|
Wararka
-
Wararka Coronavirus: Isbaanishka (Spain) Oo 950 qof U Dhinteen Convid-19 Iyo Puntland Oo Bandoo Soo Rogtay
Wararka dhiillada xanbaarsan ee la xidhiidha xanuunka Coronavirus ee caalamka oo dhan, ayaa mar ba marka ka sii danbaysa is ka soo daba dhacaya, iyadoo afar iyo labaatankii saacadood ee la soo dhaafay ay dalka Isbaanishka (Spain)...
Thursday, April 2, 2020
-
Deeq Agab Waxbarasho Oo Lagu Wareejiyey Wasaaradda Waxbarashada JSL
Hargeysa-(GLN): Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Soomaalilaand, ayaa qalab waxbarasho oo deeq ah ka la wareegtay Hay'adda World Vision.
https://www.youtube.com/watch?v=fZRXJEY0eoY&feature=emb_title
Muuqaa...
Thursday, April 2, 2020
-
Raysalwasaarihii Hore Ee Soomaaliya Oo U Geeriyooday Coronavirus Iyo Wararkii U Danbeeyey Ee Xanuunka
Alle ha u naxariistee raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya, Nuur Xasan Xuseen "Nuur-Cadde", ayaa dalka Ingiriiska ugu geeriyooday xanuunka Coronavirus, ka dib markii uu dhawaan xanuunku haleelay.
Taariikhda marxuum Nuur-Cadde i...
Wednesday, April 1, 2020
-
Soomaaliland Oo Coronavirus Laga Helay Iyo Xaaladdii Ugu Danbaysay ee Xanuunka
Jamhuuriyadda Soomaaliland, ayaa maanta shaacisay in laba qof oo ku ka la nool Berbera iyo Burco laga helay xanuunka Coronavirus.
Wararka kale ee Convid-19, dalka Isbaanishka ayey afar iyo labaatankii saacadood ee la soo dhaa...
Tuesday, March 31, 2020
-
Afrika Oo Uu Ku Sii Baahayo Coronavirus Iyo Dhimashada Oo Sii Badanaysa
Xaaladda xanuunka Convid-19 ee caalamka oo dhan saameeyey, ayaa qaaradda Afrika ku sii baahaya, iyada oo dadka xanuunka u dhintay lagu sheegay 158 qof iyo 4880 kale oo xanuunka laga helay. Wararkii ugu danbeeyey ee xanuunka Convi...
Monday, March 30, 2020
-
Xaaladda Xanuunka Coronavirus Oo Sii Cakirmaysa
Dadka u dhimanaya iyo kuwa uu haleeyo xanuunka safmarka ah ee Convid19, ayaa caalamka oo dhan kor u sii kacaysa. Qaaradda Afrika oo ka mid ah meelaha ugu danbeeyey ee xanuunku gaadhay, ayaa la sheegayaa in dhawr iyo afartan dal u...
Thursday, March 26, 2020
-
Dadka U Dhimaya Iyo Inta Qaadaysa Xanuunka Coronavirus Oo Kor U Sii Kacaysa
Boqol iyo sagaashan dal oo caalamka ku yaalla, ayaa la xiqiijiyey in uu gaadhay xanuunka Coronavirus. Waxa u geeriyooday xanuunka sida la shaaciyey 16,500 qof, halka uu ku dhacay 380,000 qof caalamka oo dhan, sida ay sheegeen xo...
Tuesday, March 24, 2020
-
Nin Naafo Ah Oo Tagsiile Ka Ah Hargeysa Oo Ka Sheekaynaya Dhib Lagu Hayn Jiray
Hargeysa-(GLN): Caynaan Axmed Ismaaciil, waa nin lugaha naafo ka ah oo Hargeysa ku nool. Waa nin shaqaysta oo tagsi iyo maqaaxi ka ganacsada. Bal se waxa uu soo sheegay in markii uu bilaabay shaqada tagsiga in dadku yasi jireen, ...
Monday, March 23, 2020
-
Xogtii Ugu Danbaysay Ee Faafitaanka Coronavirus
London-(GLN): Faafitaanka xanuunka Corona iyo dadka u dhimanaya, ayaa sare u kacaya caalamka oo dhan. Wararkii ugu danbeeyey ee faafitaanka xanuunka Coronavirus, waxa is ku soo dubbariday BBC Soomaali.
https://www.youtube.com...
Monday, March 23, 2020
-
Xogtii Ugu Danbaysay Ee Corovirus Iyo Jabuuti Oo Laga Xaqiijiyey
Jabuuti-(GLN): Dawladda Jabuuti, ayaa shaaca ka qaaday in qof qaba xanuunka Corovirus laga helay dalkaa, kaas oo ay sheegeen in uu ka yimi waddanka Spain.
https://youtu.be/7Mxkon_2YmE
Muuqaalka iyo sawirka: BBC Soomaali G...
Wednesday, March 18, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiโDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
๐๐๐๐๐๐ baa la inoo dhigay an ku ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|