|
Wararka
-
Falanqayn: Abu Lulu iyo Muuqaalka Dhiigga iyo Xasuuqa ee Ka Taagan Sudan
Magaca Al-Faatix Cabdalla Idriis, oo loo yaqaan โAbu Luluโ, wuxuu noqday astaan cusub oo cabsi iyo argagax ah oo ka dhex dhalatay dagaalka dhiigga badan ku daatay ee Sudan, gaar ahaan magaalada Al-Fashir ee gobolka Daarfuur.
...
Wednesday, October 29, 2025
-
Caalamka Oo Cambaareeyay Xasuuqa Kooxda RSF Ee Magaalada Faashir, Sudan
Bulshada caalamka ayaa si xooggan u cambaareysay xasuuqa ay malayshiyada RSF (Rapid Support Forces) ka wadaan magaalada Faashir ee dalka Sudan, halkaas oo ay si arxan darro ah u laayeen carruur, haween iyo dad rayid ah oo aan wax...
Wednesday, October 29, 2025
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Xogwarran Qaran ah La Yeeshay Saddexda Xisbi Qaran
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta Madaxtooyada kulan xog-warran qaran ah kula yeeshay hoggaanka sare ee saddexda xisbi qaran ee Somaliland: Waddani, Kaah, iyo Kulmiy...
Monday, October 27, 2025
-
Bangiga Dhexe ee Somaliland oo Fuliyey Soojeedintii Cabdirisaaq Shabeel Ee Hirgelinta Kaabado Lagu Taageerayo Dadka Laxaaddoodu Xaddidan Tahay
Bangiga Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa fuliyey soojeedin uu hore u jeediyey Cabdirisaaq Shabeel, oo ah muwaadin laxaadkiisu xaddidan yahay, kaas oo maamulka bangiga ka codsaday in dadka naafada ah ee isticmaala gaadiidka...
Sunday, October 26, 2025
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Dhagaxdhigay Cisbitaal Weyn Oo Ay Taiwan Maalgelinayso
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa maanta dhagax dhigay Cisbitaal weyn oo casri ah oo ay maalgelinayso Dawladda Taiwan, kaas oo laga dhisayo magaalada Hargeysa.
Cisbitaalkan cu...
Sunday, October 26, 2025
-
Dardaarankii abwaankii Geeriyooday Uga Tegay Dadka Qaadka Cuna Iyo Xanuunka Beerka Ku Dhaca
Dardaarankii abwaankii geeriyooday uga tegay dadka qayila ee aan danayn badqabka caafimaadkooda.
https://youtu.be/7DLApD7CqMc
...
Saturday, October 25, 2025
-
Qodista Ceel Biyood Baahi Weyn Loo Qabay Oo Ka Socda Tuulada Qolqol Ee Gobolka Daadmadheedh
Qodista ceelbiyood cusub oo baahi weyn loo qabay oo ay wado Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha Somaliland, ayaa si habsami leh u socota, iyadoo shaqadiisu meel wacan marayso deegaanka Qolqol ee degmada Oodweyne ee gobolka D...
Saturday, October 25, 2025
-
Wasiirka Tamarta iyo Macdanta Somaliland oo La Kulmay Shirkad Caalami ah oo Laga Leeyahay Imaaraadka Carabta
Hargeysa, 25 Oktoobar 2025 โ Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Jamhuuriyadda Somaliland, Eng. Axmed Jaamac Barre, ayaa maanta magaalada Hargeysa kulan kula yeeshay wefti ka socday shirkadda caalamiga ah ee One National E...
Saturday, October 25, 2025
-
Buug Laga Qoray Sooyaalka iyo Dhaqanka Hoggaamineed ee Guddoomiyaha Guurtida Somaliland oo la Soo Bandhigay
Munaasibad lagu soo bandhigay buug cusub oo laga qoray sooyaalka iyo dhaqanka hoggaamineed ee Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka dhacday magaalada Hargeysa.
Munaasibadda ayaa waxa...
Saturday, October 25, 2025
-
Maxkamadda Degmada Hargeysa oo Xukun Ku Riday Dambiile Faafiyey Muuqaallo Ka Hor Imanaya Diinta Islaamka
Maxkamadda Degmada Hargeysa, ayaa maanta ku xukuntay Cumar Maxamed Ibraahim laba sano oo xadhig ah iyo ganaax lacageed oo dhan 800,000 (siddeed boqol oo kun) oo shilin Somaliland ah.
Goโaankan ayaa ka dhashay kadib markii ci...
Saturday, October 25, 2025
« Previous Page — Next Page »
|
-
๐๐๐๐๐๐ baa la inoo dhigay an ku ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ:ย Musharax Axmed Maxโed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. โKuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
More Wararka
|