|
Wararka
-
Somaliland Oo Bilowday Mashruuc Dhallinyarada Lagu Jihaynayo Oo Loo Bixiyey “Shaqo Qaran”
Hargeysa-(GLN): Xukuumadda Somaliland, ayaa 1500 oo dhallinyaro ah uu bilowday mashuuc dhallinyarada shaqo loogu abuurayo, oo loo bixiyey "Shaqo Qaran", iyada oo dhallinyarada wiilsha ah shalay ba loo bilaabay tababar ciidan oo s...
Wednesday, February 20, 2019
-
Madaxtooyada Soomaaliya: โWaanu Bogaadinaynaa Wada shaqaynta Somaliland.โ
Muqdisho- (GLN): Dawladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in ay soo dhaweynayso wada shaqayn dhex marta iyaga iyo Somaliland.
Qoraalka madaxtooyada Soomaaliya soo saartay, oo daba socday kulankii maanta Addis Ababa ku dhe...
Wednesday, February 20, 2019
-
Abwaan Gabay Ku Cabbiray Ka La Qaybsanaan Ka Dhex Jirta Bulshada Somaliland
Hargeysa-(GLN): Abwaan Xasan Dhible, oo ka mid ah halabuurka Somaliland, ayaa gabay uu tiriyey waxa uu kaga hadlayaa, heerka ka la qaybsanaanta bulshada reer Somaliland uu gaadhsiisan yahay.
https://www.youtube.com/watch?time...
Wednesday, February 20, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Kulmay Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed
Addis Ababa-(GLN): Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Addis Aababa ku la kulmay raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ka dib markii uu martiqaad rasmi ah ka helay.
https://www.youtube.com/wa...
Wednesday, February 20, 2019
-
Hargeysa: Ganacsade Aadan Baradho Oo Abwaannada Ka Codsaday In Ay Dagaal La Galaan Qabyaaladda
Hargeysa-(GLN): Ganacsade Xaaji Aadan Axmed Diiriye "Aadan Baradho", ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay Golaha Abwaannada Somaliland, is la markaa na ka codsaday in ay bulshada ka wacyigeliyaan qabyaaladda, oo uu sheegay in a...
Wednesday, February 20, 2019
-
Hargeysa: Xukuumadda Oo Uruurisay Carruurta Derbijiifka Ah
Hargeysa-(GLN): Wasaaradda Shaqo Gelinta iyo Arrimaha Qoyska, ayaa maanta gudaha Hargeysa ka uruurisay carruur derbijiif ah, kuwaas oo xabagta cabbi jiray, is la markaa na aan haysan wax daryeel ah.
https://www.youtube.com/...
Tuesday, February 19, 2019
-
Barnaamij Laga Sameeyey Taageero Ay Shirkadda Telesom U Fidiso Carruur Agoomo Ah
Hargeysa-(GLN): Shirkadda isgaadhsiinta Telesom, ayaa barnaamij ka samaysay carruur agoomo ah oo ay caawimo u fidiso.
https://www.youtube.com/watch?v=DcNEWGxe87w&feature=youtu.be
GacanlibaaxnewsNews Desk
...
Sunday, February 17, 2019
-
Dhallinyaro Shaqo Qaran Qabanaysa Oo Burco Ka Ambabaxay
Burco-(GLN): Dhallinyaro reer Burco ah oo ka qayb qaadanaya barnaamij loo bixiyey "Shaqo qaran", ayaa ka ambabaxay magaalada Burco.
https://www.youtube.com/watch?v=aqPtTLStMUU
GacanlibaaxnewsNews Desk
...
Sunday, February 17, 2019
-
Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Dayactirtay Qalabka Ceelasha Ee Geed-deeble
Hargeysa-(GLN): Wakaaladda biyaha Hargeysa, ayaa qalab cusub iyo mishiinno ay soo iibsatay ku kordhisay ceelasha biyaha ee Geed-deeble.
https://www.youtube.com/watch?v=4Wddju1Icc8
GacanlibaaxnewsNews Desk
...
Saturday, February 16, 2019
-
Burco: Habka Kaydinta Dhiigga Oo La Hirgeliyey
Burco-(GLN): Cusbitaalka guud ee magaalada Burco, ayaa laga daahfuray barnaamij la xidhiidha kaydinta dhiigga, si dadka xanuusanayaa u helaan dhiig diyaar ah.
https://www.youtube.com/watch?v=eIK1MeaTPF4
...
Saturday, February 16, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ:ย Musharax Axmed Maxโed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. โKuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
-
Is Kaa Wax U Qabsadii Ardayda Sheekh Bashiir Hargeysa. WQ: Maxamed Aadan Tarabbi
Waagii aan ku jiray Dugsiga Dhexe Ee Sheekh Bashiir Hargeysa waxaan Maamule Cawil iyo Khadra oo mark...
Monday, August 6, 2018
More Wararka
|