|
Wararka
-
Iran Oo Qiratay Diyaaradii Dhacay Ee Ay 176 Qof ku Dhinteen
Tehran-(GLN) Millateriga dawladda Iran, ayaa shaaciyey in diyaaraddii laga lahaa dalka Yukrayn ee ay 176 qof ku dhinteen, in uu ku dhacay gantaan, ka dib markii ay dulmartay goob ciidan oo si weyn loo ilaaliyo.
Qodobkan iyo q...
Saturday, January 11, 2020
-
Burco: Masaajid Halbawle Ah Oo Bulshada Loogu Baaqay In Ay Dhismihiisa Ka Qaybqaataan
Burco-(GLN): Guddidada dhismaha masaajidka Afgooye ee magaalada Burco, ayaa bulshada ugu baaqay in ay ka qaybgalaan dib u dhiska iyo ballaadhinta masaajidka, oo hadda hawshiisu socoto.
https://www.youtube.com/watch?v=IJqWZY6B...
Saturday, January 11, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Nin Isaga Iyo Wiil Uu Dhalay ba Gubteen
Hargeysa-(GLN): Madaxweynaha Soomaaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, oo ka hadlayey kulankii maanta ee xukuumadda, oo ay xeerar kaga doodayeen ku na ansixinayeen, ayaa halkaa ka sheegay in uu jiro nin isaga iyo wiil uu dhalay ba ay ...
Thursday, January 9, 2020
-
Ceerigaabo: Qoys Tabaalaysan Oo Taakulo Kaaga Baahan
Ceerigaabo-(GLN): Hooyada qoysku way indho laโdahay, aabbaha na waxa ku dhacay xanuunka faalliga, oo lug iyo gacan ayuu ka haleelay. Qoysku, waxa uu ka kooban yahay toban carruur ah. Hooyada qoyska indho laโaanta waxa u raaca...
Thursday, January 9, 2020
-
Iran Oo Diiday Inay Maraykanka La Hadasho, Xaalka Diyaaraddii Ku Dhacday Iran| BBC Somali
London-(GLN): Dawladda Iran, ayaa diiday in ay wax wadahadal ah la gelayso Maraykanka, ka dib markii ay weerarada ku qaaday saldhigyada Maraykanku leeyahay Ciraaq. Qodobkan iyo warar kale ba, ka daawada telefishanka BBC Soomaali....
Thursday, January 9, 2020
-
Duqayntii Iran Iyo Jawaabta Mareykanka| 170 Qof Oo Shilyaadareed Ku Dhintay Iyo 4 Oo Iyagu na Ku Dhintay Qarax Muqdisho Ka Dhacay Iyo Qodobo Kale| BBC Soomaali
London-(GLN): Weerarradii aargoosiga ahaa ee ay Iran ku qaadday saldhigyada millateri, ee Maraykanku ku leeyahay Ciraaq, ayaa cirka ku sii shareertay xaaladda bariga dhexe. Waa qodob aad ku daawan doontaan wararka telefishanka ee...
Wednesday, January 8, 2020
-
Hargeysa: Heshiis Lagu Horumarinayo Degmooyinka Soomaaliland Oo La Ka La Saxeexday
Hargeysa-(GLN): Mashruuca JPLG oo lagu horumarinayo degmooyinka Soomaaliland, oo dib loo cusboonaysiiyey, ayaa maanta Qaramada Midoobay iyo Soomaaliland, waxay ku ka la saxeexdeen xarunta madaxtooyada ee magaalada Hargeysa.
h...
Monday, January 6, 2020
-
Carwo Shaqo Oo Maanta Ka Furantay Magaalada Hargeysa
Hargeysa-(GLN): Carwo lagu kulansiiyey loo shaqeeye iyo shaqeeye, ayaa maanta ka furantay magaalada Hargeysa. Waxa na carwadan soo qabanqaabisay hay'adda waddaniga ee HAVAYOCO.
https://www.youtube.com/watch?v=AEaL3Hbt3fI&...
Sunday, December 29, 2019
-
Hargeysa: Maayarkii Hore Ee Hargeysa Oo Maanta La Aasay
Hargeysa-(GLN): Rabbi ha u naxariistee marxuum Cawl Cilmi Cabdalla, oo hore uga noqday maayarka magaalada Hargeysa, ayaa maanta aas qaran loogu sameeyey is la Hargeysa, ka dib markii uu xalay geeriyooday.
https://www.youtube....
Sunday, December 29, 2019
-
Hargeysa: Dalladda SONYO Oo Dooratay Hoggaan Cusub
Hargeysa-(GLN): Dalladda dhallinyarada Soomaaliland ee SONYO, ayaa dooratay guddoomiye iyo gole cusub, oo dalladda hoggaamin doona saddexda sano ee soo socda. Waxaana guddoomiye loo doortay Cabdicasiis Maxamed Jaamac.
https:/...
Saturday, December 28, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
-
๐๐๐๐๐๐ baa la inoo dhigay an ku ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ:ย Musharax Axmed Maxโed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. โKuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
More Wararka
|