|
Arrimaha Bulshada
-
Daawo: Haddii Aad Astaamahan Isku Aragto Xaasidnimo Ayaa Kugu Jirta Ee Maxaa Dawo U Ah? [MIDHAHA DIINTA]
Xasadku waa xanuun xun oo ilaahay laga magan galo. Wuxuu ka mid yahay hubka uu shaydaanku adeegsado ee uu qofka muslimka ah iimaanka iyo diintaba kaga dhaawaco.
Haddaba, muxuu yahay xasadku? Maxaa ka dhasha? Maxaase dawo u ah? ...
Friday, May 5, 2017
-
Daawo: Afartan Sifo Haddii Aad Isku Aragto Waa Munaafaqnimo Badhaxtiran [MIDHAHA DIINTA]
Munaafaqnimadu waa astaan qarriban oo dhaawac halis ah u gaysata iimaanka qofka muslimka ah. Si cad ayuu qur’aanku u bayaamiyey in munaafiqiintu ay gelayaan naarta halka ugu hoosaysa, is la markaana nebigeenna suubban ee Muxamma...
Thursday, April 27, 2017
-
Daawo: Muxuu yahay Ikhlaasku Ama Daacadnimada Camalku? [MIDHAHA DIINTA]
Xilliyadan dambe waxa aad loo arkaa dad dadaal badan ku bixinaya sidii ay u muuqan lahaayeen, loo hadal-hayn lahaa is la makaana looga sheekayn lahaa. Waxa laga yaabaa in dadkaas uu ku jiro qof sadaqada si fiican u bixiya oo tabar...
Friday, April 14, 2017
-
Dulsaarka daynta iyo dheefta iibka ee Baananka. WQ: Axmed Muuse Ismaaciil
Qaybta 1aad.
In dhowaale waxa yeedhay qaylo-dhaan gilgishay inta damiirkoodu nool yahay. Dhiiladan baa ka dhalatey xeerka Baananka Ribada ku macaamila ee baarlamaanka Somaliland ka doodayo ajandihiisa.
Arrintan baa dood dh...
Friday, March 24, 2017
-
Waxay Raadinaysay Aabbaheed Oo Dhintay! WQ: Nasra A. Axmed
Goor casarnimo ah ayaan ka soo baxay guriga. Meeshu waa Hargeysa oo waxa aan u socday xarunta iigu dhow ee shirkadda Telesom si muraad aan u lahaa uga soo qabsado. Waxan soo istaagay daaqad ka mid ah kuwa macaamiisha looga adeego....
Monday, February 20, 2017
-
XUSUUSIN: Alle oo Dambi Dhaaf La Weydiisto Keliya Ayaa Looga Bixi Karaa Dhibaatooyin Badan. WQ: Farah Cawaash Beeldaaje
ALLE DAMBI DHAAFNin ayaa maalin u yimi Xasan Al Basri wuxuuna ka cabanayay:
“Roob nooma da’in waayadan. Abaar daran baa na heysa”
Wuxuu ugu jawaabay, “Alle dambi dhaaf weydiista”
Nin kale ayaa u yimi wuxuuna ku ...
Friday, February 10, 2017
-
11 arimood oo ah furaha horumarka. WQ: Saynab Daahir
Waxa jira 11 arimood oo ah furaha horumarka sida in aad noqoto taajir. Arimahan ayaa lagu soo bandhigay daraasad ay samaysay aqoonyahanad u dhalatay wadanka Sweden oo soo saartay buug ay ugu magac dartay Passion.
Hadaba waa kuw...
Friday, February 10, 2017
-
Horumarka iyo Waajibaadka Bulshada: Qalinkii Suleiman Bashir Omar
Allaa mahad leh, ammaan oo dhan isaga ayaa leh, qofkuu hanuuniyo ayaa hanuunsan, ninkuu lumiyana wax hanuunin karaa ma jiraan. Waxaan jeclahay inaan qormadan kaga hadlo intan awoodo wadada loo maro horumarka iyo waajibaadka saaran...
Friday, February 10, 2017
-
Horumarka Bulshada iyo Saamaynta Aqoonta. WQ: Cabdalla Sacad aw Muuse
Bulshadu waa ummad meel ku wada nool oo isku dan, dad, diin iyo dalba ah,waxaana isku xidha dhaqanka iyo diinta oo ay bulsho kastaa ku salay so xeer- hoosaadyadeeda amaba xeerarka wada noolaansho ee bulshad aasi.
Hadaba mar...
Friday, February 10, 2017
-
Sicir bararka iyo qiime dhaca shilinka Soomaaliland. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen (Beder)
Beryahan waxa soo xoogaysanayey cabashada bulshadu muujinayso ee ku aaddan dhibaatada sicir bararka iyo qiima dhaca shilinka soomaaliland, halka markasta oo arrintaas laga hadlo ay xukuummaddu sababta u celiso adeegsi yarida lacag...
Thursday, January 26, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
-
𝐂𝐀𝐒𝐇𝐀𝐑 baa la inoo dhigay an ku 𝐂𝐈𝐁𝐑𝐎 𝐐𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍𝐎. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧” 𝙌𝙖𝙡𝙞𝙣𝙠𝙞𝙞: 𝙈𝙖𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 𝙔𝙪𝙪𝙨𝙪𝙛 𝘽𝙞𝙙𝙝𝙞𝙞𝙙𝙝 𝘽𝙖𝙙𝙙𝙖.
"𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚'𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚'𝐚...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
“Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
“Rabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari la’yahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu go’aansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
“Ninku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec – 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: ‘Taariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ: Musharax Axmed Max’ed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. “Kuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
More Wararka
|