|
Wararka
-
Taariikhdii Abwaan Cali Saleebaan Bidde| Waxa Ka Warramaya Cabdillaahi Saleebaan Bidde
Abwaan Cali Saleebaan Bidde, Ilaahay ha u naxariistee waxa uu geeriyooday 1997. Waxa uu ku dhintay oo lagu aasay magaalada Hargeysa. Waa abwaan leh suugaan ka la duwan , oo qaar badan oo ka mid ah lagu luuqeeyo. Fursad loo ma hel...
Thursday, October 8, 2020
-
Khayre Oo Ka Hadlay Xilkaqaadistiisa
Raysalwasaarihii hore ee dawladda Faderaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, oo maanta Galaha Shacabku kalsoonidii ka la noqdeen, isaga iyo Xukuumadda uu hoggaamiyo, ayaa xilkaqaadistaa ku tilmaamay mid sharciga baalmarsan. Waxa n...
Saturday, July 25, 2020
-
Madaxweyne Muuse Oo Dardaaran U Jeediyey Askar Tababar Loo Xidhay
Madaxweynaha Soomaaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta hadal dardaaran u jeediyey dufcaddii 32aad ee ka baxda machadka Lixle ee tababarka ciidanka, oo ku yaalla Mandheera.
https://www.youtube.com/watch?v=mZvmHNQeoNo
...
Tuesday, July 21, 2020
-
Hargeysa: 270 Macallin Oo Tababar Loo Furay
Masuuliyiinta wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Soomaaliland, ayaa maanta tababar u furay 270 macallin, oo wax ka dhiga dugsiyada ku yaalla tuulooyinka.
https://www.youtube.com/watch?v=dI3RsNIcRnM&feature=emb_title...
Wednesday, July 15, 2020
-
Xisbiyada Soomaaliland Oo Heshiis Ka La Saxeexday
Saddexda xisbi qaran ee Soomaaliland, WADDANI, UCID iyo Kulmiye, ayaa maanta ka la saxeexday heshiish ku saabsan, qabsoomitaanka doorashooyinka goleyaasha deegaanka, komishanka iyo arrimo kale.
https://youtu.be/lM1vbSmBORw
...
Sunday, July 12, 2020
-
Turkey: Masaajid 86 Sano Masxaf Ahaa Oo Masaajidkiisii Lagu Celiyey
Maxkamad ku taalla dalka Turkiga, ayaa go'aamisay in masaajidnimadiisii lagu celiyo masaajid masxaf loo beddelay 1934kii, xilligii ay maamulka turkiga gacanka ku haysay dowladdii cagta marisay astaatimihii iyo nidaamkii diiniga a...
Saturday, July 11, 2020
-
Hadimada Haybsooca: Takoorka Loo Geysto Beelaha Ay Soomaalidu Haybsoocdo
Waa dhukumenteri si waafiya ah u soo bandhigaya, faquuqa iyo haybsooca ay Soomaalidu ku haysto beelaha "Gabooyaha" ama "Midgaha" loo yaqaanno. Waxa barnaamaijkan diyaariyey Cabdillaahi Xasan, oo ka hawlgala CBA tv.
https://ww...
Saturday, June 27, 2020
-
Tiro Cusub Oo Convid-19 Ah Oo Soomaaliland Laga Helay
Wasaaradda horumarinta caafimaadka ee Soomaaliland, ayaa maanta shaacisay 15 qof oo cusub oo laga helay xanuunka Koronafayras, kuwaas oo 8 ka mid ahi ku nool yihiin Boorama, halka 7 kale na oo ajaanib ahi joogaan Berbera.
htt...
Sunday, June 21, 2020
-
Hargeysa: Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wedtigii La Socday Oo Shacabku Soo Dhaweeyeen
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii la socday ee ku maqnaa shirkii Jabuuti, ayaa maanta shacab tiro badani ku soo dhaweeyeen Hargeysa.
Madaxweynaha oo soo dhaweynta ka dib khudbad jeedi...
Thursday, June 18, 2020
-
Qoraa Maxamed Baashe Oo Ingiriiska Ku Geeriyooday
Alle ha u naxariistee qoraa/suxufi Maxamed Baashe Xaaji Xasan, ayaa ku geeriyooday magaalada London ee dalka UK.
Qoraaga ayaa maalmihii ugu danbeeyey cusbitaal ugu jiray xanuun haleelay. Waxa na taariikhdiisa iyo geeddisocodk...
Thursday, June 18, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
-
Waa Maxay Wax Tarka Malabku ? WQ: Abshir Maxamuud Maxamed
Malabka taariikh ahaan waxaa la sheegaa in la isticmaali jiray muddo 3000 (saddex kun) oo sano Nabi...
Tuesday, May 5, 2026
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiโDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
๐๐๐๐๐๐ baa la inoo dhigay an ku ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|