Qodobada Wararka
MAQAALLO
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
“Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
“Rabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari la’yahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu go’aansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
“Ninku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec – 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: ‘Taariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ: Musharax Axmed Max’ed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. “Kuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
-
Is Kaa Wax U Qabsadii Ardayda Sheekh Bashiir Hargeysa. WQ: Maxamed Aadan Tarabbi
Waagii aan ku jiray Dugsiga Dhexe Ee Sheekh Bashiir Hargeysa waxaan Maamule Cawil iyo Khadra oo mark...
Monday, August 6, 2018
-
Muranka Somaaliya iyo Jabuuti, Waxaa La Gaadhay Xilligii Uu Farmaajo Xilka Ka Degi Lahaa. Faallada Xassan Cumar Hoorri
Dadweynaha Somaaliya ayaa, maalmahan, si isdabajoog ah u eedeeyay Madaxweyne Farmaajo iyagoo ku canb...
Monday, August 6, 2018
-
REFLECTIONS ON BERBERA PORT CONCESSION AGREEMENTIN ANTICPATION OF CHANGINGES IN THE HORN OF AFRICA. By: Dr. Mohamed Fadal:(mohdfadal@yahoo.ca)
The Berbera Tripartite Concession Agreement which Somaliland entered with the DP World of the United...
Saturday, August 4, 2018
More Articles
|
WARARKA
-
Xukunkii Lagu Xukumay Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo La Cambaareeyey
"Waxa aan halkan aad iyo aad uga canbaaraynayaa cadaaladdarada iyo xukun qarqooshka ku dhacay Cabdiramaan Abees. Waxaana caddaatay in uu kiis siyaasa...
Wednesday, February 7, 2024
-
Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo 24 Saacadood Gudahood Lagu Xukumay
Maxkamadda degmada Hargeysa, ayaa sannad iyo lixbilood ku xukuntay abwaan Cabdiraxmaan Abees, oo dorraad lagu xidhay magaalada Hargeysa.
https://...
Wednesday, February 7, 2024
-
Maxay Yihiin Shuruudaha Laga Rabo Qofka Doonaya In Uu Noqdo Qoraa?| Qoraa Maxamed Nuur Shire | Q. 1aad
Maxay yihiin shuruudaha laga rabo qofka doonaya in uu qoraa noqdo? Weydiintan iyo weydiimo kale ba, waxa aad kaga bogotaan wareysi laba qaybood ah oo...
Monday, January 30, 2023
-
Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif Muxuu Ka Yidhi Xaaladda Laascaanood?
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Cabdirisaaq Khaliif, ayaa ka hadlay xaaladda magaalada Laascaanood iyo shirka garaadada iyo madaxdhaqme...
Sunday, January 29, 2023
-
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Xaaladda Laascnood
Taliyaha ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa sheegay in ciidanka qaranku gacanta ku hayaan xaaladda n...
Tuesday, January 24, 2023
-
Burco: Hooyo Agoon Haysata Oo Baahi Darani Haysay Oo $50,000 Lagu Wareejiyey
Waxa ay ahayd hooyo iyada iyo carruurteeda oo goon ah ay ku noolaayeen nolol adag iyo duruuf qallafsan, oo xilliyaga qaar ku kallifi jirtay i...
Tuesday, January 24, 2023
-
Baxsan Colujoog Oo Casuumad U Samaysay Xulka Horyaalka Noqday Ee Gobolka Daadmadheedh
Baxsan Axmed Diiye "Baxsan Colujoog", oo ka mid ah ganacsata Oodweyne, ayaa casuumad ku maamuustay xulka gobolka Daadmadheedh, ee ku guulaystay koobk...
Wednesday, November 18, 2020
-
Gobolka Daadmadheedh Oo Ku Guulaystay Koobkii Gobollada Somaliland
Xulka gobolka Daadmadheedh, ayaa hantiyey koobkii tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee gobollada Jamhuuriyadda Somaliland, ka dib markii ay afka ciidd...
Monday, November 16, 2020
-
Hargeysa: Guddida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyey Mashaariic Badan Oo Lagu Tartami Doono
Mashaariicda la shaaciyey oo ah 26 dugsi oo laga dhisi doono gobollada Somaliland, ayaa shirkadaha dhisi doona, waxa loo qaban doona tartar lagu ka l...
Tuesday, November 10, 2020
-
USA: Maxkamad Xukuntay Ku Riday Wiil Nafta Ka Jaray Oday Soomaali ah
Nin Soomaali ah oo da'diisu tahay 24 jir ku na nool Maraykanka, ayaa maxkamadi waxay ku xukuntay 13 sano oo xadhig ah, ka dib markii uu feedh ku dila...
Monday, November 9, 2020
-
Abiy Axmed Oo Hadkay Dagaalka Uu Hormoodka Ka Yahay Ee Eriteriya Lagu Qaaday
Raysulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, ayaa faahfaahin ka bixiyey sababta ay ka fursadweyday in uu dagaal ku qaado Tigreega, oo uu ku eedeeyey in ay ka...
Monday, November 9, 2020
-
Joe Biden Oo Ku Guulaystay Doorashadii Maraykanka
Joe Biden ayaa ka guulaystay Donal Trump, oo tartan doorasho madaxweynenimo oo xasaasi ahi dhex martay. Waxa uu noqonayaa na Madaxweynihii 46aad ee d...
Saturday, November 7, 2020
-
Qoraaga Buuga “Doolaal” Oo Ka Warramay Sababta Uu Buugga U Qoray
Qoraa Maxamed Yuusuf Bidhiidh "Badda", ayaa ka warramay sababta uu qoray buugga Doolaal, oo uu dhawaan ku soo bandhigay Hargeysa. Waxa uu sheegay in ...
Friday, November 6, 2020
-
Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Oo Taageeray In Tigreega Gacanta Lagu Qabto
Madaxweynaha dawladda deegaanka Soomaalida Md. Mustafe Maxamed Cumar, ayaa taageeray hadal uu jeediyey raysalwasaaraha Itoobiya, oo shaaciyey in awoo...
Thursday, November 5, 2020
-
“Waxaynu fuulaynaa Tareen dheereeya oo aynu ummadda ugu Shaqaynayno.”Agaasime Maxamed X. Dirir
Hargeysa-(GLN): Xaflad ay xilka ku la ka la wareegayeen agaasimaha guud ee wasaaradda Horumarinta Biyaha Maxamed Xasan Dirir, ,iyo agaasimihii hore e...
Wednesday, November 4, 2020
-
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Ee Somaliland Oo Sool Ka Joojisay Furitaanka Cilaajyo Culub
Hargeysa-(GLN]: Amar xayiraad ah oo ka soo baxay wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland, ayaa lagu joojiyey in aan cilaaj cusub laga furi karin...
Tuesday, October 13, 2020
-
Geeddigii Nololeed Ee Dr. Gabboose: Wareysi|Qaybaha 1aad iyo 2aad
Dr. Maxamed Cabdi Gabboose, ayaa wareysi uu siiyey telefishink Saab TV, waxa uu kaga hadlay geeddigii nololeed ee uu soo maray, xilligii uu ahaa dhak...
Monday, October 12, 2020
-
Wax Badan Ka Ogow Geedkii (Mooli) Dhagaxa Lagu Dilay Ee Buurta Daalo| Axmed Ibraahin Cawaale
Aqoonyahan Axmed Ibraahin Cawaale, oo ah deegaanjire aqoon durugsan u leh deegaanka, ayuu Cabdishakuur Muxumed Muuse "Heersare" ka wareystay sidi...
Thursday, October 8, 2020
-
Taariikhdii Abwaan Cali Saleebaan Bidde| Waxa Ka Warramaya Cabdillaahi Saleebaan Bidde
Abwaan Cali Saleebaan Bidde, Ilaahay ha u naxariistee waxa uu geeriyooday 1997. Waxa uu ku dhintay oo lagu aasay magaalada Hargeysa. Waa abwaan leh s...
Thursday, October 8, 2020
-
Khayre Oo Ka Hadlay Xilkaqaadistiisa
Raysalwasaarihii hore ee dawladda Faderaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, oo maanta Galaha Shacabku kalsoonidii ka la noqdeen, isaga iyo Xukuumadda...
Saturday, July 25, 2020
-
Madaxweyne Muuse Oo Dardaaran U Jeediyey Askar Tababar Loo Xidhay
Madaxweynaha Soomaaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta hadal dardaaran u jeediyey dufcaddii 32aad ee ka baxda machadka Lixle ee tababarka ciida...
Tuesday, July 21, 2020
-
Hargeysa: 270 Macallin Oo Tababar Loo Furay
Masuuliyiinta wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Soomaaliland, ayaa maanta tababar u furay 270 macallin, oo wax ka dhiga dugsiyada ku yaalla tuu...
Wednesday, July 15, 2020
-
Xisbiyada Soomaaliland Oo Heshiis Ka La Saxeexday
Saddexda xisbi qaran ee Soomaaliland, WADDANI, UCID iyo Kulmiye, ayaa maanta ka la saxeexday heshiish ku saabsan, qabsoomitaanka doorashooyinka goley...
Sunday, July 12, 2020
-
Turkey: Masaajid 86 Sano Masxaf Ahaa Oo Masaajidkiisii Lagu Celiyey
Maxkamad ku taalla dalka Turkiga, ayaa go'aamisay in masaajidnimadiisii lagu celiyo masaajid masxaf loo beddelay 1934kii, xilligii ay maamulka turkig...
Saturday, July 11, 2020
-
Hadimada Haybsooca: Takoorka Loo Geysto Beelaha Ay Soomaalidu Haybsoocdo
Waa dhukumenteri si waafiya ah u soo bandhigaya, faquuqa iyo haybsooca ay Soomaalidu ku haysto beelaha "Gabooyaha" ama "Midgaha" loo yaqaanno. Waxa b...
Saturday, June 27, 2020
More Wararka
|
ARIMA BULSHADA
-
Hooyo Soddon Sano Silsiladi Ku Xidhnayd Oo Gumrad Caafimaadka U Baahan
Samekaab-(GLN): Hooyo Ardo oo ku nool deegaanka Samekaab, oo ka tirsan gobolka Sool, ayaa xilli lag...
-
Ceerigaabo: Qoys Tabaalaysan Oo Taakulo Kaaga Baahan
Ceerigaabo-(GLN): Hooyada qoysku way indho la’dahay, aabbaha na waxa ku dhacay xanuunka faalliga,...
-
Warbixin Laga Sameeyey Caqabadaha Af Soomaaliga Ku Gedaaman
Washingoton-(GLN): Idaacadda VOA, ayaa warbixin ka samaysay dhibaatooyinka muddooyinkii ugu danbeey...
-
Waa kuma Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haruun?
Sheekh Mustafe ayaa markii ugu horreysay ka warramay taariikhdiisa
Sheekh Mustafa Xaaji ...
-
Dr. Cali Maxamed Saalax Oo Ka Hadlay Saddex Wax Oo Lagu Badbaado Iyo Saddex Lagu Halaagsamayo
Halkan ka daawada muxaadaro uu soo soo jeediyo Dr./Sheekh Cali Maxamed Saalax, oo ka hadlay arrimo ...
-
Dugsi Lacag La’aan Ah Oo Farsamada Gacanta Lagu Baran Doono Oo Hargeysa Laga Dhisayo
Urur lagu magacaabo "Haldoor" ayaa dugsi sare oo farsamada gacanta lagu baran doono waxay ka dhisay...
-
Lammaane: Jacaylkii Calafku Galaaftay Ee Hadda na Gadaal Laga Badbaadiyey
Hargeysa-(GLN): Waxay is u qaadeen jacayl xad-dhaaf ah. Mar na ba meesha soo may dhigan calaf ayaa ...
-
USA: Aabbe Soomaaliyeed Oo Wiilkiisu Isticmaalka Darooga U Dhintay Oo Waalidiinta Talo Siinaya
Minnesota-(GLN): Macallin Mustafe Xaaji Cali, oo ku nool dalka Maraykanka, ayaa markii ugu horreysa...
-
Hablo Halabuur Ganacsi Ka Hirgeliyey Muqdisho
Muqdisho-(GLN): Laba hablood oo walaalo ah, ayaa halabuur ganacsi oo ay noloshooda ku maareeyaan ka...
-
Oday Reer Burco Ah Oo Beertiisa Qota Isaga Oo Kaadihaystiisa Dhinaca Ku Sita
Burco-(GLN): Xuseen Aadan Xasan, waxa uu ku nool magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer. Waxa ...
-
Dhiirrigelinta Nafta: Haddii Aan Ogaan Lahaa Yaraantaydii …!Ayuub Axmed
Halkan ka daawada muqaal dhiirrigelin ah, oo qofka ku hagaya in uu horumar u horseedo naftiisa. Wax...
-
Maanso Ammaan Iyo Duco Xanbaarsan Oo Ka Hadlaysa Aabbaha
Halkan ka daawada maanso ay curisay halbuuarad Hodan Maxamed Cawad, oo maanso ay u bixisay "Baroor...
-
Carruur Ku Tabaalaysan Ceerigaabo Oo Caawimo La Gaadhsiiyey Gurmad Kale na U Baahan
Ceerigaabo-(GLN): Lix carruur ah oo aabbahood na waalan yahay, hooyadood na aanay la joogin, oo dh...
-
Axkaamta Soonka Ee Bisha Ramadaan
Halkan ka daawada Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun, oo muxaadaro kaga hadlaya axkaamta soonka...
-
Warbixin: Cuntooyin iyo Khudaar Ragga U Fiican
Halkan ka daawada warbixin muqaal ah oo laga sameeyey qaar ka mid ah cuntooyinka iyo khudaarta ragga...
More Arimaha bulshada
|
Featured
|