|
Wararka
-
Mustaqbalka Sugaya Dunida Muslimka
Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir, ayaa soo soo bandhigaya daraasad cusub, oo daaha ka faydaysa dunida Muslimka iyo mustaqbalka sugaya.
https://www.youtube.com/watch?v=fknhbanRisA&feature=youtu.be
Muuqaalka iyo Sawirka: ...
Sunday, February 16, 2020
-
Somaliland: Imtixaan Shaqo Oo 22 Qof Ka Soo Baxeen 1500 Oo Qof
Hargeysa-(GLN): Hay'adda Dhaqaalaha Dawladda ee Soomaaliland, ayaa maanta ku dhawaaqday 22 qof, oo ku guulaystay Imtixaan loo galay buuxinta shaqooyin ka bannaan wasaarado iyo hay'ado dawladeed, kuwaas oo ka guulaystay 1500 oo qo...
Saturday, February 15, 2020
-
Madaxweyne Farmaajo Oo Markii Ugu Horreysay Raalli gelin Siiyay Somaliland
Image captionMaxamed Cabdullaahi Farmaajo, madaxweynaha Soomaaliya
Muqdisho-(GLN): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horreysay sheegay inuu raalligalin ka bixinayo...
Friday, February 14, 2020
-
Tartan Qur’aanka Kariim ah Oo Sagaal Dawladood Uga Furmay Nairobi
Nairobi-(GLN): Tartan ku saabsan Qur'aanka Kariimka oo ay ka qaybgelayaan tartameyaal ka ka la socda sagaal dawladood, ayaa ka furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
https://www.youtube.com/watch?v=O9FJvAoA5oM&feature=e...
Wednesday, February 12, 2020
-
Madaxweynaayaasha Soomaaliland Iyo Soomaaliya Oo Addis Ababa Ku Kulmay
Hargeysa-(GLN): Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliland, Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon, ayaa sheegay in ay Addis Ababa ku kulmeen madaxweynaha Soomaaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Ca...
Wednesday, February 12, 2020
-
Baasaboorka Aad Haysataa Awood ma Leeyahay?
Warbixinta soo socota, ayaa laanta afka Soomaaliga ee BBC, waxay ka samaysay baasaboorradu sida ay u ka la awood badan yihiin.
https://youtu.be/uHKxD9_ub9E
Muuqaalka iyo sawirka: BBC SoomaaliGacanlibaaxnews News Desk
...
Tuesday, February 11, 2020
-
Masuuliyiin Ka Tirsan WADDANI Oo Sweden Lagu Soo Dhaweeyey
Stockholm-(GLN): Wefti uu hoggaaminayo xoghayaha abaabulka ee xisbiga WADDANI, Cabdillaahi Jaamac Cismaan "Geeljire", ayaa lagu soo dhaweeyey caasimadda Sweden ee Stockholm.
https://youtu.be/fwpR19tIn1g
Muuqaalka iyo sawi...
Tuesday, February 11, 2020
-
Coronavirus: Sawirrada Isbitaalka Uu Shiinuhu Maalmo Ku Dhisay
Magaalada dalka Shiinaha ku taalla ee Wuhan, ayaa maalmo kooban ku dhistay isbitaal lagu la tacaalayo dadka qaba xannuunka coronavirus.
Isbitaalkan oo ka kooban 25,000-square-metre waa mid ka mid ah isbitaallada cusub ee l...
Monday, February 10, 2020
-
Dhibaatadii China Ku Hayey Muslimiintooda Oo Corovirus Laga Dheehan Karo
Xanuunka adduunka oo dhami ka qayliyey ee laga qaado Corovirus, ee ga'doomiyey dadka iyo dalka China, ayaa marka si feejigan loo dhugto saamaynta xanuunka, waxa soo baxaysa in uu yahay ciqaab Rabbaani ah oo China ku habsatay, ka ...
Sunday, February 9, 2020
-
Madaxweynaha Soomaaliland Oo Safar Ugu Baxay Itoobiya
Hargeysa-(GLN): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta safar ugu baxay dalka Itoobiya, Adis-ababa, halkaas oo uu ka furmay shirka midowga Afrika, is la Markaa na uu ku sugan yahay madaxweynah...
Sunday, February 9, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
-
๐๐๐๐๐๐ baa la inoo dhigay an ku ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ:ย Musharax Axmed Maxโed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. โKuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
More Wararka
|