddihii talada dalka u kala dambeeyey.
Eng:Maxamed Xaashi Cilmi, oo wareysi gaar a...
Wednesday, August 8, 2018
-
Hargeysa: Macallin Dugsi Dowladeed Wax Ka Dhigayey Oo Tamaashiiri Il Ka Ridday
Hargeysa (GLN): Halkan ka daawada macalin ka sheekaynaya ishiisa bidix oo uu ku beelay xilli uu wax ka dhigayey dug dowladeed, is la markaa na aan xilligaa kaalmo ka helin wasaaradda waxbarashada Somaliland. Waxana macalinku arri...
Wednesday, August 8, 2018
-
Isaga Oo Indho La’ Ayuu Haddana Jaamacad Kaalinta 1aad U Galay
Waxa uu ka mid ahaa araydii dhawaan ka qalinjebisay jaamacadda Camuud ee magaalada Boorama. Waxa uu ahaa ardaygii jaamacadda ugu sarreeyey. Waa Cabdifataax Ibraahin Habbane oo aragga naafo ka ah, is la markaa na indhabeelay isaga ...
Wednesday, August 8, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
-
𝐂𝐀𝐒𝐇𝐀𝐑 baa la inoo dhigay an ku 𝐂𝐈𝐁𝐑𝐎 𝐐𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍𝐎. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧” 𝙌𝙖𝙡𝙞𝙣𝙠𝙞𝙞: 𝙈𝙖𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 𝙔𝙪𝙪𝙨𝙪𝙛 𝘽𝙞𝙙𝙝𝙞𝙞𝙙𝙝 𝘽𝙖𝙙𝙙𝙖.
"𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚'𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚'𝐚...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
“Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
“Rabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari la’yahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu go’aansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
“Ninku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec – 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: ‘Taariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ: Musharax Axmed Max’ed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. “Kuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
More Wararka
|