|
Wararka
-
Booliska Somaliland oo Xidhay Weriye Xasan Gallaydh
Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen weriye Xasan Saleebaan Haaruun (Gallaydh), kaas oo lagu eedeeyey in uu warbaahinta ku faafiyey warar been-abuur ah.
Booliska ayaa sheegay in eeday...
Thursday, September 10, 2026
-
The Man Ravaged by Drugs Whose Recovery Inspired the World
Photographs showing the remarkable transformation of a man named Danny Ellerd have circulated widely on social media. The first image shows Danny severely underweight and in poor physical condition, while the later images show hi...
Wednesday, September 9, 2026
-
Ninkii Daroogadu Dishootay ee Soo-kabashadiisu Tusaalaha u Noqotay Adduunka
Sawirro muujinaya isbeddel weyn oo ku dhacay nin lagu magacaabo Danny Ellerd, ayaa si ballaadhan ugu faafay baraha bulshada. Sawirka hore wuxuu muujinayaa Danny oo aad u caatoobay, xaaladdiisa nololeed iyo caafimaadna ay liidato;...
Wednesday, September 9, 2026
-
Somaliland iyo Itoobiya oo Iska Kaashanaya La Dagaallanka Dambiyada Duurjoogta
Hargeysa - Somaliland iyo Itoobiya ayaa xoojinaya iskaashiga lagu ilaalinayo duurjoogta, gaar ahaan ka hortagga ugaadhsiga, ka ganacsiga sharcidarrada ah iyo dambiyada kale ee duurjoogta la xidhiidha ee ka dhaca xuduudaha labada ...
Monday, September 7, 2026
-
Wasaaradda Deegaanka oo Maydh ka Bilowday Wacyigelin ku Saabsan Kiimikooyinka Lagu Sifeeyo Dahabka
Maydh - Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Somaliland, gaar ahaan Waaxda Ilaalinta iyo Daryeelka Deegaanka Badda, ayaa degmada Maydh ee gobolka Sanaag ka fulisay hawlo isugu jira wacyigelin iyo xog-ururin.
Hawlgalka ...
Monday, September 7, 2026
-
Madaxweynaha Somaliland oo safar shaqo ugu baxay Maraykanka
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta safar shaqo ugu baxay dalka Maraykanka, isaga oo sii mari doona Isutagga Imaaraadka Carabta.
Waa safarkii ugu horreeyey ee uu Madaxweyne Cirro ku t...
Friday, September 4, 2026
-
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland oo Kormeer ku tegay Talisyada iyo Cusbitaalka Ciidanka Ee Burco
Burco - Taliyaha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Sarreeye Guuto Nimcaan Yuusuf Gaaxnuug, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay qaar ka mid ah xarumaha ciidanka ee magaalada Burco, oo uu ka mid yahay Taliska Qaybta 12-aad....
Friday, September 4, 2026
-
Wasaaradda Ganacsiga JSL oo shaacisay xilliga Shirweynaha Ganacsatada iyo Iskaashatooyinka
Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Somaliland, ayaa si rasmi ah u shaacisay xilliga la qabanayo Shirweynaha Ganacsatada iyo Iskaashatooyinka.
https://www.youtube.com/watch?v=l7kgPyqw8KQ
...
Sunday, August 30, 2026
-
Tirada Shaqaalaha Dawladda JSL 2026 Oo La Shaaciyey In ay Dhan Yihiin 1393
1,393 Shaqaale Dawladeed oo Hawlgab Noqday iyo Boosaskoodii oo la Buuxinayo
1,393 shaqaale oo ka tirsanaa shaqaalaha dawladda ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sannadkan 2026 galay hawlgab, sida ay shaacisay Hayโadda Shaqaal...
Sunday, August 30, 2026
-
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐งe Cirro ๐๐๐๐ก๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐๐๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ Ee ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ข๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ ๐๐จ๐จ๐ฌ๐๐ฌ๐ค๐ข๐ข ๐๐ฒ ๐๐๐ง๐ง๐๐๐ฒ๐๐๐ง ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐ข๐ก๐ข๐ข ๐๐๐ฐ๐ฅ๐ ๐๐๐ค๐ Noqday
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Munaasibadda Shaacinta Shaqaalaha Cusub ee Dawladda ee buuxinaya boosaska shaqaalaha hawlgabka galaya sa...
Sunday, August 30, 2026
« Previous Page — Next Page »
|
-
Waa Maxay Wax Tarka Malabku ? WQ: Abshir Maxamuud Maxamed
Malabka taariikh ahaan waxaa la sheegaa in la isticmaali jiray muddo 3000 (saddex kun) oo sano Nabi...
Tuesday, May 5, 2026
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiโDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
๐๐๐๐๐๐ baa la inoo dhigay an ku ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|