|
Wararka
-
Madaxweyne Kuxigeenka JSL oo Kormeer Shaqo ku Tagay Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta
Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa maanta kormeer shaqo ku booqday Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta. Waxa si diirran halkaas ugu soo dhaweeyey Wasiirka Wasaaradda, Mudane Axmed Jaam...
Sunday, March 1, 2026
-
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ O๐๐๐ฒ๐๐๐ฒ๐๐ฒ K๐๐ฅ๐-๐๐ซ๐๐ ๐ญ๐ข D๐ฎ๐ฐ๐๐ง๐๐๐ง๐ฌ๐ก๐ข๐ก๐ข๐ข ๐ฎ ๐๐ก๐๐ฑ๐๐๐ฒ๐๐ฒ ๐omiishanka Doorashooyinka ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฌ๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐
Hargeysa - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta iskugu yeedhay kulan dhexdhexaadin ah oo u dhexeeyey Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL (KDQ) iyo Xisbiga KAAH, si ...
Sunday, March 1, 2026
-
Hawdka Gobolka Togdheer: Haween Ka Hadlay Saamaynta Abaarta Iyo Xaaladda Adag Ee Ay Ku Sugan Yihiin
Qaar ka mid ah haweenka xoolodhaqatada ah ee ay abaaruhu sida ba'an u saameeyeen ee deegaannada hawdka gobolka Togdheer, ayaa xaaladda adag ee ay ku sugan yihiin.
https://www.youtube.com/watch?v=Xy5XKf8klf4
...
Saturday, February 21, 2026
-
Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Xilkeedii Lala Kala Wareegay Iyo Ballanqaadka Maareeyaha Cusub
Maareeyaha cusub ee Wakaaladda Biyaha Hargeysa, Cabdillaahi Maxamuud Ibraahin, ayaa ballanqaaday in uu dardargelinayo adeegga wakaalada, isla markaa na aanu wax ba ka hagran doonin.
https://www.youtube.com/watch?v=4Qhlm5XbJNg...
Saturday, February 21, 2026
-
Maareeyihii Hore ee Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Badka Keenay Waxqabadkii Wakaalada U Qabsoomay Sagaalkii sano Ee Uu Xilka Hayey
Maareeyihii Hore ee Wakaaladda Biyaha Hargeysa, Maxamed Cali Daarood, oo xilkii wareejiyey, ayaa badka keenay waxqabadkii Wakaaladda u qabsoomay sagaalkii sano ee uu xilka hayey.
https://youtu.be/FfZxx04TOXQ
...
Saturday, February 21, 2026
-
Deeq Biyo ah Oo La Gaadhsiiyey Laasdomaare Oo Ka Tirsan Gobolka Sanaag
Deegaanka Laasdomaare oo ka tirsan degmada Ceelafweyn ee gobolka Sanaag, ayaa la gaadhsiiyey deeq biyo ah, taas oo wax weyn ka tari doonta baahida biyaha iyo abaarta ee ka jirtay deegaanka.
https://youtu.be/RfLEf4KMbMM
...
Friday, February 20, 2026
-
Wasaaradda Deegaanka JSL Oo Dib U Furtay Seeraha Buurta Libaaxley Ee Boon Xilli Abaareedka
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Somaliland ayaa dib u furtay seeraha buurta Libaaxley ee degmada Boon, kaas oo hore looga xidhay dadka si looga ilaaliyo deegaanka. Goโaankan ayaa yimid xilli ay dalka ka jirto abaar...
Friday, February 20, 2026
-
Madaxweynaha JSL Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Xarunta Dawladda Hoose Ee Berbera
Dhisme casri ah oo ay yeelan doonto Dawladda Hoose ee Berbera, ayaa waxa maanta xadhiga ka jaray madaxweynaha JSL, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi "Cirro".
https://www.youtube.com/watch?v=913htqe0dCg
...
Tuesday, February 17, 2026
-
Madaxweynaha JSL Oo Daahfuray Mashruuc Lagu Balaadhinayo Korontada Magaalada Berbera
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi "Cirro", ayaa daahfuray mashruuc lagu balaadhinayo korontada magaalada Berbera.
https://youtu.be/fkM0F_RkP4Q
...
Tuesday, February 17, 2026
-
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga JSL Oo Ka Hadlay Xaaladda Gobolka Selel
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdale Maxamed Carab, ayaa faahfaahin ka bixiyey xaaladda guud ee Gobolka Selel, isagoo ka hadlay amniga, nabadgelyada, iyo tallaabooyinka ay xukuumaddu qaaday...
Tuesday, February 17, 2026
« Previous Page — Next Page »
|
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiโDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
๐๐๐๐๐๐ baa la inoo dhigay an ku ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|