|
Wararka
-
Madaxweyneyaasha Somaaliya Iyo Kenya Oo Ka Wada Hadlay Khilaafka Labada Dal
Nairobi-(GLN): Madaxweyneyaasha labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya, ayaa kulan ay maanta oo Arbaca ah ku yeesheen Magaalada Nairobi uga wada hadlay xallinta khilaafka diblomaasiyadeed ee ka dhaxeeya labada dal.Uhuru Kenyatta oo a...
Wednesday, March 6, 2019
-
Somaliland Oo Soo Bandhigtay Gaadhi Ay Puntland Kaga Qabsadeen Dagaalkii Shalay
Laascaanood-(GLN): Hoggaanka ciidanka Somaliland ee gobollada bariga, ayaa maanta Laascaanood ku soo bandhigay gaadhi uu ku xidhan yahay lambarka Puntland, oo ay sheegeen inay ka qabsadeen askartii shalay soo weerartay.
https...
Tuesday, March 5, 2019
-
Puntland Oo Shaacisay In Aanay Shalay Dagaal Ku Soo Qaadin Ciidanka Somaliland
Garoowe- (GLN): Wasiirka warfaafinta Puntland Cali Xasan Axmed "Sabarey", ayaa ka jawaabey eedeymo uga yimi Somaliland, oo sheegaayey in Puntland ka danbeysay dagaal shalay ka dhacay deeganka Gambadha, oo gobalka Sool ka tirsan, ...
Tuesday, March 5, 2019
-
Xeer Ilaaliye Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Jawaabey Dacwad Xisbiga Waddani Ka Gudbiyey
Hargeysa-(GLN): Xeer ilaaliye ku xigeenka Somaliland Axmed Cismaan Mire, ayaa ka jawaabey dacwad uu ka gudbiyey xisbiga WADDANI, oo ku eedeyey in uu ka qeyb galay shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye.
Waxa uu xeer ilaa...
Tuesday, March 5, 2019
-
Soomaalida Norway Oo Uu Werwer Ku Abuuray Baasaboor Soomaaliga Oo Shuruud Lagaga Dhigay Inay Soo Qaataan
Oslo- (GLN): Dawladda Norway, ayaa shaacisay bishii August ee 2018kii in qaar ka mid ah dadka Soomaaliyeed ee weli aan qaadanin jinsiyadda rasmiga ah ee dalkaas, looga baahan yahay in loogu badalo baasaboor Soomaaliga sharciga ay...
Tuesday, March 5, 2019
-
Wejiga Labaad Ee Mashruuca Biyo Ballaadhinta Hargeysa Oo La Dhagax-dhigay
Hargeysa-(GLN): Wejiga labaad ee mashruuca lagu ballaadhinayo biyaha Hargeysa, oo ay ku baxayso ku dhawaad $48 milyan dollar, ayaa maanta laga dhagax-dhigay.
Mashruucan oo ay maalgelinayso dawladda Jarmalku, ayaa loo abbaartu ...
Monday, March 4, 2019
-
Gabyaa Abees Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Mustaqbalka
Hargeysa-(GLN): Gabyaa Cabdiraxmaan Abees, ayaa sheegay in aanay wax ba is ka beddeli doonin mawqifkiisii loo xidhay, ee caddaalad u dagaalanka, isaga oo u mahadceliyey guud ahaan dadkii ka dhiidhiyey xadhigiisa.
https://www...
Friday, March 1, 2019
-
Cabdikariim A. Mooge: “Waddadu Ma Waddadii Aynu Ku Beddelannay Madaarka Qiimaha Badan Jooga Miyaa?”
Hargeysa-(GLN): Aqoonyahan Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa sheegay in xukuumaddu faahaahin ka bixinayso madmadow dul hoganaya waddada la dhagax dhigay shalay ee is ku xidhaysa Somaliland iyo Itoobiya. Waddadaas oo la shaaciyey in a...
Friday, March 1, 2019
-
Berbera: Waddo 111 Milyan Oo Dollar Ku Kacaysa Oo Is Ku Xidheysa Somaliland Iyo Itoobiya Oo La Dhagax-dhigay
Berbera-(GLN): Waddada Berbera Corridor oo ku kacaysa 111 milyan oo dollayr is ku na xidhaysa Berbera ilaa Wajaale, ayey maanta si wada jir u dhagax-dhigeen madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, madaxweynaha dawladda deegaanka Soo...
Thursday, February 28, 2019
-
Hoggaanka Booliska Somalilad Oo Soo Saaray Amarro Ka Dhan Ah Gaadiidka Qaada Ardayda
Hargeysa-(GLN): Hoggaanka ciidanka booliska Somaliland, ayaa maanta shaaciyey in ay dib u eegis iyo hubin ku samayn doonaan xirfadda wadayaasha basaska ardayda qaadda, ka dib markii uu shalay shil gaadhi uu ku geeriyooday wiil ya...
Wednesday, February 27, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ:ย Musharax Axmed Maxโed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. โKuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
-
Is Kaa Wax U Qabsadii Ardayda Sheekh Bashiir Hargeysa. WQ: Maxamed Aadan Tarabbi
Waagii aan ku jiray Dugsiga Dhexe Ee Sheekh Bashiir Hargeysa waxaan Maamule Cawil iyo Khadra oo mark...
Monday, August 6, 2018
More Wararka
|