|
Wararka
-
New Zealand: 49 Qof Muslimiin Ah Oo Masaajid Lagu Dhex Laayey
Christchurch-(GLN): Nin hubaysan, ayaa xabbad la dhex qaaday dad ku sugnaa masaajid ku yaalla magaalada Christchurch ee dalka New Zealand, halkaa oo ay ku dhinteen 49, halka ay tiro kale ay dhaawacyo halis ahi soo gaadheen.
...
Friday, March 15, 2019
-
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Talooyin Siiyey Dhallinyaro Loo Tababarayo Hoggaaminta Wanaagsan
Hargeysa-(GLN): Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil, oo la kulmay dhallinyaro loo tababrabayo hoggaaminta wanaagsan, ayaa ku booriyey in ay bartaan dastuurka Somaliland, si ay ugaadaan waxa xa...
Wednesday, March 13, 2019
-
Dawladda Jabuuti Oo Shaacisay Qodobo Ay Ku Heshiiyeen Dawladda Faransiiska
Jabuuti-(GLN): Dawladda Jabuuti Oo Shaacisay Qodobo Ay Heshiis Ku Gaadheen Madaxweyne Geelle Iyo Dhigiisa FaransiiskaJabuuti(HWN):-Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wadda hadal la yeeshay wefti uu hogaaminaye...
Wednesday, March 13, 2019
-
Gabadh Dhallinyaro Ah Oo Hageysa Ka Hirgelisay Ganacsi Casri ah
Hargeysa-(GLN): Ridwaan Anwar Ismaaciil, oo ah gabadh dhallinyaro ah oo ku nool Hargeysa, ayaa halkaaka ka hirgelisay warshad iyo xarun lagu iibiyo cuntooyinka nafaqada ah iyo waxyaabaha la is ku quxiyo ee dabiiciga ah, ee aan ki...
Sunday, March 10, 2019
-
Xisbiga WADDANI Oo Itoobiya Ka Tacsiyeeyy Diyaaradii Dhacday
Hargeysa-(GLN): Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa Itoobiya ka tacsiyeeyey diyaaradda dhacday ee 149 qof ku dhinteen, is la markaa na sheegay in shilkdaa diyaaradeed uu ahaa mid laga naxo.
Halkan hoose akhriska qoraalka uu...
Sunday, March 10, 2019
-
157 Ruux Oo Ku Dhintay Diyaarad Itoobiya Leedahay Oo Burburtay
Addis Ababa-(GLN): Sida ay shaaciyeen masuuliyiinta shirkada dayuuraha Itoobiya, 149 qof iyo 8 shaqaalihii diyaaradda ahaa, ayaa saaka ku dhintay diyaarad ku dhacday meel 40 mayl bari-koonfureed kaga beegan magaalada Addis Ababa...
Sunday, March 10, 2019
-
Hargeysa: 2 Nin Oo Maxkamadda Racfaanku Ku Xukuntay 8 Sano iyo $625 Kun Oo Dollar
Hargaysa-(GLN): Maxkamadda Racfaanka ee gobalka Maroodijeex, ayaa maanta xukun 8 sanno oo xadhig ah iyo $625 kun oo Dollar ku riday laba nin oo la ka la yidhaahdo macallin Cabdiqaadir Nuur Maxamuud iyo Abwaan Baashe Xassan Maxame...
Wednesday, March 6, 2019
-
Madaxweyneyaasha Somaaliya Iyo Kenya Oo Ka Wada Hadlay Khilaafka Labada Dal
Nairobi-(GLN): Madaxweyneyaasha labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya, ayaa kulan ay maanta oo Arbaca ah ku yeesheen Magaalada Nairobi uga wada hadlay xallinta khilaafka diblomaasiyadeed ee ka dhaxeeya labada dal.Uhuru Kenyatta oo a...
Wednesday, March 6, 2019
-
Somaliland Oo Soo Bandhigtay Gaadhi Ay Puntland Kaga Qabsadeen Dagaalkii Shalay
Laascaanood-(GLN): Hoggaanka ciidanka Somaliland ee gobollada bariga, ayaa maanta Laascaanood ku soo bandhigay gaadhi uu ku xidhan yahay lambarka Puntland, oo ay sheegeen inay ka qabsadeen askartii shalay soo weerartay.
https...
Tuesday, March 5, 2019
-
Puntland Oo Shaacisay In Aanay Shalay Dagaal Ku Soo Qaadin Ciidanka Somaliland
Garoowe- (GLN): Wasiirka warfaafinta Puntland Cali Xasan Axmed "Sabarey", ayaa ka jawaabey eedeymo uga yimi Somaliland, oo sheegaayey in Puntland ka danbeysay dagaal shalay ka dhacay deeganka Gambadha, oo gobalka Sool ka tirsan, ...
Tuesday, March 5, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
-
๐๐๐๐๐๐ baa la inoo dhigay an ku ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ:ย Musharax Axmed Maxโed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. โKuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
More Wararka
|