|
Wararka
-
Faahfaahin cusub oo laga helay toogashadii Loring Park Towers ee Minneapolis
MINNEAPOLIS โ Magaalada Minneapolis ayaa soo bandhigtay muuqaallo laga duubay kamaradaha jirka ee booliiska iyo dukumentiyo baaritaan oo iftiiminaya sidii ay u dhacday toogashadii 2-dii Sebtembar 2026 ka dhacday Loring Park Tow...
Friday, September 18, 2026
-
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ JSL O๐จ ๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ง๐ ๐ญ๐จ๐ง ๐.๐ ๐๐๐๐จs๐ก๐๐ซ๐๐ K๐ฎ๐ฅ๐ ๐ช๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐จ๐ง๐ฌ๐๐ซ๐ฏ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐๐ฎ๐๐ฎ๐ฌ ๐
๐จ๐ฎ๐ง๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka qayb-galay Qado-Sharaf ay isaga iyo weftigiisa ku maamuuseen Hayโadda International Conservation Caucus Foundation (ICCF), oo uu fa...
Friday, September 18, 2026
-
Madaxweyne Cirro Oo Washington Kula Kulmay Machadka Atlantic Council iyo Hayโadda Foundation for Defense of Democracies (FDD)
Washington โ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi โCirroโ, ayaa magaalada Washington, D.C., kulamo kula yeeshay masuuliyiin iyo khubaro sare oo ka tirsan xarumaha Atlantic Council iyo Foun...
Thursday, September 17, 2026
-
Wasaaradaha Deegaanka iyo Tamarta Somaliland oo kala saxeexday heshiis lagu ilaalinayo deegaanka
Wasaaradaha Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada iyo Tamarta iyo Macdanta Somaliland ayaa kala saxeexday hannaan iskaashi oo lagu xoojinayo ilaalinta deegaanka.
https://www.youtube.com/watch?v=pZDz4hGI3cQ
...
Wednesday, September 16, 2026
-
Maryan Xuseen oo ka fikiraysa inay siyaasadda sare ka baxdo kaddib nacayb iyo hanjabaado loo geystay
Oslo โ Maryan Huseen oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Norway, isla markaana guddoomiye-ku-xigeen ka ah xisbiga SV, ayaa sheegtay inay ka fikirayso mustaqbalkeeda siyaasadeed, kaddib markii ay muddo la kulmaysay aflagaado...
Wednesday, September 16, 2026
-
Bannaynta Geedka Garanwaaga Oo Culays Ku Haya Xaafadda Maxamed Mooge Ee Hargeysa
Bannaynta geedka Garanwaaga oo culays ku haya xaafadda Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa ayaa la bilaabay.
https://youtube.com/shorts/HCkzZUCcJkA?feature=share
...
Tuesday, September 15, 2026
-
Qiimaha tacriifadda Dahabka Somaliland Miyaa La Kordhiyey?
Qiimaha tacriifadda Dahabka miyaa la kordhiyey? Weydiintan waxa ka warcelinaya? Wasiirka Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta Jamhuuriyadda Somaliland, Eng. Axmed Jaamac Barre.
https://www.youtube.com/shorts/jZW5UfsfZh8
HM
...
Tuesday, September 15, 2026
-
Somaliland President Delivered an Important Speech at a Conference Held In The United States
Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdillahi delivered an important speech at a conference held in the United States.
https://youtu.be/_LaYdj9DmxA
...
Saturday, September 12, 2026
-
Qiimaha Shidaalka oo Ku Dhowaaday $110, Xuutiyiintuna Ku Sii Xoogaysanaya Bab alโMandab
Qiimaha shidaalka qaydhin ayaa Jimcihii 11ka Sebtembar 2026 gaadhay heer ku dhow $110 foostadii, kaddib markii ay sii kordheen walaacyada laga qabo sahayda shidaalka iyo ammaanka marinnada ganacsiga ee Bariga Dhexe.
Shidaalka ...
Friday, September 11, 2026
-
Tobanka Khalad ee Ugu Halista Badan ee Macallimiintu Sameeyaan iyo Xalkooda
Macallinku ma aha qof cashar gudbiya oo keliya; waa qof saamayn weyn ku leh aqoonta, anshaxa, kalsoonida iyo mustaqbalka ardayga. Hadal dhiirrigelin leh wuxuu arday u horseedi karaa guul, halka bahdil, eex ama hab-waxbarid liita ...
Friday, September 11, 2026
« Previous Page — Next Page »
|
-
Waa Maxay Wax Tarka Malabku ? WQ: Abshir Maxamuud Maxamed
Malabka taariikh ahaan waxaa la sheegaa in la isticmaali jiray muddo 3000 (saddex kun) oo sano Nabi...
Tuesday, May 5, 2026
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiโDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
๐๐๐๐๐๐ baa la inoo dhigay an ku ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|