|
Wararka
-
Somaliland: Salaad Roob-doon Ah Oo La Tukan Doono
Hargeysa-(GLN): Wasiirka Diinta iyo Aw Qaafta ee Somaliland sheekh Khaliil Cabdillaahi Maxamed, ayaa shaaca ka qaaday in 14 bishan April oo ku beegan Axadda todobaadka danbe, in guud ahaan Somaliland oo dhan laga tukan doono sala...
Wednesday, April 10, 2019
-
Afhayeenka Ganacsade Axmed Geelle Oo U Jawaabay Mayaxtooyada Somaliland
Hargeysa-(GLN): Afhayeenka ganacsade Axmed Cismaan Geelle iyo shirkadihiisa, Axmed Cali Nuur, ayaa faahfaahin ka bixiyey halka uu salka ku hayo khilaafka soo ka la dhex galay Axmed Cismaan iyo qoyska madaxweynaha Jabuuti, oo uu s...
Friday, April 5, 2019
-
Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Hadashay Arrinta Ganacsade Axmed Geelle-Arab
Hargeysa-(GLN): Afhayeenka madaxyooda Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac, ayaa maanta sheegay in aanay jirin waaran qabasho oo Jabuuti u soo gudbisay Somaliland oo lagu xidhayo ganacsade Axmed Cismaan Geelle, bal se la soo gudbiy...
Thursday, April 4, 2019
-
Ugaaska Guud Ee Beelweynta Ayuub Oo Difaacay Ganacsade Axmed Geelle Arab
Hargeysa-(GLN): Ugaaska guud ee beelaha Ayuub Ugaas Ismaaciil Cabdi, ayaa sheegay in ganacsade Axmed Cimsaan Geelle-Arab aan loo dhiibi karin Jabuuti, is la markaa na waxa uu madaxweynaha Somaliland u soo jeediyey in uu arrintan ...
Wednesday, April 3, 2019
-
Cabdi Haybe: โWaxaanu ka digaynaa in Ganacsade Axmed Geele sharaftiisa iyo karamaadiisa la isku dayo in meel lagaga dhacoโฆโ
Hargaysa-(GLN): Cabdi Haybe Maxamed, oo ka mid ah hoggaanka
sare ee Waddani, is la markaa na ah Xoghayaha Hawlaha guud ee Xisbigan, ayaa ka
hadlay xiisada ka dhalatay dalabka dawladda Djibouti ee ah in loo xaraasho
hantida uu Axm...
Wednesday, April 3, 2019
-
Cuqaasha Arab Oo Taageertay Hadalkii Salaadiintooda Ee Lagu Difaacayey Ganacsade Axmed Geelle-Arab
Hargeysa-(GLN): Cuqaal ka soo jeedda beesha Arab, ayaa taageertay hadal ay habeen hore salaadiinta beeshoodu ku difaacday ganacsade Axmed Cismaan Geelle-Arab.
https://www.youtube.com/watch?v=ZE0BjcELadc
GacanlibaaxnewsNew...
Tuesday, April 2, 2019
-
Qaylo-dhaan La Xidhiidha Ugaadhsiga Ugaadha Iyo Waxyeellaynta Deegaanka
Burco-(GLN): Guddoomiyaha ururka SAABO Mahad Faarax Cabdillaahi, ayaa shaaciyey in ugaadhsi halis ah lagu hayo Sakaarada, oo ka mid ah ugaadha ku nool deegaannada Somaliland, is la markaa na waxa uu sheegay in waddamada carabtu a...
Sunday, March 31, 2019
-
Hargeysa: Dadweyne Ka Hadlay Is Ku Shaandayntii Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa-(GLN): Qaar ka mid ah dadweynaha Hargeysa, ayaa siyaabo ka la duwan uga hadlay xil ka qaadistii iyo magacaabistii uu shalay sameeyey madaxweyne Musuuse Biixi.
https://www.youtube.com/watch?time_continue=3&v=GEt-...
Sunday, March 31, 2019
-
Wasiir Khaliil Oo Xalliyey Dacwad U Dhexaysay Garyaqaan Iyo Sheekh
Hargeysa-(GLN): Wasiirka Diinta iyo Aw Qaafta ee Somaliland sheekh Khaliil Cabdillaahi, ayaa maanta sheegay in uu xalliyey, oo uu heshiisiiyey dacwad u dhexaysay garyaqaan Guuleed Dafac iyo sheekh Cabdiraxmaan Dheere.
Waxa ay...
Sunday, March 31, 2019
-
Madaxweyne Muuse Oo Is Ku Shaandhayn Sameeyey Iyo Wasiirro Uu Eryey
Hargeysa-(GLN): Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xilalkii ka qaaday wasiirkii warfaafinta Cabdirxmaan Guribarwaaqo, wasiirkii gaashaandhigga Ciise Axmed Xawar iyo wasiir ku xigeenkii warfaafinta Maxamed...
Saturday, March 30, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
-
๐๐๐๐๐๐ baa la inoo dhigay an ku ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ:ย Musharax Axmed Maxโed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. โKuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
More Wararka
|