|
Wararka
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Safar Ugu Baxay Imaaraadka Carabta
Hargeysa-(GLN): Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta safar ugu baxay Imaaraadka Carabta, iyada dhawaan uu dalkaa safar ku joogay madaxweynaha Puntland.
https://www.youtube.com/watch?v=-cNR5NzvP10
Gac...
Thursday, April 18, 2019
-
Dadkii Deggenaa Goobta Madaxtooyada Cusub Laga Dhisayo Oo Xoog Lagu Raray
Hargeysa-(GLN): Qoysaskii deggenaa goobta laga dhisayo madaxtooyada cusub ee Hargeysa, ayaa saaka salaaddii hore xoog lagu raray, iyaga oo sheegay in guryihii u dhisnaa laga dumiyey.
https://www.youtube.com/watch?v=WbVjrP6l_y...
Thursday, April 18, 2019
-
Weriye Coldoon Oo Xalay Burco Lagu Xidhay
Hargeysa-(GLN): Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa xalay ciidanka ammaanku Burco ku xidheen, iyada oo Hargeysa loo gudbiyey.
Ciidanku boolisku ka may hadlin sababta u xidheen, hase yeeshee hoggaanka booliska ee Burco, ayaa...
Thursday, April 18, 2019
-
Xeer Ilaalinta Oo Maxkamadaha Ku Eedaysay Siidaynta Dad Musuq Maasuq Ku Eedaysan
Hargeysa-(GLN): Xeer Ilaalinta, ayaa ku eedaysay maxkamadaha in ay damiin ku sii daayeen dad musuqmaasug u xidhnaa, kuwaas oo ay ka mid yihiin lix shaale ah oo ka tirsanaa bangiga Berbera, oo Xeer Ilaalintu ku eedaysay in ay lac...
Monday, April 15, 2019
-
Warbixin Laga Sameeyey Xasuuqii Jaamac Dubbad
Burco-(GLN): Halkan ka daawada warbixin laga sameeyey xasuuqii deegaanka Jaamac Dubbad, oo 21 qof ay halkaa ku dileen ciidanka Liyuu booliska ee deegaanka Soomaalida Itoobiya muddo laga joogo saddex sano. Waxa warbixintan oo muuq...
Monday, April 15, 2019
-
Boorama: Hablo Ka Qayb Gelaya Barnaamijka Shaqo Qaran Oo Tababar Loo Soo Xidhay
Hargeysa-(GLN): Tabar u socday hablo metelaya gobolka Awdal, oo ka qayb gelaya barnaamij Shaqo Qaran, ayaa magaalada Boorana waxa loogu soo xidhay tababarkii u socday, ee ay ku baranayeen waxa ay qaban doonan iyo sida ay u hawl g...
Monday, April 15, 2019
-
Muqdisho: Askari Dil Ku Eedaysan Oo La Raadinayo Iyo Sarkaal Xabsiga La Dhigay
Muqdisho-(GLN): Hoggaanka ciidanka booliska fedderaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in ay ku raad joogaan askari boolis ah, oo ku eedaysan in uu laba qof Muqdisho ku dilay oo baxsaday, is la markaa na waxay sheegeen in xidheen sark...
Sunday, April 14, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Wasiirro Magacaabay Qaar na Xilkii Ka Qaaday
Hargeyesa-(GLN): Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay laba wasiir oo cusub, kuwaas oo ka la ah wasiirka horumarinta caafimaadka iyo wasiirka qorshaynta, is la markaa na waxa uu xilkii ka qaaday labadii ...
Sunday, April 14, 2019
-
Prof. Samatar Oo Ka Hadlay Aayaha Somaliland Iyo Sida Ay Ku Badbaadayso
Hargeysa-(GLN): Professor Axmed Ismaaciil Samar, oo khudbad aqooneed ka jeediyey Hargeysa, ayaa arrimaha uu ka hadlay waxa mid ahaa ka hadlay culayska qabiilka iyo qabyaaladdu ku leeyihiin ragaadinta Somaliland, isaga oo sheegay ...
Thursday, April 11, 2019
-
Xisbiga WADDANI Iyo Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Hadallo Is Dhaafsaday
Hargeysa-(GLN): Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka biyo diiday jawaab celin uga timi ciidanka qaranka Somaliland, oo qoonsaday eedayn uu hore ugu jeediyey afhayeenka xisbiga WADDANI.
Eedaynta uu xisbigu u jeediyey Talis...
Wednesday, April 10, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
-
๐๐๐๐๐๐ baa la inoo dhigay an ku ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ:ย Musharax Axmed Maxโed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. โKuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
More Wararka
|